Duubabka Puntland Muqdisho double moral

 - OPINION / FIKRAD - by Dr. Ali A. Hiraabe - Waxaan  Ilaah uu nagu wargeliyay in diinta ilaah aanan lagu dhaafsiisan wax yar oo aduunka kugu kaafiyo, balse Suurada An-naxl aayada 94 aad ayaa dhaheeysa: ha ku gadanina balanka ama cahdiga ilaah qiimo yar Ilaah waxaa agtiisa ah ayaa idiin qeeyr roon haddii dadow aad wax ogtihiin.

4.5 ilaah kitaabka kuma sheegin ee waa mid cadaalo daro ku ah dhamaan umada Somali,ma cadaaladbaa 30 Hawiye, 30 Daarood 30 Dir iyo 30 Digi iyo Mirif halka 15 ay yihiin inta dulman oo ah 65% qabiilo Soomaali ?? Waxaa xusuus mudan in wax laga sheego in gumeeysiga cadi uu weligiisba raadinaayay sidii uu umadaan diinta uga fogeeyn lahaa, waxaa marna la iloobi-karin in dowladii dhalatay 1960 eey aheeyd mid calmaaniyada bilowgeedii ah oo aad u foolxumeeyd , midii ka danbeeysayna ee 1969 waxaa eey aheeyd calmaaniyad shuuciyada dadka waxaa lagu qasbayay mabaadiida Linin iyo Markis, waxii ka danbeeyayna waxaa dalkan ka dhashay calmaaniyiinta qabiilka ku dhisanoo burburisay kaabayaashii dhaqaalaha abuurayne burbur umadeed,waxaa xigay dowlad calamaaniyada qabiilka ee qaab dhismeedkeedana ahaa  4.5 waxaa wax laga naxa ha in maanta diiwaanka aduunka lagu qoray in Soomaali eey tahay afar qabiil iyo bar, hadaba waxaan dhihi lahaa waxaa jira wax yaabo aad u farao badan oo eey soomali ku heshiinkarto marka laga tago qabiilka, waxaa ugu sharfta badan oo eey soomaali ku heshiin kartaa diintooda Islaamka iyo sunadii nabigeena Maxed SCW, waxaa foolxuma ah in aan ku heshiino sharuucda laga soo maanguuriyay gaalada in dalkaan lagu dhaqo, waayo maaha sharuucdaa kuwa la jaan qaadikara umada ku dhalatay islaamka.

Duubabka ka yimid Puntland waa kuwa dhagarqabayaal ah oo dhawaan ansixiyay dastuurka dhaaquutka Puntland kaas oo aad ugu fog cadaalada shacuubta Puntland gaarahaan,guudahaane Somalida oo dhan,dib u fiiri dastuurka Puntland ee dhawaan la ansixiyay:

www.biyokulule.com/dastuurkapuntlandpart1.htm

Qodobka 38aad
MUWAADINNIMADA

  1. Qof kasta oo leh jinsiyadda Puntland waa muwaaddin Puntland.
  2. Muwaaddinka Puntland luminmaayo muwaaddinnimidiisa haddii uu qaato jinsiyad dal kale.

Akhristow Duubabkii asnixiyay arimhaan kor ku qorani miyeey dhab ka tahay ansixinta dastuurka qabyo qoraalka,muwaadinimada Puntland iyo jinsiyasada Puntland ma aha wax qeexan oo Somalinimo isku soo jiidi kara,halkan waxaa ku cad in Puntland eeyan Somali ka tirsaneeyn.”

 

Qodobka 39aad
WAAJIBAADKA MUWAADINKA

  1. Muwaadin kasta waxaa waajib ku ah:
    1. Dhawridda diinta Islaamka, dastuurka iyo xeerarka kale ee dalka iyo kuwa caalamiga ah.
    2. Adkaynta midnimada ummadda iyo ilaalinta jiritaanka qarannimada Puntland.
    3. Codbixinta xilliyada doorashooyinka.
    4. Bixinta canshuuraha ku waajibay.
    5. Ka qaybgalka difaaca Puntland markii loogu yeero ama ay la soo gudboonaato.
  2. Sharciga ayaa qeexaya ciqaabta lagu mutaysanayo gudasho la’aanta waajibaadka ku xusan qodobkan.

