Waajibka
saaran ninka askariga ah waxaa ka mid ah in uu ugu
horeeyn u hogaansamo Ilaaha abuuray, kuna adeeco
amar walba oo la siiyo in uu Ilaah raali ka yahay,
waxaa shaqadooda eey tahay difaaca dalka,dadka iyo
diinta umada soomaaliyeed balse waxa xamar
maanta ka socdaa waxaa eey tahay in Ciidamdii Copyga
Ethiopia lagu tilmaamo ciidan Qaran,waayo waxaa
eey yihiin kuwa ka barbar dagaalamaya
cadowgii ugu foosha xumaa ee umada soomali
Ethiopia, waxaana eey labadooda gumaadayaan
shacabkii dalkaan lahaa iyo deegaankii dalka
somalia,hadaba ninka askariga ah waa serving
man of Allah and He does not follow his own pleasure he is under law and rule According
to the Qur'an, one of the greatest sins is to kill
a human being who has committed no fault: A
good action and a bad action are not the same.
Ciidamdii Copyga
Ethiopia ma laha Ethic
iyo moral
oo runtii ah labada Aadanaha uu ku dhaqaaqo,dib u
fiiri aqlaaqdooda ama anshaxooda (Ethic) maaha kuwa lagu tilmaami karo muslim ama aqoon u leh diinta
islaamka,waayo haddii eey lahaan lahaayeen
aqlaaqda ama anshaxa islaamka uma eey shaqeeyeen
Maquuste iyo Ethiopia mana gumaadeen shacabka
muslimka ah,masaajida kalama eeyan soo baxeen
culumada iyo dhalin yarada diinta baraneeysa
haweenka,caruurta madfac kuma eeyan qaraaceen
shacabka ,dhanka kale ma laha aqoon eey ku kala
gartaan waxa saxda ah iyo waxa qaladka ah (Moral)
waayo ciidamada Ethiopia kama eeyan barbar
dagaaleen dalkana ka eeyan daafaceen xoogaga dib u
xoreeynta balse waxaa eey mudneeyd in eey garab
istaagan xoogaga xornimadoonka somalia ee ka
gilgishay cadowga soo jireenka ahaa ee dalka
somalia ku soo qaaday duulaanka qaawan.Maquuste
waa good for nothing wax uu ku fiican yahay oo eey
amar ugu qaataan meesha maba taal,weligiis lama
mid noqonaayo ragii u shahiday dalka,dadka iyo
diinta,Sheekh Shariif xiligaan waa statesman waayo waxaa uu hogaanka
u qabtay xoogaga xornimo doonka ee somalia, waxaan
aad ugu xumahay in Xussen Caydiid iyo Zakariye
webka Hillac.net iyo midka dalkanews.net iyo
waagacusub.net in eey dib ugu noqdaan dhaawaca iyo
gardarada joogtada ah oo eey ku hayaan sheekh
shariif,Ilaah idiinku dhaarshee Xussen Caydiid iyo
Zakariye Xaaji waxaa eey noqdeen kuwa aan laheeyn Ethic
iyo moral waxaa
eey sheekh
shariif ku tilmaameen nin dalka,dadka iyo diinta
qayaanay,sida oo kale websidyada aan kor ku soo
sheegay waxaa eey aad u huriyeen kana shaqeeyeen
in aanan marna leeysku imaan caqliga gumeeysi
diidka ahna aanan la qaadan,sheekh Xassan Daahir
haddii uu ku raali yahay nimankaa dharka iska
dhigay ee maalin walba caayaya sheekh shariif
waxaan dhihi lahaa danbi aad u weeyn ayaa kaa soo
gaaraya xaqiiqdii waxaana noqoneeysaa nin ku fikir
ah labadaa websityada Hillac.net dalkanews.net iyo
midka waagacusub xil kuuma dhiibi karaan,Sh.Daahir
waxaad ku qurux badneeyd adiga oo soo raaca kana
dhex muuqda wallaalaha gumeeysi diidka ah ee aad
soo wada shaqeeyseen,X.Caydiid iyo Zakariye waxaa
kaaga dhaw Sheekh shariif waayo waxaad beri aheeyd
G.Shuurada halka Sheekhuna ahaa G.Fulinta.
