- Maalintii 5 ayey Gashay Codeynta Finalka Madaxweynaha Soomaaliya ee u dhaxeysa, Shariif, Farmaajo, Cadoow, Muriidi iyo Cabdi Maxamed…
Codeyntaan Finalka ee Wareega 3 Codeynta Loo qaadayo Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya ee ay isagu soo hareen 5 Musharax ayaa Maanta Waxa ay Gahsaya Codeyntu Maalintii 5 waxaana la filayaa in La soo Gaba gabeeyo 15ka bishaan.
Codeyntaan waxaa ku Tartamaya Musharxiinta kala ah.
Mushariixinta aaya Codeyntoodu Bilaabatay 5-5-2012 waxa ayna soconeysaa ilaa 15=5-2012, Codeyntaan waxaa lagu kala QWaadayaa Maadama ay tahay wareegii 2 ee ugu Dambeeyay Cod Hal dheeri ah,hadii 2 Musharax ama 3 ay isku cod noqdaan waxaa la sameynaaya wareeg 4 oo kama dambeys ah.
Codeyntaan ka koobneyd 3 wareeg ayaa soo Bilaabatay 26-3-2012.
Ku soo Codee Iimeylkaan | Uurdoox2011@hotmail.com
Share on Facebook
![]() |
waxaan umaleenaya dadkeena iyo dalkena waa la ogyahay waxaayi somareen labaatan kii sano ee lasoo dhafay mar ka waxaan ubaa hanahay in lasamatabixiyo marka waxaan ucodeyay dr farmajo
waxaan u codeeyey farmaajo
waxaan u codeeyey mahamed cabdulaahi farmaajo
laablakaca dhaafa,farmaajo waa la bartay khibrad ayuu u baahanyahay siyaasada hoos haka soo bilaabo. hadda sheikh shariif horayumar la taaban karo ayuu sameeyey waad u jeedaan xamar maanta heerka aymarayso. markii aad dhahdo farmaajo nimaan ahayn waxba maqaban karo taas waa khalad howsha way socotaa horayna ha loo wado.
Waxaan ucodaynaya mr farmaanjo ways waa wadani.
waxaan u codeynayaa mr. farmaajo madaxweynaha mustaqbalka
waxaan qabaa inigu in ay Soomaalidu Doortaan Madaxweyne Sheekh Shariif, sababtoo ah waa arkay waxa uu galo iyo waxa uu gudo, waa ninkii Markii ugu horeysay furay dekkeda xamar iyo Airporka Xamar, hadana wuxuu u Guuleeystay inuu Xamar Nabad tahay hada,wuxuu haayay 3 sano oo kaliya waana la arkay inta uu qabtay ee waa in la doortaa sano oo kaliya si uu u wada Xureeyo Soomaaliya oo dhan.
waxaan u codeynayaa Mr.farmaajo, guuleyso.
waxan ucodaynaya anigo ah hodan biihi jogta zanbiya madaxweynaha mustaqbalka farmaajo
waxan ahay hodan biihi oo jogta zanbiya waxan ucodaynaya farmaajo madaxweynehena
Waxan oran laha halocodeyo farmajo maxa yelay wa wadani dhab ah wana nin diyaar u soo noqday sida u dalka iyo dadka u badbadinlaha maha sharaf o shakho don ah mahad sanidin
Wa c.xakiin oo jogo muqdisho waxan u codeynayaa farmaajo
Waxaan ku codayna madaxweynaha Soomaaliya Mudane Moxamed Cabdulaahi
Moxamed Farmajo.