Madaxii sirdoonka ciidamada Israel oo is-casilay

TEL AVIV —  Milatariga Israel ayaa maanta oo Isniin ah ku dhawaaqay in uu is casilayo madaxa agaasinka sirdoonka ee ciidanka Israel. Iscasilaadda ayaa daba socota fashilka ka dhashay weerarkii Xamaas ee 7-dii October ay ku qaaday Israel. Major General…
Ra’isal wasaare kuxigeenka XFS oo dhagax-dhigay dhismaha xarunta Laanta socotada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho – Ra’iisul Wasaare KuXigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta Laanta socotada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo laga hirgaliyey Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa tilmaamay in xaruntan ay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed u…
Israa’iil oo weerartay Iran

TEHRAN — Israa’iil ayaa weerar gantaal ah waabarigii hore ee Jimacaha maanta ah ka fulisay gudaha Iran, sida ay sheegtay warbaahinta Maraykanka, iyada oo soo xiganaysa saraakiil Maraykan ah oo aan la magacaabin. Warbixinnada shabakadaha ABC, CBS iyo NPR ma aysan…