Akhristow sow ma cada in Puntland aayan ka mid aheeyn kuwa wax ka difaacaya qaranka Soomaaliya balse aay yihiin kuwa meel iska dhigay difaaca qaranimada Soomaaliya iyo waajibaadka difaaca qaranka Soamaali, sow ma aragtaan in Puntland tahay dowlad ka madaxbanaan Soomaalida inteeda kale, Duubabkii ansixiyay qodobadaa sidee dalka, diinta iyo dadka loogu aamini karaa,maxeey u joogaan Muqdisho sow kuwa ku shaqeeya double moral standards maahan. Teeyda anaa leh taadana kula lihi socn meeyso, Duubabka Puntland waa kuwii ku faraxsanaa duulaankii Xabashiga 2007 ee dalka Soomaali weli lama hayo mid ka damqaday dulaankii gumaadka la socday ee C/aahi Yusuf hormuudka ka ahaa, sidee loo aamina duligaa??? Gumaadkii Muqdisho ee Ethiopianka qofkii ka damqan waayay miyeey kula tahay in aay ka naxayaan qaran, dal iwm xaqiiqdii waa maya.

Kheyraadka dabiiciga ah iyo shirkadaha maalgashanaya iyo sida saamiga loo qeybsanaayo  Puntland waxaa aay ku cadyahay dastuurka Puntland oo sheegayo in Kheyraadka dabiiciga ah ee Puntland aay Puntland oo kaliya xaq u leedahay aanan marna soo hadal qaadin dowlad dhexe iwm sida oo ale dastuurka qabyo qoraalka ma cadeeynayo habqeeybsiga kheeyraadka dalka Somali si cad.

Qodobka 109aad
BANKIGA DHEXE

  1. Bankiga Dhexe waa hay’ad Dawladeed Madaxbannaan, wuxuuna u xilsaaran yahay:

(b) Hirgelinta siyaasadda lacageed ee Xukuumadda.
(t) Daabicidda lacagta.
(j) Bankiga Dhexe waa Khasnadda Dawladda (Government Treasury).
(x) Oggolaanshaha shirkadaha maaliyadeed ee gaarka loo leeyahay.
(kh) Kormeeridda shirkadaha maaliyadeed ee gaarka ah iyo kuwa guud ee Puntland ka hawlgala.

  1. Bankiga Dhexe waxaa hawlihiisa haga Guddi Maamul (Board of Directors) oo ka kooban toddoba (7) xubnood oo kala ah:

(b) Guddoomiyaha Bankiga Dhexe.
(t) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda.
(j) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga.

Duubabkii dhaqan geliyay dastuurka Puntland ee qodabadiisa kor xusan yihiin maxeey Muqdisho ka sameeynayaan sow ma qumana in dib loogu celiyo Puntland marba haddii aay goéen,xalaal iyo xaaraan waa la kala garanayaa balse teeyda anaa leh taadana kula lehi socon meeyso.

Kuwa xaqa rumeeyow noqda kuwa u istaaga darta Eebe oo ku marag kaca caddaalada yeeyna idinku xambaarin caro qoom in aaydan caddaalad falin ,caddaalada fala iyadaa u dhaw dhawrsashada Ilaah kana dhwrsada Ilaaheey Ilaah waa ogyahay waxa aad faleeysaan.

Halkas ayaad ka aragtaa in 4.5 wax la dhahaa aayan jirin balse umada aay tahay kuwa siman . 

Waxaan ku soo gaba gabeeynayaa tixdii cajiibka aheeyd ee uu tiriyay Cabdulle Raage :

Inta doqon fariid yahay, darajana qabiil tahay, dabaalna uu wax garad yahay,dambiilane garsoor yahay, dulmine xaqa ka mudan yahay, dablene janan ka adag yahay, in aan tiriyo deeleey dareenkeeyga ma ogola
 (Waa erayadii abwaankii Cabdulle Raage Ilaah u naxariistee mar hada laga joogo
kudhawaad 40 sanno)

Dr. Ali A. Hirabe |  Hirabe_a@hotmail.com

 

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on May 11, 2012. Filed under Opinion / Fikrad. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

26 Responses to Duubabka Puntland Muqdisho double moral

  1. Kana afkiisa huurada badan ayaan nacay!

    Doqon kasta oo MAANKAAL KA SOO DHARGAY meeluu kuu daacdaacsado ayuu iska helay!

    Af Huuraale, u dhimo Maseer!

