Muwaadin Soomaali ah oo ku dhiban Xabsi oo Soomaalida la hadlayay

 | Isagoo la hadlayay warbaahint Muqdisho Mustaf Axmed Max’ed oo ka mid ah dadkaasi ayaa waxa uu sheegay in dhibaatooyin ay ka mid yihiin jirdil iyo hanjabaad loo gaysto, waxaana uu tilmaamay in Xabsiga uu ku jiro uu ku doorbidi lahaa Xabadda ka dhaceysa soomaaliya.

Mustaf oo sheegay in dadka Xabsiga ku jira ay ka mid yihiin haween iyo caruur ayaa waxa uu ku eedeeyay Madaxda dowladda KMG oo uu sheegay in dhowr jeer ay la xiriireen inay dayaceen oo aysan jirin wax ay u qabteen.

Qaxootiga Soomaaliyeed oo dalka Soomaaliya uga tagay colaadaha mudada fog ka jira dalka dibadiisana u raadiyay nolol ka wanaagsan mida Soomaaliya ayaa intooda badan waxaa haysta dhibaatooyin kala duwan oo Wasaaradda arimaha dibadda iyo Safiirada fadhiya dalalka ay dhibaatada ka jirto aysan jirin wax ay ka qabteen.

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on May 17, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.