Home » 2012 » March
Gabar Soomaaliyeed oo qiyaano xanuun badan kula kacay wiil Soomaaliyeed ‘Arxan Darada Dumarka’

Gabar Soomaaliyeed oo qiyaano xanuun badan kula kacay wiil Soomaaliyeed ‘Arxan Darada Dumarka’

Dhacadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Cali iyo Tufaax, Cali ayaa ka sheekeeyay dhacdadaan….

Share on Facebook
Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cadde Oo Lagu Qabtay Nin U Dhashay Dalka Ingiriiska…

Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cadde Oo Lagu Qabtay Nin U Dhashay Dalka Ingiriiska Oo Doonayey In Uu Al-Qaeda Ku Biiro

Share on Facebook
Continue reading …
Turkiga Oo Mashaariic Horumarineed U Sameeyay Haween Heysta Caruur Agoon Ah

March 27, 2012 – QOL – Hay’adda I H H oo ka mid ah hay’adaha Turkiga oo qaabilsan hormarinta Caruurta agoonta ah oo kaashaneysa hay’adda Samsam Foundetion ayaa hooyooyin Somaliyeed oo heysta caruur agoon ah u sameeysay mashaariic ay ku horumarinayaan noloshooda. 10 haween ah oo heysta caruur agoon ah ayaa hay’adda I H H […]

Share on Facebook
Continue reading …
Beesh Nuur Yuusuf “Mareexaan” oo dooratay nabadoon “Daawo Sawirada”

March 27, 2012 – QOL – Beesha Nuur Yuusuf oo ka mid ah Beelaha ka tirsan Beesha Sade “Mareexaan”, ayaa waxay Nabadoon ay ku dooratay Magaaladda Garbahaarey ee Xaruunta Gobolka Gedo. Kullan balaaran oo ay isugu yimaadeen dhamaanba Nabadoonada Beelaha Sade ayaa waxay Beesha Nuur Yuusuf ay Nabadoon ugu soo dooratay Nabadon C/Laahi Cabdi Jaamac, […]

Share on Facebook
Continue reading …

 March 27, 2012 – QOL – Tahniyad Aroos – Dhammaan waxaan Tahniyad Farxad aqal-gal aroos ah ay u dirayaan Arooska Cismaan Xuseen Ibraahim Iyo Aroosadda Farxiyo Maxamed Ibraahim. 1- Maxamed Xuseen Ibraahim Samatalis oo ku nool wadanka Kuwait 2- Cali Cabdi Cali Xooshow ( Suxeyfa) oo ku nool Magaalada Muqdisho 3- Axmed Cabdulle Cismaan iyo […]

Share on Facebook
Continue reading …
Ibrahimovic oo la baxsaday Ac Milan, Man city oo lagu qabtay Barbardhac…

Ibrahimovic oo la baxsaday Ac Milan, Man city oo lagu qabtay Barbardhac iyo Real Madrid vs Barcelona oo iska Daba Rucleynaya. March 25, 2012 – QOL – Kulamo ka tirsan Wareega 2 e Horyaalada Ingiriiska,Talyaaniga iyo Isbeyn ayaa Shalay Galab iyo Xalay la ciyaaray,waxaana kulamadaasi ka mid ahaa kuwo il gaara loo lahaa natiijooyinkooda. aan […]

Share on Facebook
Continue reading …

March 25, 2012 – QOL – Kooxo hubaysan ayaa xalay Gobolka Galgaduud deegaanno hoostaga ku dilay nin nabadoon ahaa. Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in in xalay kooxo hubeysan ay ku dileen tuulado Gadoon ee duleedka magaaladaasi nin Nabadoon ahaa. Ninkaani oo lagu magacaabayey Cismaan Xaashi Max’ed ayaa waxaa dilay […]

Share on Facebook
Continue reading …

March 25, 2012 – QOL – Afhayeenka baarlamaanka ee xilkiisa lagu muransan yahay Shariif Xasan Shiiq Aadan isaga ayaa waxa uu sheegay in gobalada Baay iyo Bakool gabi ahaanba laga saarayo meelaha ay kaga sugan yahiin Ururka Al-shabaab. Shariif Xasan Shiiq Aadan ayaa waxaa uu sheegay in la balaarinayo howlgalada laga wado gobalada bay iyo […]

Share on Facebook
Continue reading …
Meydka C/laahi Yusuf Oo loo sii qaaday magaalada Gaalkacayo

March 25, 2012 – QOL – Waxaa goordhaweyd Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo ka dagatay diyaaradii siday Meydkii Marxuum C/Laahi Yuusuf Axmed. Dadka reer Gaalkacayo oo sugaya ayaa kusoo waramaya in meydka marxuum C/laahi Yuusuf Axmed oo ay wehliyaan qaar kamid ah eheladiisa diyaaradii siday halkaasi ay ka dagatay . Hada waxaa Magaalada Gaalkacyo kasocota qaban […]

Share on Facebook
Continue reading …

March 25, 2012 – QOL – Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyaha golaha fulinta ee Ururka Ahlusuna oo shir,jaraaid ku qabtay Degmada Guriceel ee gobalka galgaduud ayaa sheegay in ay la wareegeen deegaanka waradhuumaale oo katirsan gobalka Galgaduud halkaasi oo ay shabaab kusugnaan jireen waxaana uu tilmaamay in ciidamada ahlusuna oo kaashanayaan kuwa dowlada itoobiya in […]

Share on Facebook
Continue reading …