Home » 2012 » May
Prime Minister of Somalia speech at Istanbul Conference II

Prime Minister of Somalia speech at Istanbul Conference II

 | Opening Statement of H.E. Dr. Abdiweli Mohamed Ali, Prime Minister of Somalia Istanbul II Conference May 31 – June 1, 2012 “Preparing Somalia’s Future: Goals for 2015”. HE Shariff Hassan Sheikh Aden, Speaker of Somalıa HE Bekir Bozdag, Deputy PM of Turkey HE Augustine Mahiga, Special Representative of the Secretary General of the UN for […]

Share on Facebook

 | QOL – Rebuilding lives and livelihoods: Farm Goods Enter Mogadishu Markets Following Successful Joint Operation.   Mogadishu – May 31st, 2012; Trucks laden with farm produce have begun arriving in Mogadishu following a joint operation by the Somali National Army and AMISOM to open up the Afgooye corridor. Over the past 4 days, dozens […]

Share on Facebook
Continue reading …
Warsaxaafadeed Shirkii Golaha Wasiiradda

 | QOL – (Muqdisho, 31 May 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsigga & Warshadaha Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Howlgalkii Ciidamada ,Amaanka dalka,iyo Shirka Turkiga.  Ugu horeyntii  Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga Maxamuud Macalin Nuur, ayaa ka […]

Share on Facebook
Continue reading …
Ma dhab baa in Cali Khaliif oo kusoo jeedo dhanka Baarlamaanka Somalia?

 | Ilo wareedyo lagu kalsoon karo ayaa inoo dusiyay War sheegaya in Cali Khaliif Galaydh oo ah Ninkii Abuuray Kooxda Khaatumo uu doonayo inuu Isu Sharaxo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Isaga oo uga Goleh baa lagu Sheegay Macluumaadka aanu helay inuu Jaah Wareeriyo Saamiga Beelaha uu ku Abtirsado ee Gobolada PL  ay Leeyihiin  Dowlada Federaalka Somaliya. […]

Share on Facebook
Continue reading …
Dr. Dufle iyo maalinta sigaarka la joojiyay in la cabo

 | Maanta oo ay bishu tahay 31 Maajo 2012 waa maalinta loo asteeyey joojinta cabista sigaarka ee caalamka, taasoo looga gol leeyahay in bulshada caalamka lagu wacyigeliyo khatarta uu leeyahay.   Isticmaalka Tubaakada ama cabitaanka sigaarka waxay noqon kartaa : cabista sigaarka, Siigarka, Bayb-ka, Shiishadda, tubaakada la ruugo ama la calaliyo, midda daanka la gashado, […]

Share on Facebook
Continue reading …

Ban Ki Moon waxaa uu xusay in shirka Istanbul uu wax badan ka badali doono rajada iyo aayaha Soomaaliya sai gaar ah waxaa uu xusay in shirkaanm lagu wado inay ka soo baxaan go’aano looga gudbayo marxalada ay hadda Soomaaliya ku jirto. “Waxaan uga mahadnaqayaa dawlada Turkiga dadaal faraha badan ee ay ku bixinayso sidii […]

Share on Facebook
Continue reading …

Afhayeenka Ciidamada Milatariga Dalka Kenya Imaanuwal JirJir oo qadka Taleefanka ugu waramayay Tvga CNNKa Mareykanka ayaa waxa uu sheegay in Dagaal Galinkii dambe ee Shalay kadhacay Tuulada Xayi layiraahdo oo katirsan Degmada Afmadow ayna ku dileen 6 skari oo ka tirsanaa Xarakada Al-Shabaab. Imaanuwal Jirjir ayaa ku dhawaaqay in Weerarkii Shalay ay ku qbsadeen gacan […]

Share on Facebook
Continue reading …

Guddoomiyaha Shabeelada Hoose Abuu Cabdalla ayaa ku hanjabay in ay dili doonaan Odayaasha dhaqanka ee iminka ka qeybgalay shirka Istanbuul waxa uuna sheegay in ay u calaameysan yihiin Odayaasha islamarkaana ay u garanaayan hal hal Abuu Cabdallah ayaa sidoo kale Odayaashasi ku tilmaamay in ay yihiin kuwa ka fog Diinta islamaanka islamarkaana ay diinta ku […]

Share on Facebook
Continue reading …

  | Wararka ka imaanaya degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Kenya kuwa dowladda oo isku dhinac ah iyo dagaalyahanada Shabaab ayaa ka qarxay saaka duleedka degmada Afmadow. Dagaalka ayaa xoogiisa ah mid ka socda inta u dhaxeysa deegaanada Xayo iyo Arba-qarso oo qiyaastii 17-KM u […]

Share on Facebook
Continue reading …

  | Inta la og yahay hal ruux ayaa ku dhintay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib qarax bambaano oo xalay lagu weeraray goob lagu qaxweeyo oo ku taala Bartamaha Magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi bari dalke Kenya. Sida ay sheegayaan wararka qaraxan oo dhacay fiidnimadii xalay ayaa goobta lala beegsaday aheyd meel ay […]

Share on Facebook
Continue reading …