Hees cusub qarixii 4tii bisha April ka dhacay Tiyaatarka Qaranka!

Hees Muuqaal ah oo kox fanaaniin Soomaaliyeed ah ka sameeyeen Qarixii 4tii bisha April ka dhacay Tiyaatarka.

Kooxda fanaaniinta Soomaaliyeed ee Qarandoon ayaa waxa ay soo saareen heesta qaraxa kadib markii ay arkeen falalka foosha xun ee Alshabab ku hayaan umadda Soomaaliyeed iyo Qarixii golaha Murtida iyo madadaalada

HEES CUSUB – QARIXII TIYAARTAKA April 4, 2012

 

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on April 10, 2012. Filed under Fanka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login