Monday
08 September, 2008 - Carbiska-Muqdisho: Banabaxayasha
maanta deegaan ka Carbiska ay
kasameeyeen dadka barakacayaasha Oromada ah oo halkaasi ubarakacay
ayaa waxay banaa baxooda kaga cabanayaan dhibaatooyin xaga nolasha
oo soo wajahday ,ayagoona sheegay inaysan jirin wax gargaar
bini’adanimo ah oo barakacayaashaasi lasoo gaarsiiyay iyagoona
waydiistay dadka ganacsatada soomaaliyed iyo jaaliyadaha
oromada oo kunool dalka dibadiisa in ay kaalmo
bini’adanimo ay soo gaarsiiyaan walaalahooda mudo 30 sano kahor
oo dhibaatooyin fara badan soo food saartay.
Gudoomiyaha
kaamka Biiftuu oo macnaheedu yahay shucaaca cadceeda waaberi Xusen
Cabdulaahi gurrac ayaa saxafada u shegay in qaxootiga oromada ah
ay soo mareen xerooyin kala duwan tn iyo 1978dii markii ay ka soo
hayaameen dhulkoodii dagmoyinka
iyo gobolada ay ka mid ka yihiin Baali , Harar,Asala,
Sidaama , Arsi ,iyo gobolka Shawa waxaa sido kale u shegay in ay
soo mareen gobolada hiiraan ,gado, iyo gobolka sh/hoose
Gudoomiyuhu
wuxuu sheegay in ay so mareen xeryahay ku yaala dagmada Qoryooley
,Jalalaqsi ,Luq , iyo baladweyne , sida
bo’bi,Camalow,Dirgo,halba ,caracad, iyo haanooy , waxaana hada
ku suga xeradaan maanta aan tagnay oo ku taal KM 20 halka ay iska
glaan carada cas iyo tan madow ee inta u dhaxayso Muqdiho iyo
afgoye qaxooti
gaaraya 348 qoys ,
Gudoomiyaha
oo ku hadlayey afka oromada ayaa waxaa ka tarjumayey mid ka mid ah
xaqotiga oromada ah oo isagu si wanaagsan u bartay
afka somaliyaga
isaga oo sheegay in ay wadankaan joogaan ilaa 1978dii ilaa hadana
waxaan ku jirnaa qax oo hada xearadaan waxaan ku imaanay qax ayuu
yiri isaga oo hadalkiisa sii wata gudoomiyaha oqoramada ayaa
raaciyey in ay halkaan dagan yihiin mudo sided bilood ah cid ku
ogna aysan jirin iyo hay,add wax u qorsheysa
Xusen
Cabdulaahi gurrac”dhib weyn ayaa jira dhinaca biyaha ,cafimaadka
,roobka , waxbarasahada , xaga raashinak”mana hyesano bacaha
robka laga galo “
Waxaan
ku nooleyn xamaaliga ,raaraha oo dharka loo dhaqo
hadana meeshaan
waa xero qaxooyi aan cidna u diiwaan gashaneyn mana laga helo cid
loo shaqeeyo iyo cid dhar loo dhaqo
Umada
somaliyeed ayaa gacanta nagu heysa waxaana ugu baqeynaa dhamaan
dadka somaliyeed hay.addaha gargarka iyo cidii wax nagu tarikarta
in ay laga caawiyaan nolosha adage ee aanu ku noolnahay ayuu
carabka ku dhuftay gudomiyaha xerabada qaxotiga oromada ku jira
kamka biiftuu ,
Waxaa
kala oo ka mid ahaa dadkii banaanbaxaan nabadeed ka hadlay cabdi
xakiin xuseen adan ,oo ku dheeraaday ka hadalka dhibaatooyinka
heysta qoysaska oromada ah waxaan iyana ka hadashay khadiijo
Maxamed Cali oo shaagtay in ay cunaan coyswka bukurayda
iyo yaanyada
Haweenka
oromada ayaa dhibaatooyin farabadan lasoodaristay oo ay kamid
yihiin dhibaatooyin dhanka
nolasha sida biya la;aan cunto la;aan iyo nafaqo daro sidoo kale
hoy la’aan caafimaad daro iyo waliba caruurtooda oo aan haysan
wax barasho iyo daryeel caafimaaad iyadoo usii dheer tahay dilal
qaraxyo jogta ah oo
ka dhaca goobaha ay dagan yihiin,
Ma
ahan markii ugu horaysay oo ay qoxootigaan oromada ah ay
saameeyaan cabasho sidaani oo kale ah waxaana jirtay in marar
badan ay sameeyaan banaanbaxyo oo nuucaani oo kala ah balse






Xafiiska Wararka ee Toronto, Canada
Qaranimo Online
info@Qaranimo.com