Suldaan Faqi: Si Xun Ayaa La Iila Dhaqmay (Wareysi)

 - VOA – May 7, 2012 - Waxaa weli Muqdisho ka socda shirka Salaadiinta dhaqanka beelaha Soomaalida ay ku soo xulayaan ilahaa 825 xubnood oo ansixineysa dastuurka ay somaliya yeelaneyso ee hadda Qabya Qoraalka ah.

Iyadoo ay shirkaasi ka qeybgalayaan inta badan 135kii oday dhaqan ee lagu casuumay, ayaa waxaa soo baxay cabasho ka imaaneysa qaar ka mid ah salaadiinta.

Suldan Faqi Sayid Suldan oo ka mid ah salaadiinta beelaha koonfurta Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamo boolis ay ka hor joogsaden shirka oo lagu casuumay si xunna loola dhaqmay.

Suldaanka oo la soo xiriiray idaacadda VOA-da ayaan ugu horeyn weydiyay sababta uu noola soo xiriiray.

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on May 8, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

4 Responses to Suldaan Faqi: Si Xun Ayaa La Iila Dhaqmay (Wareysi)

  1. faqi way kugu fiicantahay in si xun laguula dhaqmo maxaa yeelay waad gardarootay jagada aad u doodayso waxaa lahaa cumar siciid wiilkiis adiga ma laheen inta wiilka adeerkaa ka xoogtay ayaa adna lagaa xoogay waa ku faraxsanahay waxaa ahay gabar jifadaa ah reer abiisa ah la soco

  2. anigoo ah Tayib Taaha Tayib mesha waxan ka sheegaya suldaan faqi in lala dhaqmay se sharci daro ah taasina waxey sabab tay suldaan faqi oo ah suldaanka besha toni shangamaas asigoo ku jiro qolkiisa ay u imaaday gawar lagu magacaawu luulay ayna se fuul xuma ula dhaqantay suldaan faqi ayadoo la soo adeg saday gawadhan lagu magacaawu luulay markay arken suldaan faqi in uu wax qawadkiisa fcn yahay ayaa waxey ula kaceen suldaan faqi se sharci dara ah taasina waxan ka dhex lahen waxaa la rawey in sharafta suldaan faqi in ay dhulka la galaan tasena wey u soota galiweydi anaga hadaan nahay waxaan camin san nahay in uu yahay suldaanka shangamaas in uu yahay suldaan faqi taase shaki kuma jiro aduunka dhan ayaa laga ug yahay

  3. suldaanka sax waa suldaan hedar sufii Munye waan tageerney wana ku farax sanaxay anigoo ah abdalla maxamed abdalla oo aan ka soo jeedo besha tuni waxaan leyaxay suldaan guleso adowga hoos isha alaah.

  4. SuldaankaGuudee BeeshaTunni Shangamaas laba Tol iyoTunni Toore Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan Munye

You must be logged in to post a comment Login