Aabo somaliyeed oo Buffalo N.Y ku dilay wiil 10 jir ah oo ilmahiisa la dhashay.

   – Buffalo, NY – April 2012 – QOL - Aabo Soomaaliyeed ayaa wiil uu adeer u yahay ku dilay magaalada Buffalo NY, wiilka yar oo lagu magacaabi jiray Abdifataax waris ayaa wuxuu ahaa 10 jir iasagoo meydkiisana ku qariyay Basement-iga guriga.

Aabaha oo lagu magacaabo Ali, mohamed mohamud ayaa qabay wiilka la dilay hooyadiis waxayna u dhashay labo caruur ah, hooyada ayaa xiliga la dilayay wiilkeeda 10 jirka ah waxay ku maqneed shaqo.

Markii ay timid uu ku yiri wiilkaga daaqada ayuu ka booday kadibna shaqo ayuu iska aaday iyadoo markaa hooyadi ay wacday Police-ka si ay u raadiyaan, raadin kadib meydka wiilka yar ayaa laga helay Basementiga guriga.

Asagoo si xun loo dilay wuxu afka u geliyay sigsaan koolo ayuuna kula qabtay isagoo kadib si naxariis daro ah u garaacay ilaa uu ka dhintay inanka yar.

Ali mohamud oo ah ninka dilay wiilka ayaa shaqada laga soo qabtay isagoo caawa ku jira jeel, hadal gaaban uu policeka siiyay ayaa wuxuu yiri waan canaananayay aniga dambi ma lihi.

hooyada dhashay abdifataax ayaa ku jirta xaalad murug iyo walbahaar. waxaana meydka wiilka yar la doonayaa in la aaso birito oo khamiis ah.

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on April 19, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

2 Responses to Aabo somaliyeed oo Buffalo N.Y ku dilay wiil 10 jir ah oo ilmahiisa la dhashay.

  1. SUBXAAN ALLAAH WAA ARIN MURUGO IYO OOHUIN LEH WAANA CAQLIGA DHULBAHANTE IN AY CARUURTA YAR YAR SIDAAS DHIIGOODA U CABAAN CALAAMO KAA IFTAY KAABA IFTAYOO SIQIIR YAR BAAD SIDAAS U CUNTAYE WAA IN GAALADU JEELKA DHEXDIISA KU FUULAAN KA DIBNA DILAAN NACASKA WAA NACASE.

  2. subxaanalaah illaahaw noo naxariiiso su aal? ninka iyo naagtiisu markii hore diinta islaamka sidee ku ahaaheen?dad caynkee ah ayay ahaaheen? soo ura labadiinuba waxba isma dhaabmaan ayana way uga tagtay ayadoo od in uu udaranyahay wiilka yar isna waa dilay illaahay ku dulee soo ur idan alle aragaaba