TACSI – Marxuum Korneel Ahmed Rashiid Mahamud Islow

 | Anagoo ah familka reer Abdi Nur Mahamed (Nadamiye)

INAA ILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Waxaan halkaan tacsi tiiranya leh uga direynaa

  • Hooyo Khadijo
  • Mahamed
  • Mahamud
  • Muna
  • Maryama
  • Mahad
  • Muniira
  • Deeqa

Familka reer Ahmed-Rashiid Mahamud Islow iyo reer Mahamud Islow geeridi kutimad Aabowhood / walaalkood ALLAHA u naxariis Korneel Ahmed Rashiid Mahamud Islow oo ku geeriyooday wadanka Ingriiska, magaalada London, markey taariiqdu aheyd 18/05/2012.

Waxaan marxuumka ilaah uga baryaynaa in uu janadii fardowsa ka waraabiyo, eheladeena iyo qaraabadii uu ka tegayna samir iyo iiman ALLAHA naga wada siiyo. Amiin amiin.

_______________________________________________________________

Safiya keys  Abdi Nadamiye | safiyakeys@hotmail.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on May 21, 2012. Filed under Tacsiyada, Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.