Bahda Isboortiga Soomaaliya oo Tacsi tiiraanyo leh oo loo diraayo Cabdulqaaadir Xasan Xeyle (British)

 | INNAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

CABDULLAAHI AXMED TARABBI
MAXAMED MUKHTAAR SHEEKH
CALI MAXAMED AXMED (CALISACIID)
CABDULQAADIR MAXAMUUD CABDULLE (CABDI CADDE)
FAARAX CALI MACALLIN
MIRE SHIIKH CUMAR (MISHOM)
AXMED XUSEEN CUMAR (AXMED KEY)
MAXAMED MAXAMUUD CALI (BUUBSHE)
XUSEEN XASAN (BOOT)

Dhammaan Bahweynta Isboortiga Oo Isugu Jira Masuuliyiin Iyo Garsooreyaal Kubadda Cagta Kuna Nool Wadanka Sweden Waxey Tacsii Tiiraanyo Leh U Dirayaan Garsoore Heer Caalami Cabdulqaadir Xasan Xeyle (British) Oo Aabihii Allaha U Naxariistee Xasan Xeyle Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho Dhowaan.

Asxaabtani Waxey Iyagoo Ka Tiiraanyeysan Geerida Tacsi Taa La Mid Ah U Dirayaan Qoyskii, Eheladii Iyo Dhammaan Asxaabtii Uu Ka Geeriyooday Marxuumka Allaha U Naxariistee Xasan Xeyle.

_____________________________________________________________________________________________
Abdulahi – Sweden Xasan | abdullahihassan@hotmail.com
Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on June 3, 2012. Filed under Tacsiyada, Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.