Monday
October 27, 2008 - Muqdisho:
Afhayeenka
kulanka culumada somaliyeed sh Nuur Baaruud Gurxan oo Fadwo
iyo go.aano ka soo saaray shirweyne ay qabsadeen kulanka
culamada somaliyeed uu
afhayeen ka ahaa oo ka dhacay gudaha dalka .
Shirkaan
ayaa waxaa ka soo baxay go.aano iyo axkaam waxaana loo
xilsaaray in u aqriyo sheikh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah
culumada waaweeyn ee dalka Mudona ka maqnaa go.aanada ayaa
waxaa ay kala ahaayeen go.ano siyaasadeed iyo kuwo fadwo
sharci ah dhibatoyin badan oo dalka ka jira shareecada
islmaaku waxa ay ka qabto in ummadda loo cadeeyo .

Ujeedada
shirka kolkii ay culumadu ka hadashay marxalada dalka uu
marayo ayuu ku sheegay in ay tahay marxalad gumeysi wuxuuna
sheegay in ummadda la xasuuqay isla markaana la burburiyey
diintoodii ,dalkoodii ,noloshoodii ,intaas oo dhibaato markii
ay aragtay culumada somaliyeed oo sheegay wadanku marka uu
galo gumeysi in ay badbaadiyaan ,
Culumadu
waxay garatay in ay shir deg deg ah isugu yimaadaan arimaasina
ay ka wada hadlaan hadaba go.aanadi shirka laga soo saaray
ayaa waxaa ka mid ahaa ,
Qodobada
cod ahaan halkaan uga dhagasyo
DHAGEYSO
Codkii
Afhayeenka Culumada Somaliyeed Sheekh Nuur Baruud Gurxan