    Waa lagu xukumaa, futadaadana waa la karbaashaa! Sidii Talyaaniga uu idinku samayn jiray!

  2. Ina garweyne aduu qabiil ku dilooday, Nacas waxa korkayga ku jira biyo maha ee waa dhiig cas, hadduu Dr Huriye ama Hiraabe, uu sida Amiin Camir uu marba qolo wax ka sheego taalo ayaan u dhisi lahaa, laakiin wuxuu ku waashay Majeerten, iyo Puntland waxaana ku jira naceeb sinji ah oo aan daawo lahayn, sida aad u shegatay inaad kkkr State aad ka soo jeedo haddii uu warkaas run yahay waxaan kugu arki lahaa Sharibo Group, beenale.

  3. Dr.Hirabe qormadaada waa dhab,umada somali waa aay la dhacaday runta iyo xaqa aad umada u soo bandhigtay,kuwa qabiilka dilooday sida dhagdheer iwm ka gudub,aqoontaada waxaa cadeeynaya sida aad ula socto siyaasad leeysku haysto ee ah Teeyda Anaa leh Taadana kula lihi,aniga waxaan ka soo jeeda Karkssr-state waana diidanahay waxa Faroole damacsan yahay ee ah Ethiopia in leeysku dhiibo,Odayada carooday waa Kuwii Ciisa Maxud oo kaliya Puntlöand qabiilada kale nabad iyo somalinimo ayeey aaminsan yihiin.mahadsanid Dr.HIrabe

  4. ayadaha quraanka waxaa loo daliishadaa markii aad dadka wax fiican u sheegaysid.lakiin qabiil wax ka sheegiisa looma soo daliishado ayaadado quraan ah. dastuurka beel gaar ah malaha shirkana majoogtid buntland wax bay tabanaysaa wixiina waa la sixi doonaa.
    hiraab xamar tag bal soo fiiri shaqada tarsan uu meesha ka hayo si aad ugu dayato ama aad wax uga baratid.

  5. To: Musal Ciise aqoon academic ah hadduu leeyahay Doqon Hiraabe xataa waa sidaan horey u soo sheegay aqoonyahannada ayuu insult iyo fadeexo ku yahay, adeer aqoontu marka hore ehelkeeday indhaha u furtaa laakiin kani sida muuqata wax kasta uu bartay caadifad iyo cuqdad aan dhammaad lahayn iyo dawo toona baa galaafatay. waa baan waxaan akhriyi jiray waxyaabo aan waxaan dhaamin oo uu kusoo qori jira Muddulood.com la yiraahdo anyway meeshuu doono ninku wax hakusoo qoro adoo aqoonyahan ah waa hadduba yahaye in ay kugu timbarawdo inaad civil warka Somalia ka socda iyo arrimahan qabiilyaaladda ah iyo cudurkan qabiilka la yiraahdo oo ay Somali maanta la liidato inuu isku ceebeeyo wax uu u baahanyahay maba qabo inay tahay mana ahayn inuu isku ceebeeyo oo waa caaclihii meelaha lagusoo qorqoro. Haddi kale wuxuu noqonayaa oo uu ku sifoobayaa Dr. Doqonow. KKKKKKKK.

  6. ASCW

    Waxaad Moryantiiye u soo dhardhigateen inaad Harti aad shan state u kala qaybisaan cuqdiin iyo cawradiin, Faroole ayaan idin haynaa. Salaadiintenna ma cararin Xashaa farta ayay cid walba ugu yeeran, kala dambeyntooda iyo sharaftooda ayay Puntland ku dhisan tahay, idinka odayadiina waa Xaad afhayeenka odayayada dhaqanka Hawiye iyo Muse suudi Yalaxow, intii qiimaha lahayd oo na soo hor fariisan lahayd malag ayaa la tagay Allaha u naxaristo.

  7. VIVO HIRABE NONSI LITIGARE

  8. Dadkiina meesha wax ku qoraya waxaa quman in aad shaqsiga Dr.Hirabe aadan ku waalan waa in aad sheegtaan qormada uu qoray ma xalaalbaa mise waa xaaraan,cayda waxaa eey muujineeysaa aqoon yari qofka haysata,Dr.Hirabe maaha nin maanta la baranayo waxa uu qoray waa caddahay oo waa taa duubabkii Puntland ka soo cararay xamar,Dr,Hirabe xaqiiqdii waa nin aragti dheer waxa uu sheegay gacanta ayaan ku haynaa,aniga Puntland ayaan ka soo jeedaa waxaan aaminsanahay Puntland waxaa bururiyay Faroole,Rascaseer-state waa jiraa dadkiisana waa noolyihiin,Karkaar-state ,khatumo iyo maakhir-state xagee Faroole haystaa,doqonimo weeye ninka Faroole difaacaya.

