Faroole la Madaxweeyne!

  |  FIKRAD / OPINIONby: Dr. Ali A. Hirabe - Sheekh Shariif waxaa uu is moodayaa madaxweeyne balse waa la madaxweeyne miyaadan ogeeyn in Shariifka siyaasada cusub ee uu dalkaan ku soo kordhiyay aay ka mid tahay abuurida la madaxweeyne sida Cali Mahdi Maxed Magaalada Qaahira ee dalka Masar uu kula heshiiya wiilkii uu dhaley Jan Caydiid halkaasna uu ka yimid erey bixintii la Gudoomiye, Baadida nin baa kula daydayi daalna kaa badane ( Puntland ) oo aan doonahayn inaad hesho daa’in abidkaaye aduunkana moodayaa  duul wada dhashoon wax u kala dahsooneyne.

Shariif,  Faroole ayuu kula heshiiyay Garowe si xaqdaro ah  oo caddaaladana ka fog, Xilka ma waxaa loo haya in shacabka lagu celiyo dagaal sokeeye  mise in shacabka laga saaro dhibka uu hada ku jiro?? Shariif waxaa uu umada Somali u horseeday cadaalo daro iyo in uu u kala eexdo umada Somali, haddii aay cadaaladi jirto Shariif ma uusan ogaaladeen heshiiska aanan waafaqsaneeyn dastuurka axdiga ku meelgaarka ah iyo shareecada Islaamka.

Heshiiskii aay wada gaareen Puntland iyo dowlada dhexe ee Somalia waa cadaala daro aad iyo aad u weeyn, xaqiiqdii lama ogolaan karo in hal Qabiil aay dowlada dhexe kula heshiiso qodobo Somalida inteeda kale ku ah dulmi iyo caddaalo daro umada somali,Somalidna ku ah mid aayan iskula jaan qaadi karin xaga caddaalada iyo sinaanta, labadii xaqdaro ku heshiisa xaqay ku diriraan waa taa manta xaqii feeraha ka soo dilaacay Faroolene uu diidan yahay dastuurkii qabyo qoraalka ee Garowe lagu dhameeystiray markii uu ka waayay dahanaha shaqsiyadeed ee uu ka leeyahay Puntland.

Dastuurka qabyo qoraalka waa mid Somali hagardaamo iyo ceeb ku ah umad Islaamkana ka fogeeyneeysa xalaasha balse ku dumeeysa xaaraanta sida dhaqangalkiisa ka muuqato,bal ila fiiri akhristow  xuduudaha Somaliya aay la leedahay dowladaha deriska kuma cada sida aay ugu cadeeyd dastuurkii 60 kii 4.5 waa xaaran, teeyda anaa leh, taadana kula lehi waa mid caddaalada ka fogaansho iyo sadbuursiga umada Somali dhaxdeeda runtiina aayan iskula jaan qaadi Karin in aay ku noqdaan hal qaran, C/weli waxaa uu u yeertay Islaam Bashiir halka Faroole Isamadiisa sida Suldaan Saciid Maxamed Garaase uu dib ugu noqdeen Garowe, waxaa muuqata  in colaadi aay ka soo curaneeyso Puntland maadaama dagaalka uu ku wajahan yahay Faroole iyo C/weli Gaas, Faroole haddii uu dib u ogolaan waayo arimahada dastuurka waxaa hubaal ah in uu  soo dedejinaayo colaada Puntland, hadafka Faroole waxaa uu ahaa nin jecleeystay hal sanno in uu ku darsado awooda madaxweeynimada Puntland iyada oo aay diidan yihiin Gaagaab iyo Cabdillaahi Siciid Samatar oo reer Qardho ah,labadaba isku sharxay madaxweeynanimada Puntland xiliga Faroole  marka uu dhamaado, weli lama oga waxa aay ku dhamaan balse Faroole waxaa uu jeclyahay in hal dhagax ku dilo Shariif iyo C/weli, Gaagaab iyo Cabdillaahi Siciid Samatar, Shariif  waxaas oo dhan ma arko, garashada siyaasada ka dhex ololsan reer Muduga ma garan balse waxaa uu ku mashquulsan yahay sidii uu maruun dib ugu fadhiisan lahaa kursiga madaxweeynimada.

Dr. Ali A. Hirabe             Hirabe_a@hotmail.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on May 23, 2012. Filed under Faalooyinka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

18 Responses to Faroole la Madaxweeyne!

  1. Ku:Dhagdheer
    Abgaal 1990 ayeey gabdhihiina fuuqsadeen xaad sheegee,H/gidir waa la wallaalo Abgaal waxa eey ka siman yihiin ka hortaga Mjeerteen dhiigmiirad,calooshood la cayar iwm.somali waa u joogtaa waxa ey ku danbeeyso,doqonow USA ayaad ceer ka qaadataa intaba waxaa ku gaarsiiyay USC miyaadan ogeeyn.

