Home Contact us Videos Audio Sports Religious Pages


Faaruuq: Bisha Ramadaan Bil Dagaal Ma aha

Sheekh Cumar Faaruuq oo ka mid ah culumada waaweyn ee Somalia ayaa ugu baaqay kooxaha Somalia inay dagaalka joojiyaan bisha Ramadan.


By Xafiiska Wararka Qaranimo Online - Muqdisho, Somalia - info@qaranimo.com


August 12, 2010 - QOL - Faaruuq: Bisha Ramadaan Bil Dagaal Ma aha - Sheekh Cumar Faaruuq oo ka mid ah culumada waaweyn ee Somalia ayaa ugu baaqay kooxaha Somalia inay dagaalka joojiyaan bisha Ramadan.

Sheekh Cumar Faaruuq, oo ka mid ah culumada waaweyn ee dalka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay kooxaha dagaalka ka wada Somalia inay joojiyaan dagaallada iyo colaaddaha ay ka wadaan Somalia.

Sheekh Cumar Faaruuq, wuxuu sheegay in diinta Islaamku aysan ogoleyn in dagaallo la sameeyo inta lagu jiro bisha Ramadan. Sheekhu wuxuu sheegay in bisha Ramadan ay tahay bil raxmadeed iyo bil nabadeed isla markaana aan loo baahnayn in dhiig la daadiyo.

 


Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line

 


who's online