Tahniyad Aroos – Maxamed Deeq Maxamuud Yalaxoow iyo Arosada Xaryan Xaaji Xasan Mahadalle Dhagdheer

 - Muqdisho – April 24, 2012 – QOL - Waxaan halkaan tahniyad Farxad leh ugu direynaa Arooska Maxamed Deeq Maxamuud Yalaxoow  iyo Arosada Xaryan Xaaji Xasan Mahadalle oo bishan April 18, 2012 ku aqal galay magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Buuloxuubay. Waxaana leenahay ILAAHAY guurka ha kadhigo guurkii lagu waaro ubad qeyr qabana lagu kala helo.

Waxaa tahniyad si wada jir ah u diraayo dhamaan eheleda iyo asxaabta Arooska iyo Aroosada oo kala ah:

  • Faadumo Yalaxow – Muqdisho
  • Maxamed Yalxow Boobe – Muqdisho
  • Salaado Yalaxow – Muqdisho
  • Cabdulaahi Yaxalow ‘Cunnaye’ – Denmark)
  • Cabdikariin Yalaxow – Muqdisho
  • Aamino Yalaxow – Toronto
  • Cali Yalaxaw – Toronto
  • Axamed Maxamed Yalxow ‘Teesto’ – Toronto
  • Cabdulaahu Cabdi Buule – Toronto
  • Cabdi Aseende – Toronto
  • Cabdulaahi Aseende – Toronto
  • Xuseen Tarey – Toronto
  • Maxamed Yaslam Carab – Toronto
  • Baarliin Xasan Cabdi – Toronto
  • Aweys Xasan Cabdi – Toronto
  • Farxiyo Cali Gacal – Toronto
  • Bashiir Cali Gacal – Toronto

Waxaa tahniyad midaa lamid ah diraayo dhamaan ehelada iyo asxaabta arooska iyo aroosada oo ku kala nool dalka gudihiisa iyo dibadiisaba.

Anagana hadaan nahay Bahda Qaranimo Online waxaan idin leenahay noqdo labadii isku waara oo ubad qeyr qaba kala hela – Aaaaaaamin – Aaaaaaamin

————————————————————————————-

Adan S. Awale | Qaranimo Online | Toronto | info@qaranimo.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on April 24, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login