Kooxihii Laga Qaaday Champonka 2007-2008, 2009-2010 oo isagu yimid Finalka Championka,Halka Kuwii isbaanisha Guryahoodii lagu joojiyay….
Koxaha Chelsea iyo Bayer Munich ayaa u soo gudbay Ciyaarta Kama dambeysta ah ee Taratanka Kobka Championka 2011-2012 ka dib markii ay guryahooda ku soo kala reebeen Koxaha iskuwadanka ka soo wada jeda ee Barcelona iyo Real Madrid.
Kulankii Xalay ee u dhaxeeyay Real madrid iyo Bayer Munch waxa uu ahaa mid adag oo la isla gaaray Rigoorayaal
Daqiiqadii 6 waxaa Rigoore u dhaliyay Real madrid Ronaldo 8 daqiiqo ka dib Daqiiqaadi 14 isla ronaldo ayaa labeystay hadana bayer Munich isma dhiibin waxaana Rigoore Lagu Galay Gomiz daqiiqadii 27 u dhaliyay Robben,waxaana daqiiqadii 34 Fursad ka cunay bayer Munich Ciyaaryahan Gomiz iyadoo qeybtii Hore lagu kala Nastay 2-1 ay ku Horeeyaan Real madrid
Share on Facebook
![]() |
Socialize