Xaaska R/wasaarihii hore ee Soomaaliye oo aflagaado u geysatay shacabka Soomaaliyeed

Xaaska R/wasaarihii hore ee Soomaaliye oo aflagaado u geysatay shacabka Soomaaliyeed

Gabdho Soomaaliyeed oo Muqdisho,  gobolo ka tirsan Soomaaliya & qurbaha ku dhaqan ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey hadalo ka soo yeeray Adna Aadan Ismaaciil oo ka mid ah dadka u ololeeya gooni isu-taaga maamulka Somaliland oo shir lagu qabtay Biljamka oo ay   ka jeedisay hadalo gef & meel ka dhac ku ah guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshadda ku dhaqan gobolada Koofurta Soomaaliyeed.

Gabadhan oo soo noqotay marwadda R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Max’ed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa ummadda Soomaaliyeed ku tilmaantay in ay kulligood yihiin argagixiso, burcad badeed, hogaamiye kooxeed & wax aan u qalmin in sida bini’aadamkii loola dhaqmo, waxaana hadalada ka soo yeeray si weyn uga carooday gabdho Soomaaliyeed oo qoraalo ay na soo gaarsiiyeen aan ka soo qaadanay qeybo yar.

Drs. Siciido Cabdi Cali oo ka mid aheyd dadkii naqdiyey hadaladda Adna, ee farriinta na soo gaarsiiyey ayaa sheegtay in maamulka ay sameysteen gobolada Waqooyi ee Soomaaliya markii laga diiday in ay gooni ka noqdaan Soomaaliya in ay u soo jeesteen aflagaadeynta & dhibaateynta ummadda Soomaaliyeed, waxeyna hadalada Adna ku tilmaantay kuwa mudan in lagu qoro diiwaanka taariikhda Soomaaliya.

“Ummaddii ay ka dhalatay ee Soomaaliyeed ayey kala soocday, qabiilka Isaaqaa  nasab ayey ka dhigtay, Soomaalidii kelena argagixiso & burcad badeed ayey ka dhigtay, waxey ilowsan tahay in ninka Alshabaab madaxda u ah inuu ku dhashay gobolada ay sheegeysano”

 Jaa’iso Xassan

Naagtan waxey u geftay ummadda Soomaaliyeed si cunsurinimo ahna ummadda Soomaaliyeed ayey u kala soocday, wixii qalbigeeda ku jiray ayey soo saartay, shacabka Soomaaliyeed ee ay u geftay waa in ay raaligelin buuxda siisaa, wixii ku raacsan ama haddii ay jiraan ummad hadaladda ay ku hadashay ku taageersan ha ka baxaan Soomaalinimada oo ummad kale ha sheegtaan

Faadumo Isaaq

In meel fagaare ah lala soo istaago aflagaadeynta & uskageynta dadkaaga oo codkarnimo laga raadiyo waa nasiib darro

Caasho Xersi Xassan

 Waa Ayaan Xersi dii 2-aad, waana qof habowsay oo diinteedii & ummadeedii aflagaadeyneysa, si ay  u beerlaxowsato ajnabiga dhageysanaya, waxeyna ilowsan tahay in kuwa dhageysanaya   niyadda ay ka leeyihiin {adiguna waxa aad tahay dameer ka mid ah dameerada aad caayeyso}

Faadumo Nuura

Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan Jabuuti ilaa NFD ha dhageystaan islaantan waxa ay ku hadashay, sida ay keligeed dhulka isugu jiitayna waa arrin la yaab leh, waa la baryootamaa laakiin sidaas inaad isku deldesho ma ahan, hadaad dhimaneyso dhareerka waa la iska duwaa”

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on June 10, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

20 Responses to Xaaska R/wasaarihii hore ee Soomaaliye oo aflagaado u geysatay shacabka Soomaaliyeed

  1. Ednaay habar waalatay baa tahay ee Fowsiya yuusuf xaaji Aadan bari rer koofur hakaa baridee BUTTANA BATANTATA.

  2. Ugu horeyn umada asoomaaliyeed waxaa kusalaamayaa salaanta islaamka asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu salaan kadib anigoo dhalinta kunool muqdisho kana dhashay koonfurta soomaaliya waxaa qabaa ra’yi ah in laba loo kala qaado reer waqooyiga labadaasna oo kala ah kuwa
    * cilmi leh jecel soomaliya
    * kuwa aan cilmi lahayn jecel jaadka waxa loo yaqaan.
    Marka anigoo ka ambaqaadayo ra’yigeyga naagtan midabka soomaliya wadata waxaa ku qiyaasayaa inay kamid tahay kuwa jaahilka ah jaadkana jecel marka shaqsi muqayil ah waxa uu doono buu sheegi karyaa lamana yaabayno oo qof naftiisa dayacay waaye soomaalina dan kama lahan qofkaas oo kale.
    Soomaaaaaaaaaaaaaaali soomaaali baa leh war hooy soomaaliya soomaali baa leh samaanteed iyo xumaanteed war hooy soomaali soomaali baa leh.
    Soomaaaaaaaaaaaaaliya hanoooolaato