  9. Hiraabe wuxuu doonayaa waa naqaan waa inuu ku sii cimridheeraysto xaaraanta iyo bililiqada, runtii waa maskax doqon oo wuxuu ka fakarayaa waa calooshiisa iyo cadka ka ag dhow qura.

  10. War Dadkaan tuugada wada ah, oo wada dhaqanka xun, wakhtigiina Reer Puntland noow ha ku dhuminina, walleysan istahilin, waa eey ku washen, kulligood waxey jeclan lahayeen iney u dhashan Reer Puntland, Rabbise ma oran.

  11. ASCW

    Wiilasha caytamaya waxaan rabaa inaan u sheego mukulaal ayaa hilib gaari weday markaasey tiri uf,marka taas waxay ka dhigan tahay cayda aad puntland cayeysan, Gobol dhismay, oo patrol haweystay inuu qoto, oo raba raba caalamka horey u maray inuu la jaan qaado caydiina waxba yeeli mayso, haddii walaalkay baahan yahay dheregtu wax ii noqon meyso, waa in dhibkaaga aan ka damqadaan arxan lawayahow anoo og inaad cidla aad iga tagi lahayd ,xaqa iga kaa hiiliyay aniguse kugu diga maayo Puntlad dadkeeduna waa dad dun wanagsan oo waxaan fialayaa iney marnaba iyaguna ku fakerin in ay walalahood dhibka ku eegtan. Haddii aan wiilasha yar yar warkooda intaa uga baxo, Dr.Huriye ama Hirabe ayaan rabaa baabkiisa inaan furo, wuxuu rabaa sida Tarsan Cayda reer Puntland inuu jago ku helo, Tarsan ayaa waagii uu Madaweynaha ahaa Marxuunkii Abdulahi Yusuf Illahay ha u naxaristo wuxuu aad u caayi jiray Cabdullahi, lakiin Huriye waxaa kaa maqan Tarsan Cayda kaliya kuma koobneen, ee lacag fara badan ayuu Maxakiim ta u soo ururin jiray, marka inta kaa maqan aniga kugu daraya, Hawiye Action Group waa in aad dhaqale fara badan u soo ururisaa, ama Odayada Dhaqanka Hawiye dad ayay qabyaalad ku cayayaan qawleysatadaan weli ma maqasheen Odayasha Dhaqanka Darood, wixii nin xun mooda ninna xarago modaa, bye Dr. Hiraabe

  12. hiraabe manlasocdaa halkadi guud malmahan waxadna ogata in an islajoogno sweden walahi wan kuga shahiididona galyow galka dhalay

  13. dr hiraabe duli duli dhalay ayadtahay oo abgal ah hawiye futa madow ayadtahay. nacsyow nacska dhalay mangaab hawiye ayadtahay war faraha kalabax arinta puntland. waxyow hawiyaha ah

  14. Dr.Hirabe waxuu ka baxay jaamaxada Beeraha Somali,waxaa uu ka soo shaqeeyay w/dooxada Jubba waxaa uu MS ka qatay jaamacada Jarmalka ,waxaa uu aad ugu shaqeeyaa arimaha cadaalada iyo sinnaanta somali,
    Faroole waad u aqoonsan tahay in uu Dr yahay maxaad ugu diideeysaa Dr.Hirabe sow reer ahaan maaha,doqonow cidna ma qarin karto qofka waxa uu tahay,aniga waxaan ahay nin Puntland ka soo jeedo aqoon fogna u leh Dr.Hirabe waxaan ku fari lahaa dalka,diinta iyo dadka qofwalba xaq baa ka saaran in lagu difaaco by any means necessary.waxaa uu wax ku qoraa UNka webkiisa ,Timmes webka Keydmedia,Qarnimo dhamaan websidyada somali waana la ogyahay aad ayaana loo xiiseeyaa qormada runta ah.

