Anigoo ku hadleya dhammaan beesha Karanle ee wadnka USA magalada Atlanta Ga.
Waxaan tacsi u direynaa dhamaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii uu ka geeriyooday Shiikh Cumar Shiikh Maxamed Faarax oo ku geeriyooday wadanka Soomaliya Ilaaheyna waxaan uga baryeynaa inuu jannadii fardowsa ugu deeqo eheladiisina samir ka siiyo. aamiin aaamiin aaamiin
Gudomiyaha beesha Karanle.
![]() |
Socialize