Jaaliyada Toronto iyo Soo dhaweytii Xisbiga Tayo – VIDEO + PICTURES
by Adan S. Awale | Qaranimo Online | Toronto | info@qaranimo.com
Share on Facebook
Other Interesting posts:

Posted by
QOL Admin
on April 23, 2012. Filed under
Warka Maanta.
You can follow any responses to this entry through the
RSS 2.0.
Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.
waxaan rabaa in aan ku soo biiro xisbigaan agoo ah muwaadin soomaaliyeed oo ku nool dalka yemen caamimadiisa sanco oo ah masuul jaaliyada soomaaliyeed ahna qoraa kafaalooda xaaladii naga qabsatay labaatankii sano oo aan soo dhaafnay sida aan noqonay iyo sidii aan marka waxaan arkay in uu yahay xisbigaan tayo kii qaadi kara masuuliyada dadka soomaaliyeed oo ubaahan halgan dheer oo dhan kastaa marka sidaas darteed waa in masuuliyiilta xisbiga nasoo dhaweeyaan waana badanahay oo wax walba waan leenahay marka waakan meesha nagala soo xariiri karo oo taleefanka waa sidaan 736033721. iimeel farxan kodax@hotmail.com
Mudane naga gudoon salaan mudan nabadoonka africa waxaan nahay qaxootiga soo maaliyeed ee kunoo xeryaha dhadhaab waxaana siweeyn u taagnay xisbigaada ee tayo waxaana qabanay shaqoyin badan ee aan ku wacyi galinay umada so
Anigu waxan deganahay magaalada muqdisho, waxaan soo dhaweeynaya qofkasta ee muwaadin soomaaali ah,ee u dhaqma sida Farmaajo oo kale, aad iyo aad baa loo taageersan yahay, farmaajo halkan, waxowna muujiyay muwaadinnimo Soomaaliyeed, 21sano ka dib lama arag nin qaabkii ay dadku rabeen meel ka soo gala, wax yarba ha ahaatee, markii laga reebo Farmaajo.
wowna mahadsanyahay,
fb. waxan idiin cadeeynayaa hadii ay tahay cod shacab oo qof qof ah in madax lagu noqonayo, farmaajo waxaa la tartami kara ninkii la yimaada qaabkiisii oo kale, haddii ay tahay doorashadu mid koox xildhibaano ah ee afar jeeble soo diyaariyay ay wax doorayaan farmaajo oo kale shaqo kuma leh. sababtoo ah ninkii u balan qaada xoogaa laaluush ah iyo jago cidiisa ah ayay dooranayaan, horaana loo soo tijaabiyay.
mahadsanidiin.
‘HE IS EXCELLENCY HORN FARMAAJO SO MANY SOMALIS ARE LOOKING AND HAVE HOPE PLIZ GO AHEAD I WAS BORN IN 1991 AND I VE NEVER SEEN A GOVNMNT BUT NOW I VE A GOOD HOPE SOOMALIA HANOOLAATO FARMAAJO HANOOLADO
Nicee mashallah as you could see i was there ASC
Mudane Maxamed C. Farmaajo taageero weyn ayey shacabka soomaaliyeed kuu haayaan oo aan aniga ka mid ahay,laakiin yaakaa celin doona tuugadii shalay gardaro cad kaaga qaaday maqaamkaagii iyadoo laguu ooynaayo, waxaan ilaahey kaaga baryaa guul iyo barwaaqo iyo adigoo hogaanka noo qabta aamiin.