  15. Dr.Hirabe waxuu ka baxay jaamaxada Beeraha Somali,waxaa uu ka soo shaqeeyay w/dooxada Jubba waxaa uu MS ka qatay jaamacada Jarmalka ,waxaa uu aad ugu shaqeeyaa arimaha cadaalada iyo sinnaanta somali,
    Faroole waad u aqoonsan tahay in uu Dr yahay maxaad ugu diideeysaa Dr.Hirabe sow reer ahaan maaha,doqonow cidna ma qarin karto qofka waxa uu tahay,aniga waxaan ahay nin Puntland ka soo jeedo aqoon fogna u leh Dr.Hirabe waxaan ku fari lahaa dalka,diinta iyo dadka qofwalba xaq baa ka saaran in lagu difaaco by any means necessary.waxaa uu wax ku qoraa UNka webkiisa ,Timmes webka Keydmedia,Qarnimo dhamaan websidyada somali waana la ogyahay aad ayaana loo xiiseeyaa qormada runta ah.

  16. Ma doonaayo inaan cidna kula jaqjaqleeyo Doqon Hiraabe dartiis. down down Doqon Hiraabe.
    Waxaad ii weydiisaan waxa uu bartay meesha uu Dr. ka qaatay iyo cidda siisey. marka aad si fiican ugu fiirsato marwalba wuxuu ka hadlaa wax aad u hooseeya oo lagasoo gudbay qabiil iyo wax ka sii hooseeya. Jaamacad iska dhaafe kan dugsiga sare kasoo baxay baa iskala weyn mataga uu ninkaanu ku warwareego oo uu san ka dhammaan. Ninkaani reerka uu ka dhashay iska dhaafe magac Somali buu ceebeeyey. Xataa sawirkiisa markaa eegto dacayda iyo afka suu yahay isla markiiba weykuu soo baxaysaa doqonimadiisa. Duf iyo dooriso ku bax doqonyahaw.

  17. Dr.Hirabe waxa uu sheegayay sow ma soo bixin Puntland maxeey ku diiday dastuurka lagu soo ankumay Garowe 1 & 2 sow maaha Majeerteen cad somali leedahay ayaad rabtaan.
    KU.Cali ama Cali Nur xaqa noo soo sheega not xaqdaro iyo shaqsi la caayo,caayda waxaa aay muujineeysaa in aadan aqoon laheeyn,Dr.Hirabe aqoontiisa ayuu soo banshigay waana mid somaliweeyn aay qabaan maxaad sheegaysaan.
    Aqriya Faroole maxuu qoonsaday Bintland miyaa Ethiopia loo doonayaa.
    Mahadsanid Dr Hirabe weligaa noooooooloooooooow

  18. Cuqdad u dhimo idin allah ka waran haddii siday Puntland rabto dhammaanteed laga oggolaado Doqon Hiraabow maxaad yeeli. Teeda kale Somali tabar ay wax ku diido ma leedahay qurba joogta aad ka mid tahay oo internetyadaa ku cabaada maxay tarayaan Somalia Puntland waxay uga dhigan tahay ciyaaryahan penalty loo dhigay goolwalena taagnayn goolka iska dhasho lee ahaaa KKKKKKKKKKKKK. Dastuurka sida aan rabno in naloo ogolaado sidaas oo kaley noogu fududahay haddaan nahay reer Puntland waadna arki doontaa. Adigana Doqon Hiraabow si fiican isaga cabaad sidii dameerkii.

  19. ASCW

    Puntland Dastuurkii waa diiday? Maxaa idiin dan ah Moryantiiyey, Moryantu maha Hawiye oo dhan, inta ila soo qaxday inta aan dulmiga ka qayb qadan iyo waxgaredkoodu intaba kuma jiraan, hawiye waxaa ka dhashay dad taariikhdu anay ka been sheegen, sida Halyey Cabdullahi Ciise oo uu markii Mareykanka uu tagayay laga baqay iney sumeyan galadii Xamar joogtay, irbad ay rabeen iney ku dhuftaan Abdullahi waxaa lagu dhuftay oo isagii iska Dhigay Mure, jacaylkii iyo waddaniyadii, laysku qabay Abdullahina waa dhoofay oo Mareykan ayuu tagay, sidaas ayaana naluku aqoonsaday. Waxaa ka dhashay Aden Cabdille oo cidna aan dambi ka galin si sharafna uga dagay, General Dauud Hiraabe maxaa kuu diiday inaad la mid noqoto oo ay tariikhdu ku xusto? Ma kala marano waxaan nahay wiil iyo hooyo, maantana waa isu baahanahay Nabadii Ceelka ku dhacday sidee u soo celinaa? Markaad Faroole, Cabdullahi iyo Cadde isku dartaan oo ay caydaan Puntland iyo jiritankeeda inkirtaan ayaan soo xasuusanayaa dagalkii Sokeeye, Bintland haddad ku sheegtana waxaad u qiraysaan, iney leeyihiin naagaha Soomali ugu quruxda badan uguna karti badan.

