| Tacsida waxaa nasoo gaarsiiyey Suldaan Maxamed Yusufu Cabdi oo kamid ah Salaadiinta Puntland oo ku sugan dalka Austria,waxaana dhamaantood ay u dirayaan Allahu naxriiste Nabadoon Cali Axmed Kolombo oo xalay ku geeriyooday magaalada Baargaal.
Tascsida waxaa diraaya dadka kala ah
Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse
Ugaas Xassan Ugaas Yaasin
Suldaan Maxamed Yuusuf Cabdi
Beeldaaje Salaad Cali Faarax
Beeldaaje Cali Faarax
Suldaan Daahir Maxamed Muuse
Suldaan C/laahi Saalax Jeenicad
Suldaan Bashiir Muuse Konte
Beeldaaje Ismaacil Beeldaaje Yaasin
Suldaan Muuse Faarax Muuse
Suldaan C/laahi Xildiid Soote
Suldaan Siciid Guuleed Sanyare
Suldaan Maxamed Cali Maxamed
Suldaan Raage Shiikh Maxamuud
Suldaan Daud Maxamuud Faarax
Suldaan Jaamac Xassan Ibraahim
Islaan Maxamuud Islaan Yaasin
Garaad C/laahi Maxamuud Dacar
Garaad Maxamed Aadan Finiin
Xafiiska Wararka Puntland
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login