Yaa ku Guuleystay Codeyntii Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya, Santuuqa Talyaaniga oo si weyn Loogu Loolamay….

 - Yaa Ku Guuleystay Codeyntii Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya, Santuuqa Talyaaniga oo si weyn Loogu Loolamay….

Maanta waxaan idin soo gudbineynaa natiijadii Ka soo baxday Warega 3 ee kama Dambeysta oo Loo qaadayay Musharaxa Madaxweynha Soomaaliya oo ay ku loolamayeen 5 Musharax Mudadii u dhaxeysya 5-15 Mey 2012.

Waxaa La Furay Santuuqii Codeynta…

Musharaxa Maxamed Cabdulaahi Farmaajo waxaa U codeeyay

  • Yuusuf Waariho Cabdi Iswidhan
  • Cabdirisaaq Xuseen Axmed Kenya
  • Cabdiraxmaan Saciid Cali USA
  • Maxamed Xasan Yuusuf Norwey
  • fartuun Aadan Maxamed Uk
  • Khaliif Maxamuud Sheekh K. AFrika
  • Ismaaciil Xasan Xaaji K.Afrika
  • Maxamed abuukar gaywaroow Mombaasa

Musharaxa Maxamed Cabdulaahi Farmaajo waxa uu helay 8 cod

Musharaxa Sheekh Shariif Sheekh Axmed Waxaa u codeeyay

  • Xalimo Sacdiyo Sh. Maxamed Biljam
  • Cartan Cismaan Maxamed Italy
  • Cabdiraxmaan Sh. Baasey Hoolan
  • Nuur Cabdi Cismaan Dhadhaab
  • aweys abuukar Cismaan Iswidhan
  • Ruqiyo Maxamed Nuur Denmarki
  • Cali Xasan Maxamed jabuuti
  • Maxamed Cali Maxamed Muqdisho
  • Farxiyo Yuusuf Muxummed Kenya
  • Xasan Cali Xasan Boosaaso

Musharaxa Sheekh Shariif Sheekh Axmed Waxa uu helay 10 Cod

Musharaxa Cabdulaahi Axmed Cadoow waxaa u codeeyay

  • Axmed Cali Cabdule USA
  • Cumar Xaaji Maxamuud UK
  • Nuur Maxamed Xasan Uk
  • Caasho Cumar xaaji Uk
  • Idil Cumar Xaaji Uk
  • Maxamuud Cali diirshe iswidhan
  • Cabdiwali axmed Xasan Muqdisho
  • Faarax Cabdulaahi Cali Boosaaso
  • Maxamed Macalin Cabdi Kenya
  • Cabdikariin Maxamed Xasan K.Afrika
  • Saciid Yuusuf Maxamed……………………………..Hoolan
  • Cabdifitaax Cali Xuseen Baladweyne

Musharaxa Cabdulaahi Axmed Cadoow waxa uu helay 12 cod

 Musharaxa Cabdi Maxamed Axmed Waxaa u codeeyay

  • Cumar Muuse Axmed’ Luunge’ Norwey
  • Xaawo Bilan Axmed Maxamed Hoolan
  • Cabdirashiid Axmed Wasuge USA
  • Maceey Wehliye Maxamuud Hoolan
  • Maryan Maxamed Maxamuud Hoolan
  • Maxamed xasan Nuur ITaly
  • Maryan Cabdisalaan Axmed Itoobiya
  • Khaalid Saalax Axmed UAE
  • Cabdiwahaab Cabdulaahi Xasan Iswidhan
  • Deeqo Maxamed Yare Franca
  • Saciid Cabdisalaan Axmed UAE
  • Dr Caamir Xuseen Axmed ITaly

Musharaxa Cabdi Maxamed axmed waxa uu helay 12 Cod

Musharaxa Muriidi Abuukar Mahdi waxaa u codeeyay

  • Ismaaciil Baanoow Maxamed Muqdisho
  • Muqtaar Cali Cismaan Kenya
  • Xaaji Abuukar Bare ITaly
  • maryan Aweys Maxamed KSA
  • Cabdiraxmaan Yuusuf Maxamed Ugaandha
  • Xaajiyo Salaado Cosoble ITaly
  • Aweis Abuukar Aweys Roma
  • Cabdi Muunye Xasan Yaman
  • Cabdicasiis Cismaan Qadiib Hoolan
  • Xaaji Ibraahim Rooble Talyaaniga
  • Cumar Abanuur Cabdi Muqdisho
  • Xaaji Cabdiraxmaan Ow qaasim Talyaaniga
  • cabdinaasir Cali Maxamuud UK
  • Yuusuf Maadeey Xasan MUqdisho

Musharaxa MUriidi Abuukar Mahdi waxa uu helay 14 cod.

Waxaaa halaabay 9 cod oo Musharxiinta ka kala Qasaartay.

Codeynta Loo Qaadayay Musharaxa madaxweynha Soomaaliya oo ka koobneyd 3 wareeg,Wareega Hore,Wareega sami finalka,Iyo Wareega 3 ee Finalka ayaa soo Bilaabatay 26-3-2012 waxa ayna soo afjarantay Maanta oo Ku beegan 15-5-2012/

Kaalinta 4 waxaa Galay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo helay 8 Cod

Kaalinta 3 waxaa Galay Shariif Sheekh Axmed oo helay 10 Cod

Kaalinta 2 Waxaa Wada Galay Cabdulaahi Axmed Cadoow iyo Cabdi Maxamed Axmed oo helay Min 12 Cod

Kaalinta 1 Waxaa galay Muriidi Abuukar Mahdi oo helay 1 4 cod

Waxaan halkaan uga mahdcelineynaa Musharxiinta ka qeybgashay Tartanka Codeynta Musharaxa madaxweynha Soomaaliya aheyd Mid qarsoodi ah,iyo Musharaxa ku Guuleystay Codeyntaasi adkeyd Muriidi Abuukar Mahdi iyo dhamaan Musharxiinta kale ee soo Gaaray Wareega Finalka Codeyntaan, sidoo kale dadkii u codeeyay Muharxiinta waa u hambalyeyneynaa sida dimuqraadiyada ku dhisan oo qof kasta Musharaxa uu jecel yahay ugu codeeyay. wa bilaahi Towfiiq.

Waxaa Diyaariyay

Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’ | Uurdoox2011@hotmail.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on May 15, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

One Response to Yaa ku Guuleystay Codeyntii Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya, Santuuqa Talyaaniga oo si weyn Loogu Loolamay….

  1. ninyahow waxaad tahay nin cadaalada ka fog quraafaadka aad meesha kusoo qortayna nagadaa waa iska cadahay inaad Farmaajo lid ku tahay.