December 02, 2009 (QOL) Maxamed
Cali Jiisow “Waxaan aad u jecleystay in aan maalgalin ku sameeyo
dalkayga hooyo, anoo ogsoon in ay ka jiraan dhibaatoyin farabadan
oo kala nooc ah waayoo meel ii dhaanta ma jirto dalkeyga “
Waxaan ugu baaqayaa dhamaan hantiilayaasha, shirkadaha, hay'addaha
maxaliga ah, shaqsiyaadka kale in ay maalgalin ku sameystaan
dalkooda waxaana cod dheer ku leeyahay "faynuus mininkaaga u
baahan yahay minin kale lagama shido" bilicda dalkaaga ayaa u
baahan.
DAAWO
SAWIRADAN BILICDA SAN
Adaabxumada
waa mamnuuc.
Sharciyada:
1-
Haqorin ra'yi xun.
2-
Ra'yigaada ha kucelcelin.
3-
Ra'yigaada dadka yuu wax u dhimin.
4-
Xushee dadka kale.
Misconduct
members will be blocked. Rules:
1. Do not post rude comments.
2. Do not repeat.
3. Do not be rude to other members.
4. Respect others.
Voice
over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to
make telephone calls using a broadband Internet connection instead
of a regular (or analog) phone line