Muqdisho
(QOL) - Barakac
baahsan oo ka dhacayo Muqdisho...Dadka
barakacayo oo maanta ka batay
gaadiidkii qaadi lahaa taas oo
sababtay in qiimihii uu ku yimaado
sara kac lixaadle qofkii aan heysana
laga tago isaga alaabadiisa iyo
ehelkiisa gobaha laga raco gaadiidka...