  3. EDNA WAAN SALAAMAY SALAAN KADIB

    WAXAAN EDNA KU DHIIRI GELINAYAA INEEY HALGAN KEEDA SIDAA KU SII WADO WALIBA AAY SI BALAARISO ILAAHEY GARABKEEDA HA GALO.
    SOMLIDA WAA DHIB BADANYIHIIN.
    ILAAHOW EDNAAY EHEL SOMALI UNOQO

  4. adni waxay utahay ina godane edo labadooduba waa qabiilka isaaq- arab, guulane markaa raali noqda waxa layidhi riyo haday dub leeyihiin dabadooday ku qarinlahaayeen

  5. Qaxbad gaboowday dadkoo dhan ayeey col latahay ee maaha uun Soomaaliya ee walaala yaal Hawiye iyo reer banaadiriyoow raali ahaada Dhiladan waalan hadalkeeda ah noo qabanina. waad aragtaan in sirtaeeda gargaar sheegay oo waligeedba nin kii dhintay way uun u saarnayd ee manu qabin waagaa ilaa maalinkan maantaa way waalantahay. waligay waan maqli jiray maqabee way iskala joogtaa, gargaar wuxuu yidhi dhagax ha lagu dilo sida ay diintu qabto oo waa zaaniyad.

  6. qoftaan cimriga beliseed ku jirta ALLaha soo hanuuniyo ( YAA RABBI HUSNUL KHAATUMA.

  7. Asc waa idin salamay salan kadib naagtan waa nag maseyrsan ee warkeeda kasoo qaad maleh maxaa yeelay somali waa isku wada mid dhamanteed haday xun tahay iyo haday fiican tahayba lkn naagtan ninkii qabay alaha unaxariistee ayaa kamaseyriyay marka maskaxda ayaa looga jiraa ee warkeda waxba yaanan la boon boonin e faraha ka qaado wa bilaahi towfiiq

  8. gargaar Jaamac

    Reerkan Araba ayaan la hadlayaa war islaantan asaasaqday maad raali galin ka bixisaan Aflagaadada ay u gaysatay HAWIYE. badariyadn sakhraamada oo waligeedba waalayd oo hinaasuhu waalay waligeed waxa ka hayay hinaaso marwadii sharafta lahayd msteo caasho ee uu qabay marxam Maxamed X I Cigaal waxaay jeclayd in uun maalin uu si dhaba loo guursado waanay socon wayday,anagu waxaanu nahay xogogaal taarikhda islaantan si wanaagsn ayaan ula socda.waliyo bille HAWIYE adoo Hargaysa jooga ayeey qoorta kaa jarai doonaan. war waxaa suragala markay hadlaysay hoteed inay waxoogaa khamria soo qudhqudhisay.

  9. gargaar Jaamac

    Ragan Arabihi maxay la aamusnyin my ka raali galiyaan HAWIYE aflagaadada ay islaantan asaasaqday ay gaysatay.badariyadan waalatay ee waligeedba hinaasdu haysay oo ka hinaastay marwadii caasha ee uu sida runta ah u qabay Maxamad Xaaji Ebraahim Cigaal anagu waanu ognahay sida la gu qabay islaantan waxaanu nahay xog-ogaal aany wax ka qarsoonayn.

  10. axmed maxuud ogadano waxaa uu radinayo waa aqoonsiga soomali laan diinta muu geeyo isaq ayoogaoo qaba isoo badhigayan feec buuga misan lafiiryo raga iyo dumarka aarooskoodi ugu dabeeyay ikraan carelae may baraan diinta islamka wax ay kaqabto dhaqan aydii labashiyeenayo ay soosaratay feec buuga waayab ee waye kuuyelay seeba muransade uu cel qabo dhar baxidii kuweyd ku dhaday iska tir tirayo raxweyn oo asgana biya laga iibinijiray ayaa manta shaba ubadan waa yab

  11. axmed maxuud ogadano waxaa uu radinayo waa aqoonsiga soomali laan diinta muu geeyo isaq ayoogaoo qaba isoo badhigayan feec buuga misan lafiiryo raga iyo dumarka aarooskoodi ugu dabeeyay ikraan carelae may baraan diinta islamka wax ay kaqabto dhaqan aydii labashiyeenayo ay soosaratay feec buuga waayab ee waye kuuyelay seeba muransade uu cel qabo dhar baxidii kuweyd ku dhaday iska tir tirayo raxweyn oo asgana biya laga iibinijiray ayaa manta shaba ubadan waa yab

  12. Somalida runta wey dhibsadaan.

    Edna runta ayey sheegtay maxa lagu haysta? Diinteena Islamka aya ina fareysa runta.

    1991-2012 colaad iyo dil dhac kufsi afduub miyaanu ka socon koonfur Somalia.