  20. War ninka dhabtii buu sheegay ,maxaad u rifrifaneeysan Puntland kuwa dastuurka sameeystay double morl ayaad somalida kula dhaqmeeysaan marna waxaad leedihiin somali ayaan nahay dastuurkana waxaad ku dhiganeeysaan jisiyada Puntland xagee laga qoraa,Dr.HIrabe garashada uu indin yaqaan cid sidaasi idiin taqaan ma jirto,Abgaalka sidaasi idiin ma ya qaan.Dr.Hirabe expert of Puntland arimaha Puntland Shariifka waxaa la qaatay in uu kala tashado Dr.Hirabe dhabtii waa nin garanaya waxa majeerteen rabo iyo sida aay u fikiraayaan.
    xaqa lama qarin karo.

  21. dr.hirabe afkaaga caano lagu qabay in qofku diinta uu rabo qaadan karo ayaa dastuurka punland ku qoran waayo 30 kun oo amxaaro ah oo qaxooti ah oo cudur qaba ayaa jooga waliba af soomaligii bartay meelna u ma socono ayey yiraahdeen marka dhulka laga qaato puntland oo ey soo qaxaan yaa u soobaxaya tan kale magaalada buula berde ayaa ka badan puntland oo dhan waliba waxaa loo yaqaan tuke oo isma difaaci karaan oo x\le amxaar ah ayaa xukuma.

  22. To: Maxed Cali kan la baxey waxaan adiga ku waydiin ninkaan asaga maxaa Puntland iyo diimaheeda ka galay, waxay diidayso iyo waxay rabto ayadaa xor u ah sow maaha. ninkan waxaa iskaga khaldan Puntland wuxuu u malaynayaa xoogaagii Daaroodka ahaa ee ay Xamar ka caydhsadeen inay puntland la mid tahay. Adeer Puntland kula mid maaha maamul bay samaysteen nabadgelyey ky nool yihiin kala dambayn bay leeyihiin wixii dantooda ahna nina u hoos fadhiisan mayaan. 20 sannadood baad Daarooday puntlandyey waawarey aad ku haysay. adoo kale reer masaakiinta ah ee Hawiye waad un uga sii dareysaa ee meelna gayn maysid. ee ninyahow waxaad yeesha waallida ku haysa orod dhakhtarka daawo u doono.

  23. Waxaa aduunka ugu liita nin intuu qol mugdi ah la galo Computer waxuu doono qora, Hada waxaan layabaa ninka qore meeshaan usagoo ula baxan maqac qiimo badan oo ah QARANIMO, BAlse waxuuba ka mid yahay dadkii qaranka dumiyaya isuna haysta in uu yahay nin saliima.
    Mida PUNTLAN, PUTLAND WAA MAAMUL KA TIRSAN SOOMALIYA samaystayna nadaam iyo kala danbayn intaad adigu ku mashquul sanayd nin gurigiis,Beertiis, iyo in isbaarao la dhigto umada la xasuuqo.
    Tastuurka puntlan waa wax laga shaqayyay laguna qoray geed hoostiis rag muwadiniin ahna ay qoreen. Xumaan kama muugato balse hadiiba aad adigu ka xuntahay wanaagaas ay gaareen reer Puntland waa nasiib xumo mana aha adiga oo qura cida ka xun punland.

    Gbagabdii waxaan kugula talin lahaa in aad bedesho nolosha hoose aad ku jirto iyo dib u socoshada kaa muugata aduunku waxuu uray u socdo.

