Home Contact us Country Profile

Presidential Profiles

Sports Religious Pages Videos Audio

Ururka Sosca oo furtay Cayaarihii Kubada cagta ee Ramadaanka 2008 Toronto Canada. Iyo Macalin Gureey oo...

 

Posted on Qaranimo Online - September 05, 2008

 

 


- Toronto: Sida Caadada u ahaan jirtay Ururka Sosca oo Koobkii Ramadaan xalay markaay taariikhdu ahayd Sep o6, 2008 ka furmay Soccer City, waxaana fooda is daray Kooxda Hamilton vs Northern Stars Junior oo Ku dhamaatay 4 iyo 4, Ciyaarti kale oo aay dhaxmartay  labaada koox ee kale ah  Alboin vs Saif FC halkaasi oo aay labada kooxba aay isugu hooyo wacdeen ayaa ciyaarta bilaawgeedi hore kooxda Albion  u suurta gashay halgool oo uu udhaliyay cayartooyga u sita Numberka "5". Anwar Thabit

 furitanka_769077422.jpg

Ciyaarta qeeybteeda kale ayaa kooxdii ku dheelaysay magaca sief FC aay goolkii barbar dhaca oo uuna u dhaliyay ciyaartooyga magaciisa la yiraahdo Yusuf askari. waxaayna ciyaarta gabagabadeedi ku dhamaatay 1-1.

 

hamilton_322411823.jpg

downtown2_159128889.jpg


waxaana cayar wanaag muujiyay labada dhinacba dhinaca Albion Adam (Rooble), Ali Baashi, Muumin iyo waliba Qaasimoow. Dhinaca kalena Iskilaaji, Yusuf iyo Mohamed sief Waxaa ciyaarta furay Cali Ciise oo ku macagdheer Cali Guray una ciyaari jiray Kooxda Horseed. Waxaana ka soo qeeyb galey daawashada cayaartaasi dadweeyne aad u farabadan.Ugu danbeeyntii

 seif_981384952.jpg

albion_194418123.jpg


Waxaa Ciyaarahani soo qabanqaabiyey  Ururka SOSCA oo ku caanbaxay qabanqaabinta ciyaaraha Soomaaliyeed ee Toronto, Canada Daawo Sawirada..

diego_493790845.jpg

daawasho_106254953.jpg

 

 

 

 


Xafiiska Wararka ee Toronto, Canada

Qaranimo Online

info@Qaranimo.com


 

Custom Search

Sponsored links

manta computers

CALL MAANTA COMPUTERS TODAY!

FOR BACK TO SCHOOL DEALS!

 

416.243.3313

7 days a week


Yes, if you are using bell or Quest, you are paying too much. You can get cheap home phone by using your internet, yes internet. We Somalis are the last to learn this stuff. Learn all you can about voip (voice over IP) if you have no clue what IP is, than you will need to learn that first. below is a link where you can learn about voip. http://www.voip-4-non-geeks.com/

who's online