Xulka Faransiiska ee ka Qeybgalaya Uero 2012 oo Lagu dhawaaqay…

 | Xulka Faransiiska ee ka Qeybgalaya Uero 2012 oo Lagu dhawaaqay iyo Tababaraha oo dhig Cusub Ku soo Biiriyay Xulka …

Tababaraha Xulka Qaranka faransiiska ayaa Ku dhawaaqay Xidigaha Xulka dalkisa u Matali lahaa Uero 2012 waxaana Liiska uu soo saaray Macalin Blanc ka Maqan Difaacyahanka Caanka ah ee Naadiga Totenham Younis Kaboul iyo Cisse oo u Ciyaara QPR

Hadaba Xidigaha uu Magacaabay waxa ay kala yihiin

G.Cedric Carrasso (Bordeaux), Hugo Lloris (Lyon), Steve Mandanda (Marseille).

D.: Gael Clichy (Manchester City), Mathieu Debuchy (Lille), Patrice Evra (Manchester United), Laurent Koscielny (Arsenal), Philippe Mexes (AC Milan), Adil Rami (Valencia), Anthony Reveillere (Lyon), Mapou Yanga-Mbiwa (Montpellier).

Dh. Yohan Cabaye (Newcastle), Alou Diarra (Marseille), Yoann Gourcuff (Lyon), Florent Malouda (Fc Chelsea), Marvin Martin (Sochaux), Blaise Matuidi (Paris SG), Yann Mvila (Rennes), Samir Nasri (Manchester City), Franck Ribery (Bayern München).

W.: Hatem Ben Arfa (Newcastle), Karim Benzema (Real Madrid), Olivier Giroud (Montpellier), Jeremy Menez (Paris SG), Loic Remy (Marseille), Mathieu Valbuena (Marseille).

Xulkaan ayaa Waxa ay qiil qiil ku soo Reebeen Nex outkii isreeb reebka loogu soo baxay Uero 2012 Xulka Bosnia,waxaana faransiiska Caawiyay Gool uu dhaliyay zamir Nasri oo u Horseeday inay u soo talaabaan Uero 2012,waxaana ay isku guuurb Yihiin koobka Horaanta Bisha danbe furmi doona wadamada Ingiriiska, Iswidhan iyo Ukraine oo ka mida Martigaliyayaasha Koobkaasi.

Waxaa Diyaariyay

Axmed Maxamed cabdulle’ Uurdoox’ | uurdoox2011@hotmail.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on May 17, 2012. Filed under Ciyaaraha, Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.