Wednesday,
July 30, 2008 - Anigoo
aad ulayaaba marka aan maqlo dad kooxda
burcada ah ee dalkeena dhibatada kuhaysa
dowlad ugu yeeraya, waana wax qofkasta oo
damiir luhu uu kadamkhado. Waxaa
taas kadaran waxaad maqleysaa dowlada iyo kuwa ka
soohorjeeda hadaan dowlad kusheegno kuwa
banestay dilka, dhaca, barakinta, kufsiga iyo
boobka hantida shacabka.
Kuwa ka
hortaagana aan ugu yeerno dawlad diid taasi
sow meelkadhac kuqonmeyso macnaha kilmada
dowladnimo.
Waxaan
filayaa dhibaatada maanta taagan
tixdani in ay tilmaan kabixi karto.
DAMIIRKEYGU
MA OGOLA.
Nindalkega gubayoo
ubadkeena
dilayoo
xaqa
inuu naduudsiyo
dadaal
xoogan ugujira
dowlad
inaan kusheegaa
dimiirkeygu ma
ogola.
dabadhif
damaaciya daniisa
awgeed
dofaar maqaarkiisa
kudukada
salaadaha
dowlad
inaan ku sheegaa
dareenkeygu
ma ogola.
damiirlaasha
dofaarka xeradiis
sanadaha
dernaa hadana dedkalaguxiray
inta
aan isdabaqaban ee in lagubo dalkeeniyo
xumaha
loodaliishado
dowlad
inaan kusheegaa dimiirkeygu ma ogola.
dalka
nimanka iibsaday sharaftiina dooriyay
diintiina
baalmaray
dowlad
inaankusheegaa damiirkeygu ma ogola.
dimiirlaawashaan
qalbigoodu duubmee xumaha
u
daloolee lagadeday wanaagaba
dowlad
inaankusheegaa damiirkeygu mao ogola.
damac
nimow hogaanshee dibnaha wuxuu marsiiyaba
dalkoo
idil ku iibsada
dowlad
inaankusheegaa dimiirkeygu ma ogola.
BY DAHIR JAY