  24. D.Hirabe waad mahadsan tahay,qormada xaqa ah.teeda kale kuwa wax qoraya fadlan qormada Dr.Hirabe ma been baaaaaaaaaa. dastuurka Bintland wax ku qoran ayuu soo bandhigay sow run maah.xagee u socotaan Bintlandow ?? somali waa aragtaa masakaxada aad ku fikireeysaan Dhagdheer waxaa haysa caadifad qabiil Dr.Hirabe waxuu ka fikirayaa qaran somali labadaa nin xagee isaga imaanayaan ??
    Dhagdheer haddii aad wax isku haysid soo qor oo beeneey qormada Dr.Hirabe oo dheh dastuurka Binland sidaasi ma qabo iwm sow ma cada Faroole in uusan dhaqan laheeyn sow ma cada waxa aad rabtaan ,Somali dhawaan Binland ayeey ka xoreeyneeysaa Faroole iyo adoga oo kale.
    wabilaahi towfiiq

  25. ASCW

    Ummadda Soomaliyeed inta wax garaneysa ama damiirka leh waxaan rabaa inaan u sheego, dadkani dowladd ma rabaan, haddii dastuur la sameyo sharci iyo nidaam ayaa wax lagu kala wadayaa, dadkaan guryihii ay xaranta ku haysteen ayeysan rabin iney ka baxaan gurigaagii aad 20 sanno ka maqneyd Fidow iyo Xubey 8 carruur ah ayay ku dhaleen, sidee carrurtii looga dhaadhicinayaa gurigan malihin, Abti Hersi oo qurbaha ka yimid ayaa gurigaan leh waa ka baxaynaa marka dadkaan taasi uma cuntameyso,tan kale waxay ogyihiin wixii ay gaysteen waxay ka baqayaan maxkamaddaha addunka in la horgeyo dagaal ogayashoodii,maha in aad Darood kaliya wax yeeshen, away gabdhihii reer Xamarka cad cadaa oo barkii aad qabriga ku ogateen, moyee barkii kale aad khasabka ku guursadeen oo markii wiil madow oo indho gududan ay idiin dhashay ileen dhiigyacab ayaa dhalayee aad tiraahden nayaa maxaad wiilka madow u dhasheen? Away meydadkii aad dariiqa warteen oo aad diiden xataa in la duugo,away hantidaad dhacdeen, away habrahaad kufsateen, away Qarankii, away taaladii Halyeygii Sayid Maxamed Cabdille Hassan, away bilicdii Muqdisho maxaad Goboladii iyo tuuloyinkii u hambeyseen,schooladii iyo isbitaladii wax ma ka tagteen, hantidii qaranka yaa la weydiinayaa waxaas oo dhan ayaad ogtihiin in la idin weydiinayo, doomihii Kismayo ka soo ambabaxay oo inta ay Nairobi soo gaarin dagay caruurtii ka badbaaday oo waridkood ku ledeen ayaa idin sugaya iney maxkammad idinla la koraan, inta diimaha aad ku leyseen marna Maxakiim isaga dhigteen marna Shabab shekadooda waa idiin harsan tahay, Soomaliyeey hurdada ka kaca Dr. aad wax ka sugeyno waa Hiraabe iyo midaan dhamin.

  26. ASCW

    Salaan kaddib uumadey waxaan maqli jiray doqoni meeshii lagu dagaaley ogeyd, meeshiise lagu heshiiyay ma ogeyn maanta waxaa rabaa Dr. Huriye adiguse aad iskula baxdar Dr. Hiraabe inaan runta cad aan kuu sheego, Allaha u naxaristo Marxumkii Abdullahai Yusuf markuu Amxaarada keenay waxaa la keenay Prof Geddi, idinka oo habargidir Xamar idinka ka qaaday oo khad cagaaran idiin sameysatey oo ay ku dhawaaden ragga iney idinka aroosan ayuu idin hiiliyay isaga oo u haysta inaad tihiin muwadin dulman oo la dhaxal wareejiyay, waana khaladkii ugu weynaa oo uu sameeyo, meeshii uu idinka soo dhaweystay haddii uu Habargidir soo dhaweyn lahaa maanta Soomali wax uun baa ka badbaadi lahaa waayo iyagu dagaal iyo heshiid labada wey yaqaanin. Tan kale Dastuurka waxaa la qorayay sannoyin fara badan lacag fara badan ayuu calamku ku bixiyay maha mid puntland qortay, khubarada Soomalida wax ka qortayna Puntland wax shaqo ah uga jira maleh, akhriso Allpuntland caawa Dastuurkana wey diiday goono isku taageedana miiska ayay soo saari doontaan haddii aan la dhiman idinkana dameerihiini iska dhaqda Soomali dan uma haysaan