  13. anigu waxaan taaska oranlahaa qofkastaaba inta aqligiisu yahay unbuu hadlaa mana umalaynaayo aflagadas inay cidna waxudhimaysto waxaana fiican qofwalba inuu dhibcihiisa ilaalsado maxayeelay somali meel makalajirto hadadcaydana adigu ma.ree yurub batahay insha,allah waxanrajaynaa inaahelno dowlad lagunasto manajiridoonaan waxkalago insha,allah walashayda qaaligana waxan usheega inaya aakharadeeda ilaalsao aakhiru saban baalagujiraaye

  14. Shekada aqoonsi raadiska waxaan ay islaanta ku hadashay wax la mid ah ama kadaran ayeey u sheegaan reer galbeedka maamulkooda,waxay kale oo ay isticmaalaan dumar ka soo jeeda hargaysa oo la yiri waxaa qaba niman cadaan ah oo qayb ka ah ictiraafraadiska.
    qoftaan sirteeda way fakatay.

  15. walal waxan idin shegaya gabadha hadashay rayigeeda ayay ku hadashay walalah somaliyed melgasta aad jogtan intad isku tagtan mawaxad karan wayden kacanta isqabsada oo wilasha laa qabiilga ‘aah eed shegteen MAXAD ISKAGA QAABAN WEYDEEN GOODANE IYO MECAAD OO U DHASHAY SOMALILAND OO IDINKA IDIN GUBAYA.

  16. waa wax aad laaga xumaado laakiin way arkee mardhow

  17. waa wax laga xumaado hadal kay ku hadashay naagtaas saasna laguma raadiyogof muslim ah in ay saas ku hadasho ma ahan taas hadaan ka gudbo walaal yaa waaye waxa maan ta koofur kadado xasuuqaaga horeeya Ahmed Abdi Aw Mohamud Godane oo u dhashay beesha Isxaaq gaar ahaan Arab,ahna Amiirka ama Hogaamiyaha Maleeshiyaadka Al-Shabaab,
    Ibrahim Xaji Jamac Meecaad (Afakhani) oo u dhashay beesha Isaaq gaar ahaan Sacad Muuse,reer Shardoon.
    Ibrahim Afakhani waa madaxa amniyaadka Al-Shabaab iyo Abaanduulaha Maleeshiyadaas.
    Ninka Sedexaad waa Abdullahi Mohamed oo loo yaqaan Abdullahi Gaab,una dhashay Isaaq gaar ahaan Arab,hooyadiina tahay Habar yoonis.
    Abdullahi Gaab waa ninka Al-Shabaab u qaabilsan hoowlgelinta iyo Tirakoobka Maleeshiyaadka.
    Ninka Afaraad waa Sakariye Ismail Ahmed Hersi oo u dhashay beesha Isaaq gaar ahaan Habar jeclo.
    Sakariye waa madaxa Sirdoonka Al-Shabaab.
    Ninka 5-aad ee xasuuqa ba’an ka geystay Koofurta Somalia,laguna derin Warbixinta Mareykanka waxaa lagu magacaabaa MMNUR Faruur,oo u dhashay beesha Isaaq gaar ahaan Habar Jeclo.

  18. Run ahaantii islaantaan waxay tiraahdo in la tixgeliyo anigu muhiim uma arko. Waa caado ka hirgashay Hargeysi in dadka Soomaaliyeed la aflagaaddeeyo, taas oo runtii cidina isku xiijayn oo laga soo qaado dad caadifad iyo ciil u go’ay. Waxaa magaaladaas ka caado ah waallida dadka oo boqolkiiba bar in ka badan madaxa looga jiraa, aqoonsi ayaa lagu maaweeliyaa iyo adduunka ayaa Soomaalida kale idinka jecel.

    Marka sidaas awgeed waxaa habboon Qarannimo in ay u kuurgasho arrimahaas kana feejignaato “hadaaqa”. Hadaaq waxaa la yiraahdaa waxa uu ilmuhu inta uu af baran ku hadlo ee aan micne lahayn, waxay ka dhigan yihiinna la aqoon. Qabiil weyraxay iyo arrimihiis muhiim uma aha dadweynaha Soomaaliyeed ee sharafta mudan, meel kasta oo ay joogaan, taas oo adduunkuna ogsoon yahay.

  19. Walaalayaal Xaal qaata, af xuni ninkiisa ayuu ku yaalla- dhibkaas ayay koox yar oo inay goosato rabtaa dadka Gobolada Waqooyi kula nool ku hayaan -waa run kuwa SHABAABKA hogaamiyaa ee maanta Lacagta lagu doonayaa waa haybteeda, waxaad ku dhaaftaan Odeygeedii Dhintay ee Sharafta lahaa ee qabi kari waayey.

  20. maryan xaaji axmad tuure

    anigoo ku hadlayo magaca gabdhaha somaliyeed qaas ahaan gabdhaha reer muqdisho kana mid ah gabdhaha ama qowmiyada koofur somaliya waxan aad uga xumahay inay wax ka sheegtogabar isku sheegayso inay somali tahay laakin aflagadaynayso walalaheda somaliyed lakin waa gabar aan damiir lahayn waxaan ku waday gabar aqoon leh laakin waa jahilad aan damiir lahayn waxaana usheegaya inaadan ugafin dad kaaa sharaf badan kaana cilmi badan kaana dacadsan adigana waxaa tahay cunsiriyad aan waxba aqoon ee ka toowbo keen caydaada jahilnimada ahayd ee kanoqo