Thursday,
August 28, 2008 -
Waxaan jaha wareerka soomaliya ka jira mudo raadiyaba waxaa ii soo
ifbaxdey in nin walba waxa uu doono sameeyo oo wasiirada la
magaayo waxa lagu haystaba ay ahaayeen tuhun iyo jaha wareer dadka
la gilinayey waxaa taa kuu cadey neysa maalin walba waxaan
maqalanaa waxaa lala xisaabta mayaa xukuumada nuur cade waxaas
waxay noqdeen jaha wareerin dadka lagu jaha wareerinayo, waa wax
C/llahi Yuusuf waa ka war qabaa in meesha uusan ka jirn maamul,
iyo kala danbeeyn wasiiraduna yihiin maqaar saar meel uu ku
shaqeeyo aan haysan, waa magac u yaal, waxaa loogu talagalay in
sidii muunad loo daawado waa xaqiiq waxaa jira wasiir qaabishan
loona magacaabay Wasaaradda Maaliyada waxaana la yiraahdaa Maxmed
Cali Xaamuud, wuxuu ahaan jirey dowladii Kacaanka wasiirka
Cadaalada marna wuxuu ahaa wasiiral dowlaha Arimaha Dibada, sida
dhabta xaamuud waa nin maamul yaqaan ah, waa siyaasi Rug Cadaaya
waa nin dhowsan ilaa xad, waa nin cilmiga diinta iyo cilmiga kale
isku darsadey, waa nin yaqaana sida loola macaamilo xiriir fiicana
la leh dowladaha carbeed, wax weyna ka qaban kara sidii horeba
looga bartey balse meeshii arimaha dibada loo dhiibi lahaa
Maaliyada ayaa la geeyey, Arrimihii Dibadana waxaa la geeyey Cali
Axmed Jaamac Jengeli cali abihii ayaa ahaan jirey wakhtigii
kacaanka Safiir dalal badan wuxuu Axmed Jaamac noqdey Wasiirka
ariimaha dibada wakhtigii kacaanka, balse cali qunsul buu gaarey
siyaasad dibadeed kuma xeel dheera sida Xaamuud balse Xaamuud
wuxuu ku waayey wuxuu u dhashay Digil iyo Mirifle ee maaha Daarood
ama Harti taas oo kuu cadeyneysa sida dowlad ku sheegtu u qaab
daran tahay, mar hadaan lagu oraneyn maxaa taqaan ee ay tahay
ayaad taqaan iyo yaa kula beela.
Maxmed Dheere aan ka soo bilaabo, wuxuu yiri gabadhii dakhlga ii
haysay ayaa Tigreegii xxafiiskii
Deekeda ku yaalay ugu tageen dekementiyadiina waa ka qadeen ee ay
beesada ku aruurineysay
kadibna waa la kaxeeyey gabadhana amaradii la siiyey ayey ka madax
adkaatey waa diiday
hadaba su'sha meesha talaa waxay tahay maxmed dheere iyo Gabadha
Aamina Muuse uu ku sheegay maxaa dekeda geeyey maxaase dakhliga
gobolka banaadir oo dhan maxmed dheere dusha ka saarey dakhliga
dekeda waxaa leh qolada Kastamka oo waa wax ka mida wasaarada
maaliyadda oo waxaa layiraahdaa canshuuraha bada iyo waxay u kala
baxaan beriga, Gegida diyaaradaha waxay hoos tagaan dakhliga laga
soo xareeyo waa wasaarada maaliyada oo waa waaxda Canshuuraha
Maxmed dheere meesha uu ka soo geli karaa waa waxa suuqa la soo
dhigo sida caanaha Xaabada, Qudaarta iyo Hilibka iyo wax alaale
iyo wixii suqaas la soo dhigo inuu munishibiyo u diro oo ay
canshuurta laga soo guro taas weeye tiisa ee maha in uu waa
banaadir weye shaqo uusan lahayn ama canshuuro uusan lahayn
guridooda waana waxa khilaafku awal ka yahay, dastuur C/llahi
sheegayna waa qilaafsan yahay waaba haduu jiro.
Jengeli qudhiisa waxuu ku qaldan yahay howshii wasiirka arimaha
gudaha ayuu shanta kula jiraa asaga ma quseyso inuu ka hadlo
maamulka gobolka banaadir iyo gobol kale toona, wixii arimaha
dibada ku saabsan ayuu leeyahay iyadiina wax uu ka keenay mahayno
mararka qaarna sidii afhayn ayuu u dhaqmaan weli c/llahi ayuu u
hadlaa barlamaanka haboowga ah waxaan leeyahay marka hore sharciga
ay sheeganayaan waa iney ku kala saraan dadka aan shaqo ay lahayn
ku dhex jira, oo lacagaha aad sheegeysaana ma dhaafsiisna maxmed
dheere, c/llahi yuusuf iyo Jengeli waa in aad barlamaanka keentaan
ragaas khayaamada qaran sameeyey iyo xil la boobo, qabyaalada oo
sida HIVga u gashay odaga meesha naloo soo seexiyey , silica umada
u soo xuub siitey iyo bara kaca bur burinta qasuuqa ardaydii aan
wax galabsan oo xabada lagu furayo wax barasho la'aanta banaadir
ka jirta, puntlan maalinba dugsi cusub xariga laga jarayo dad wax
kasta lagala dagaalamaayo dowlad makuu aqoonsan kartaa, hala tir
tiro hawiye mana tir tirmayaan, tol keentey itobia ku soo
tababartey hadana taano soo ma kordhin, in ay dhac geystaan, ardey
aan wax galabsan oo lalaayaa, oday wadada maraya oo rasaas lagu
dhuftaa, iyo xawaaladaha xamr weyne oo lacag labaatan kun oo dolar
lagu xukumo, makarna markey dheheen xabsi loo taxaabay maxay ku
galab sadeen oo dantii loo keenay maaheyn walee C/llahi Yuusuf
haduusan ciidankaan beeshiisa ah ee uu xamar nafaqada uga soo
dooney hadii uusan ku celin in mid mid loo xasuuqi doono insha
allah, waxaana dhici doonta reer puntland Taangi Raacdeenaa
Dabaalateenaa Dalkeyga Iiga Guur, waxaa Tireega iiga xun waa ninka
puntland laha keenay ee sida cadow tinimada leh ii xasuuqaya si
doqon magarada ah iila dagaalamaaya, waxaa loo baahan yahay in
inta Tigreega ka Joogno aan ayaga tir tirno Tol nooma ahee.
Xafiiska Wararka ee Toronto, Canada
Qaranimo Online
info@Qaranimo.com