Home Contact us Country Profile

Presidential Profiles

Sports Religious Pages Videos Audio

Raiisal wasaare Nuur Xsan  Xuseen Nuur Cae iyo Wafdi balaaran .oo uu horkacayey isla markaana aan horey loo sii shaacin imaatinkooda ayaa ka soo dagay Garoonka diyarahadaha ee Adan cade international airport

 

Posted on Qaranimo Online -


Hadalka Raiisal Wasaaraha oo dhamaystiran halkaan ka dhageyso

 

 


Muqdisho: Ra'iisul wasaare Nuur cade.oo shir Jaraid ku qabtay hiogiisa Ee Magaalda Muqdisho ayaa kaga warbixiyey safarkii uu dhawaan ku tagay dalala Ethiopia .Kenya iyo Magaalada London ee dalka ingiriiska   

 Ra'iisul wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) oo ay hareerihiisa fadhiyeen qaar ka mid ahaa wasirada xukuumadiisa sida Axmed cabdisalaan Xaaji adan . Mustaf sh Cali dhuxulow iyo wasiirku xigeenka gaashindhiga Salaad cali jeele ayaa kaga hadlay shiriisa arimo badan oo quseeyo xaalada ay marayso siyaasada somaliya arimaha burcad badeeda iyo heshiiska ay isla gaareen dowlada fadaraalka KMG somaliyeed iyo kooxaha dowlad aka soo horeedo

 

Ra'iisul wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade)  oo in dhawaalaba  ku sugnaa  Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya kana qeyb galay shirkii wadamada IGAd oo lagu dhaliiay dowlada fadaraaklka KMG somaliyeed .

 

Sido kale wuxuu ka hadlay Nuur cade sidii ay isku marimwaayeen Madaxweynaha ku intii uu ku sugnaa  Magaalada Nairobi isaga oo maanta ka soo dagay garoonka isla amrkaana aanla kulmin wax carqalad ah

 

Arintaan ayaa waxay ku so begmeysaa xili ay maalintii

shalay guriiga warar iskhilaafsan ka soo baxayeen kuwaas oo aan la ogeyn waxa ka jira waxaana la isla dhexmarayey in qaar ka mid ah ciidanka ilaalada Madaxtooyada in ay guriga  Nuur cade si xoog ah ku galeen

 

Ra'iisul wasaaraha dowlada fadaraalka KMG Somaliyeed waxaa socdaalkiisa ka mid ahaa wasiiro xildhibaano iyo wasiir ku xugeeno

 

Guriga raiisal wasaraha ayaa ahaa mid iska caadi ah oo aan laga daremi Karin waxa ilaa shalay la isla dhexmarayey xiisaduna waxay aheyd mid dagan


   

 

Muuse Maxamuud Jiisow
musejisow@hotmail.com
Muqdisho Bakaaro Somalia
00252-1-5576666
00252-50-907666  



Xafiiska Wararka ee Toronto, Canada

Qaranimo Online

info@Qaranimo.com


 

Custom Search

Sponsored links

CALL MAANTA COMPUTERS TODAY!

FOR BACK TO SCHOOL DEALS!

 

416.243.3313

7 days a week


 

who's online