Home » 2012 » April
Cayaaraha Toddobaadka Soomaalida ee Toronto iyo Kala Qeybinta Soomaalida!

Cayaaraha Toddobaadka Soomaalida ee Toronto iyo Kala Qeybinta Soomaalida!

- April 30, 2012 – Toronto – QOL – by Bashiir M. Xuseen (e-Bay) – Waxaa Soomaalida deggan Toronto ay sanadkiiba mar qabsadaan cayaaro loogu magac daro “Somali Week” oo lagu xuso 1-da July oo ah maalintii xorriyadda dalka Soomaaliya oo ay ku tartamaan kooxo kala duwan oo ka kala yimid magaalooyin ku kala yaal [...]

Share on Facebook

  – Afhayeenka Ururka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere oo warbaahinta kula hadlay duleedka Muqdisho ayaa digniin u jeediyay dadka ajaanibta ah ee ku nool deeganada Maamulka Puntland. Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa sheegay in Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole uusan damaanad qaadi karin ammaanka dadka ajaanibta ah ee ku sugan [...]

Share on Facebook
Continue reading …

  – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda KMG Soomaaliya Maxamed Cali Catoosh oo ku sugan Baydhabo ayaa wuxuu sheegay in ay ka hortageen falal lidi ku ah ammaanka oo ka dhici rabay gudaha magaalada Baydhabo. Maxamed Cali Catoosh ayaa sheegay in ay jiraan dad yar oo is uruursaday kuwaasi oo doonayay in ay carqaladeeyaan [...]

Share on Facebook
Continue reading …

  – Wasiirka Duulista Hawadda iyo Garoomada Maamulka Puntland Cali Axmed ayaa wuxuu ka hadlay diyaaradii dhawaan ku burburtay garoon ku yaala bartamaha magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug. Wuxuu sheegay in dhacdadaasi ay u tahay tusaalo qaadasho islamarkaana ay kaga hortagayaan in dhacdooyin kale oo taa la mid ah inay ka dhacaan garoomada maamulka Puntland. [...]

Share on Facebook
Continue reading …

  -  Suldaan Cabdi Naasir Jaamac Seed oo ka mid ah Salaadiinta beelaha Soomaaliyeed ayaa waxa uu ku eedeeyay dowladda KMG in ay gacan bidixaysay soo xulida Odayaasha dhaqanka ee ansixinaya dastuurka islamarkaana soo dooranaya barlamanka cusub, isaga oo Tusaale usoo qaatay in booskiisii Suldaanimo lagu badalay nin ganacsade ah. Suldaanka ayaa waxa uu ugu [...]

Share on Facebook
Continue reading …

  -  Wararka ka imaanaya xadka ay wadaagaan magaalooyinka Mandheera iyo Baladxaawo ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaasi lasoo buuxdhaafiyay ciidamo badan oo Kenyaan ah. Wariyaha gobolka Gedo Jaylaani Xuseen Yuusuf ayaa sheegaya in ciidamo oo ah kuwa isugu jira boolis iyo Milatari ay baaritaano ka wadaan halkaasi, iyaga [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Warsaxaafadeed – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta soo kormeeray goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed.

  – Muqdisho, April, 30, 2012 – QOL – Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federalka Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta kormeer ku tagay goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed. Waxaana Ra’iisul Wasaaraha kormeerkiisa ku wehlinayay qaar ka tirsan golahiisa Wasiiradda iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan. Ugu horeyntii Ra’iisul Wasaaraha [...]

Share on Facebook
Continue reading …

 - Magaalada Manchester ee Cariga Ingiriiska Maanta Jawigedu waa ka duwan yahay Maalmihii Hore Waxaa Magaaladaasi ka jira Saameynta Kulanka 2 Man u dhaxeeya Caawa oo Hadalheyntiisa ay jirto,sudo Kale Gudaha Wadankaasi iyo Guud ahaan Caalamkaba aad baa loo Hadal hayaa dhacdada Kala Raaci doonta labada Kooxood Marka ay Caawa ku kulmaan Garoonka Man City. [...]

Share on Facebook
Continue reading …

 - FIKRAD / OPINION – by Abdi M. Saleiman (Mingiste) | Political Analyst | (Marka runta laga hadlayo, culayska arimaha laga wada hadlayo iyo Wasiirada Somaliland iyo Soomaaliya  u soo  dirteen wadahadalka    aad iyo aad ayey u kala miisaan  weyn yihiin .) Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya,waxaa qayb muhiim ah ka qaadanaya Shuruucda amase  Dastuurada (Axdi [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Xalka khilaafkiinna u mara Kitaabka ALLE iyo Sunnada Rasuulka SAW

 - FIKRAD / OPINION  – by G/le Sare Omer Suleiman Ali -  Walaalayaal adduunku wuxuu ka kooban yahay wax Alle abuuray oo isaga ka soo jeeda waana wax kasta oo addoomadiisa u leh khayr iyo wax shaydaanku abuurtay oo ah wax kasta oo xun adduunka oo dhanna u ah shar ee aan wax khayr ah lahayn. [...]

Share on Facebook
Continue reading …