  2. ASCW

    Puntland shir Soomali loo qabanayo ma ay diidi Xasha ee waxa ay diiday shir laysku hoosasinayo oo lagu Promote gareynayo HAWIYE ACTION GROUP. GALMUDUG anigaa xaal siiyay BARAXLEY waa marka ay MORYANTA IYO REER PUNTLAND ba ay khararayaan ayay ku sheegan magacan, GALMUDUG macnaheedu waa GALGADUUD IYO MUDUG, waana reerkii idin dhaxal wareejiyay, khadka cagaran idinku xiray gabdhihiinina meher la’aan xalaaleystay waayo haddii aad qolo jabiso gabdhahooduna waa la xalaaleystaa VIVA HABARGIDIR.Maanta ayaa Soomali Qaranimo ugu dhowdahay waa maalinta ay HABARGIDIR IYO MAJEERTEN MIDOOBAN.

  3. Sharafow Xassan

    Dr.Hirabe waxii aad qoreeysay xaqii waa soo baxay,Faroole & Baraxleey waa diideen shirka Istanbul,waxaa ka damnbeeya Ethiopia Zanawi ayaa amray in aay diidaan,reer Mudug waa dhib badan yahay sidii aad sheegtay shariif ma la socdo mana yaqaan reer Mudug,somali ha noolaato.

  4. somaliland POWER

    DR hiraabe ma puntland ayuu PHDgiisa ku takhasusa oo uu specialist ku yahay waaba yaabe? kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    anigu waan kayaabay

  5. Hambalyo cadaalad xumi waxay keentaa kacdoon shacab,,, makula tahay in somaliya bisha agosto ka dib uu dib u bilaaban karo dagaal sokeeye oo cusub, waayo ma jiro sharci qabanaayo hadii ay gafaan madaxda sare
    10 sanno oo khilaaf madaxeed ayaa soo aragney,, kooxda asmara lacadeeda garab, Imbigaati iyo Carta,koox walbo waxay rabtaa in ay argoosato, faroole wuxuu ranaa in uu u ar gudo beeshiisa rag 70 beel kale ah ayey rabaan in ay dib u bilowdo dagaal aan dhamaad laheen, waa in si dhab ah loo heshiiyaa argoosi qabiil ardoosi kooxeed
    somaliyey Nabad ayaa nolol leh maxkad qabato madaxda sare ayaa lo baahan yhay,waxaan soo aragney argoosi, laba shariif argoosi qabiil argoosi majerteen, ardoosi digil iyo mirifle argoosi abgaal heshiis ma jiree si dhab ah nabada hala tageero

  6. ASCW

    Marka hore waxaan tahniyad u dirayaa wiilka lagu magacaabo Hiraabe, waxaad ku bannan tahay Soomali run ah, sida aad xaqiiqada aad ugu dhowdahay iyo sida warkaagu u cad yahay, isagana run ayaad u sheegatay Hiraabe aan ka hadlayo maha midka Dr. isku sheega ee Hatred uu ka buuxo.

    To C/siis wiilka ku sheegay in Garoowe abeeso ay qulquleyso Bowe abeesadii Patrol ayaa bedelay oo qulqulayo, tan kale duulkaan aad ugu faaneysid dhul baxadii jeography soo baro Min Raascamboni ilaa iyo Raascasyr Bahda Darood Cismaciil ayaa daga Heesta Saado Cali Warsame dhagayso shimbiraha geedaha Xamar fuushanaa waxay ku heesaan Ma Bosaasad ka timid, heestaas marka aad dhagaysato waxaad ku xijisaa heesta Saado Cali Libdhi Mayside Lascaano oo ay dhulka Daroodka ku sheegeyso, marka xaalkaagu Bowe waa bukaan socodka liita ragga waa ku badan yahay. Madaama Hawiye Shekh iyo Sharifba leeyahay waa ka gaabsaday caawa inaan wax ka sheego.

  7. Hiraabe
    horta waxaan kuu sheegayaa dadka aad tiri waa is dagaalayaan waxaad sheegtay waxaad jeclaan lahayd. Horaa loo yiri SAGGAARADA BADDA KU KAADIDAY NACEEDAY WERISAY. tan kale adidiga iyo kuwa kula mida ka ah waxaad isku laysaan isbaarada mahaan anaa dhigahaya iyo maya anigaa dhihayaa, gurigaan anaa dariishada ka fuqsahaaya, anigaa albaabka ka fuqsahaaya , islaantaan waayeelka ah anigaa faraxumayhaaya iwm. laakiin dadka aad ku waalatay ee p\land iyo walaalahooda kale ee s\landaduunkoo dhan u marag ah ee ay gaareen in ay bilaaban shidaal in la soo saaro taas oo soomaali oo dhan la filaayo inay ku faanto baahidana kaga baxdo
    soomaaliya soomaali baa leh
    Hiraabe is totally ignorant,traitor, child abuser

  8. Duqa waayeelka ah ee Hiraabe lagu magacaabo waxaan ku dhihi lahaa dadka aad ku waalatay arji usoo qoro hadaad rabto biitooni waa u noqon kartaa haweenkuna kaa xijaaban maayaan maadaama aadan weli qaan gaarin oo aaad tahay ” immature” ilma siqiir ah

  9. Dr Hirabe, horta waa in loo sheega dalka uu cayrta ka qaato in uu yahay nin faafiya naceeyb, teeda kale maxaad Puntland ugu waalatay, dadkaasu waa dad xadaarad leh, meesha aad idinku aad dil iyo boob iyo inta xun oo dhan aad caanka uga tihiin, waxaa ayaan darro ah reerka aad dottorka aad adigaas caytamaya u tahay, waxaan ku oran lahaa waxba politics kama taqaanidee afkaaga foosha xun isku qabso.