Ciidamda
Copyga
Ethiopia waxaa eey ka kooban yihiin kuwa qabiil
isku baheeystay somaliana aan lagu tilmaami karin..
I.
Maquuste
waxaa uu ku tabarucay 1000 askari oo asal ahaan ka
yimid reerka uu ka dhashay kuna nool gelinka 5
naad ee dhulaka Ethiopia.Muqdishona aan weligood
arag,waxaa ciidamadaa ururinteeda isku
mashquuliyay Morgan oo ah ninka Maquuste ugu
qaabilsan dilalka,barakicinta xamar ka jirta,waxaa
dhawaan Morgan loo magacaabay in uu noqdo taliyaha
ugu sareeya howlgalada caasimada dalka ee
Muqdisho,05-July-2008 waxaa uu VOA ka lahaa xil
dowlada uma hayo,waxaase run noqotay in uu yahay
ninka loo xil-saaray xasuuqa iyo baro kicinta
dadka reer Muqdisho
II.
Darwiish
oo asagana keenay 1000 askari oo asal ahaan ka soo
jeedo gelinka 5 naad ee dhulka Ethiopia oo ayagana
ah kuwa reer ahaan eey isku xigaan. Muqdishona aan weligood arag,Qeeydkii gaduudnaa laga
soo dhigay tuunae loo soo geliayay
III.
Aadan
Madowe G.baarlamaanka aan xorta aheeyn waxaa uu keenay 1000 askari
oo runtii ka soo jeedo asal ahaan reerka uu ka
dhashay.
IV.
Zanawi
oo ku biiriyay 1000 askari oo saraakiil ah, xukumi
doonane kuwa Somalia ah
Akhristow
ma dhageeysatay qudbadii Maquuste ee Garowe
dhawaan,haddii eey tahay haa ma waxbaa naga
qarsoon maya ...maya Qarankii somaalia sow qoys ma
noqon,dhulkii somalia sow qoys laguma tilmaamin,badii,baansiinka,qeeyraadkii
dalka sow qoys ma rabo in uu qaato Haddii aad nabad rabtaan awood leeydan kaga baqo
lahaada,haddii kale u diyaar garoowba in la diin
qabsado waa hadaladii Maquuste welina aad ka heli
kartid webwalba oo Somalia ka hadla.waxaa ugu
darna oo runtii xiligaan lagu macneeyn karaa waxa
N.Cade lagu diidan yahay ayaa ah nabada uu
raadiayay in aanan laga raali aheeyn,Maquuste
waxaa uu dhahay Haddii aad Nin Siyaasada iyo caqiidada diineed
ku kala leexataan nin kaasi waa cadow
waxaad isku tihiin lama arko weliba kan kuu xiga
ayaa daran,sow lama dhihi karo N.Cade iyo Maquuste
isku mabdaá maaha
Motion
ka baarlamaanka
aan xorta aheeyn waxaa ka danbeeya Maquuste waayo
waxaa uu ku burburinayaa nabada uu N.Cade
hormuudka ka yahay,haddii nabada eey hirgasho
waxaa xaqiiq ah in Somalia loo sameeyn doono
dowlad xalaal ah oo aan aheeyn 4,5 balse dowlad
aan militeri aheeyn lagu wejihan
yahay in eey Somalia ka dhalato,USA ma
rabto dowlad militeri ah balse dowlad shacab
ah.Maquuste waxaa uu diidan yahay in ciidamada
Ethiopia in eey ka baxdo dalka Somalia sida
heshiisku yahay,waxaadse moodaa in uu diidan yahay
waxwalba Maquuste
goog for nothing.
Dr.Ali.A.Hirabe Hirabe_a@hotmail.com

