s
Home Contact us Videos Audio Country Profile Presidential Profiles Sports Religious Pages



Maamulkii hore ee gobolada Bay iyo Bakool oo daboolka ka rogay in weerar ay ku soo yihiin Magaalada Baydhabo.

 

June 4, 2009 Baydhabo QOL) Maamulkii hore ee gobolada Bay iyo Bakool oo daboolka ka rogay in weerar ay ku soo yihiin Magaalada Baydhabo.

Kadib markii maalamihii ugu danbeeyey dhaqdhaqaqyo ciidan ay kasoo cusboonaadeen qeybo ka mid ah gobalka Bakool ayaa waxaa qaar kamid ah masuuliyiintii gobaladani laga ceyriyey ay sheegeen in ay weerar ku soo yihiin goobaa iminka ay maamulayaan Al-shabaab.

Guddoomiyihii hore ee maamulka gobakla Bay C/fitaax maxamed ibraahim geesey oo maanta lasoo xariirey wariyaasha magaalada baydhabo ayaa waxaa uu sheegay in ay ku jiraan qabanqaabadii ugu danbeysey oo kusoo weerarayaan gobaladani.

Waxaa uu ku hanjabay geesey in iminka ciidamadooda ay kusugan yihiin qeybo badan oo ka mid ah gobalada Bay iyo Bakool sida uu isagu hadalka u dhigay abaabuladii ugu danbeeyeyna ay wadaan.

Hase yeeshee waxaa uu si gaar ah uu u xusey guddoomiyihii hore maamulkii gobalka Bay in ciidamadooda oo wata baabuurta dagaalka ay badankooda ay joogaan deegano ku dhowdhow magaalada xudur.

Inkastoo maalamaanba cabsi xaagan laga dareemayey qeybo ka mid ah Bakool ayaa hadana aan la ogeen saameynta dadka ku dhaqan gobaladi ay ku yeelan karto hadalka kasoo yeerey Mr. Geesey.

Ma jirto wax war ah oo kasoo baxey maamulka Al-shabaab ee ka taliya gobaladani oo ku aadan hadalka kasoo yeeraya maamuladii hore.

Sikastaba ha`ahaatee,Mas`uulkani maamuladii hore ka tirsan ayaa waxaa uu beeniyey ay gacan ka helayan ciidamada dowlada Itoobiya.

Xafiiska Wararka Bay iyo Bakool
Qaranimo Online
Baydhabo,Bay


Xafiiska Wararka ee Toronto, Canada

Qaranimo Online

info@Qaranimo.com


Adaabxumada waa mamnuuc.

Sharciyada:

1- Haqorin ra'yi xun.

2- Ra'yigaada ha kucelcelin.

3- Ra'yigaada dadka yuu wax u dhimin.

4- Xushee dadka kale.

Misconduct members will be blocked.
Rules:
1. Do not post rude comments.
2. Do not repeat. 
3. Do not be rude to other members.
4. Respect others.

 

Custom Search

 

osCommerce

CALL MANTA COMPUTERS

TODAY

416.243.3313

 

 MP3 PLAYER WITH FM TRANSMITTER

CAR MP3 PLAYER WITHOUT CD PLAYER IN YOUR CAR

1.    Read MP3 file.

2.    Support U disks, SD/MMC, MP3.

3.    206 FM Channels

4.    With LCD display

5.    Volume Control

6.    Frequency and music memory

7.    With Remote Controller

LOADED with:

  • 114-ka Quraanka
  • Xadiis
  • Subaca 30ka Jus
  • Tafsiirka Quraanka
  • HEESO - In kabadan 100 Hees oo Soomaali ah

GET YOURS TODAY and ENJOY WHILE DRIVING

 

who's online