  10. Dr.Hirabe nooloow,kuwa caytanaya soo qora qormo wanaagsan oo maga gada umada ha aqrisato rayigiina,cayda waxaa eey sheegeysaa aqoondari ,sorry kuwa caytamaya aqonntooda ayeey sheegeen,Dr.HIrabe Nooloow.

  11. dr hiraabe waxadtahay nacas oo duli ah marka kula ma yabayo aniga waaayo waxan ogahay cida ad kasojeedu marka iska hadal masocunayso halkan marka ninyow waxan ku oranlaha danahadi gasho ee lacagta cayrtadi ah iska qado ee arimaha somaliya gacanta kalbax waayo talo kama godo adiga duqon abgaaaaaaaaaaaaaaal by hamza london

  12. To: Dr. Doqonow, kaalay Maxamud saleebaankaan aad ku waalatay bal noo sheeg oo aad baqdinta iyo phobia-ha intaa le’eg ee aad ka qabtid bal nooga waran?. Haddaba Doqonow siyaasad aqoonteed malihid ehelkeedna ma tihid. Doqonbaadna tahay doqon iyo dockayeerba daankaa lagu dhuftaa baan maqli jiray haddaan joogo meeshaad joogto daankaan kugu dhufan lahaa. Dr Doqonow. ee naacda xayawaanimada nagala tag.

  13. doqon meeshii lagu diriray ay ogtahay laakiin meel lagu heshiiyey ma oga weli dagaal ayaa maskaxdeeda ka guuxaaya dagaal waa dhamaaday.
    boogihii hore ayaa weli la daawaynayaa adigana bogtaas ayaa cusbo iyo magaad ku xoqaysaa . ALLAHA ku caafiyo hirraab waxaa iga talo ah in aad ka qaybgasho shirka nabadaynta beelaha ee hada xamar ka socda.

  14. qasim sheikh mohamed

    wax kasta iska diida baad dr. u tahay hiraabe waliga ma mucaarad baa tahay ma xaad rabtaa

  15. ha noolaado dr. hirabe sharif waa ka hoos baxday waayo in hirabe la taliye ka dhigto ayey ah’ayd tan kale garoowe iyadoo wadanka ugu abeeso badan ayaan ogaa ilaa hada iyadoo qul-quleysa ayey ilaa g/dhexe timaadaa marka meeshu abeesadu ku hoyan weydey sideey u joogi karaan reerku waa inta xamar ka degeyso boowe bari laga reysey ayey dhihi jireen.soohdinta degmada balcad waxay ka badan tahay puntland oo dhan sidaas faroole ma ogyahay.

  16. ASCW

    Waxba yaan Shariif la xagxagan baroorta orgiga ka weyn kan kuu soo jawabay iyo adiguba naceebkiina soo jireenka ahaa ayaad qarsan weydeen Ma dhacdooyinkii Keenadiid baa weli dawo jogtaan xataa haddii aad 20 sannadood na gumaadeyseen, mar USC, mar Maxakiin, mar Shabaab, cooladiinu dhammaad maleh. Faroole waxaadan ugu xuxin Cabdiwali, Gaagab, iyo Saciid Samatar ilaa iyo hadda waxaad kuu warwaregeysa Maxamuud Saleeban marka aad rabto inaad dad kala fogeyso horta abtiirsinyaha soo baro, maha qabiil waa reer waxa aad ilaa iyo hadda aad dabada haysataa oo aad ku mashquulsan tahay. Majeerten waa hormudka soomali, qofkasta Illahay wuxuu ka baryaa inuu Illahay wax ugu daro Magaalada aan ku noolahay ee North America Walaahan ku dhartay caruuraraha aan qabiilada kale u dhalnay waxay ku ooyan why aan MJ u noqon weynay muxuu qofkasta uu MJ u yahay annaga moyee? Marka Rabbigii ku abuurtay Cali Khan ama Hiraabe samaxaad weydiso maha dad aad soo qaban karto dadkaan, dadkaan waa dadkii dameerihiina Xamar daba kiishka ugu xiray.

  17. Dr Hirabe xafiduha laah ilaah haku xafido xaqiiqda aad kaga hadasho arimaha somali,somali waxaa sugeeysaa Majeerteen xalka dhexdiisa iyo midka somali,Amxaaro dalka waa keeneen,dowlada waa ka mid weli ayaga ayaa siyaasada isku haysta,shariif sida aad sheegtay waa maqane war u hayn arimaha siyaasada,waxaa u muuqda kursiga,somali ilaah ayaa u maqan inta Majeerteen isku hardamayaan dalka welina la la yahay dad fahma oo xaqa u sheega ilaa Dr.Hirabe .weligaa nooloow HIRABE

You must be logged in to post a comment Login