Aroos – Maxamed Deeq Maxamuud Yalaxoow iyo Arosada Xaryan Xaaji Xasan

 - Muqdisho – April 26, 2012 – QOL - Waxaan halkaan tahniyad Farxad leh ugu direynaa Arooska Maxamed Deeq Maxamuud Yalaxoow iyo Arosada Xaryan Xaaji Xasan Mahadalle Dhagdheer oo bishan April 18, 2012 ku aqal galay magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Buuloxuubay. Waxaana leenahay ILAAHAY guurka ha kadhigo guurkii lagu waaro ubad qeyr qabana lagu kala helo.

Waxaa tahniyad si wada jir ah u diraayo dhamaan eheleda iyo asxaabta Arooska iyo Aroosada oo kala ah:

  • MAMO Hawa
  • Idil Maxamuud
  • Samiira Maxamuud
  • Leila Maxamuud
  • Mahad Maxamuud
  • Cabdirahman Mahamuud
  • Weris Maxamuud
  • Mahad
  • Mahamed Saleiman
  • Abdulqadir Saleiman

iyo dhamaan ehelada iyo asxaabta arooska iyo aroosada oo ku kala nool dalka gudihiisa iyo dibadiisaba.

Xafiiska Wararka | Qaranimo Online | Toronto | info@qaranimo.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on April 26, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.