SSDF & SNM oo weli ku jira maxmiyada Ethiopia

  OPINION / FIKRAD – by Dr. Ali A. Hiraabe - Hoolka wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska Puntland ayaa waxa lagu qabtey munaasabad balaaran oo loogu dabaal degaayey xiligii Ethiopia laga tuurey xukunka keligii taliska ahaa ee Mingiest Hayle Mariam oo 21 sanno ka soo wareegtey,sida oo kale Xaflad lagu maamusay sanad guuradii 21 aad ee ka soo wareegtay xiligii awooda laga tuuray sanadkii 1991-kii Mingistu Hayla Mayran  ayaa iyaduna lagu qabtay Hoteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa,labadaa xafladood waxaa ka soo qeeyb galay labada qunsul ee Ethiopia u fadhiyo labada gobole ee Hargeeysa iyo Garow,Somalida waxaa aay isweeydiisaa goboladaa ma Ethiopia ayaa leh  ?? maxaa keenay in calanki Ethiopia iyo sanadguuradii Zanawi dalka gudihiisa laga xuso iyada oo la ogyahay taariikhda Ethiopia iyo Somali waxiii kala gaaray ??? , rag xilal ka haya ayaa xaflada ka qudbeeyay ayaga oo ilwsan in dhulka,dadka iyo diinta goboladaa aayan la wadaagin Ethiopia dad ahaan diin ahaan iyo dhul ahaan balse aan kala nahay laba dal oo dad ahaan diin aahaan mid kala fog, shacabkii ka qeeybgalay waxaa aay ahaa 100% somali aanan dhiig iyo diin wadaagin Mingisto iyo Zanawi balse hadafka xaflada eey tahay bilow ogolaashaha maxmiyada iyo gumeeysiga cusub ee Ethiopia.

Akhristo ma mudan tahay in xafladaa lagu aflagaadeeyo taliskii Siyaad Bare iyada uu hadafka uu yahay raaligelinta Zanawi ??? SSFD  iyo SNM oo ahaa jabhado guracan oo Ethiopia  abuurtay ayaa weli waxaa socda siyaasad gumeeysi doon ah, xaqiiqdii waa caqabad weeyn maxaa yeelay danaha shaqsiyaadka hogaamiya Garowe iyo Hargeeysa ayaa u muuqda kuwa ka hormarinayaa danaha umada aay hogaamiyaan in aay ka weeyn tahay midka aay ugu adeegayaan dalka Ethiopia balse Rasuulkeena suubbani (Sallallaahu calayhi wasallam) waxa uu leeyahay: ( (Qofka waxaa dembi ugu filan inuu dayaco kuwii loo xilsaaray daryeelkooda). Waxaa la weriyey in ninka ka cararaa caruurtiisa in uu la mid yahay nin Eebbe ka cararay,Puntland iyo Somaliland inta aay ka cararaayaan Somali ayeey hogdheer ku dhaceen,taasi waxaa sabbab u ah wax magardka hogaamiya labadaa gobol.

Xiligaan qofka xilka qabanaya waxaa quman in uu noqdo xurma-doon shacabka iyo umada uu xilka u hayo ka doono sumcad xurmo iyo amaan,maaha in raaligelinta Zanawi iyo Ethiopia laga hormariyo umada xilka loo hayo,dib u fiiri Madaxweeyne Aadan Cadde,dagaalkii sokeeye ma uusan saameen balse waxaa loogu magacdaray madaarka Muqdisho,iyada oo la ogyahay in dalkaani uu soo maray madaxweeynayaal faro badan,waxaa la joogaa xiligii wax la abuuri lahaa ee lama joogi xiligii wax la guran lahaa,kuwa xilka ku raadinaya raaligelinta Zanawi waxaan leenahay Ilaahow naga qabo,waxaan aad ugu xumaaday Sanadguurada Itoobiya oo laga xusay Puntland iyo Somaliland, waxaan is weeydiiyay labada gobol ma Ethiopia ayeey ka tirsan yihiin,maxaa ka galay  sanadguuradii xukunka keligii taliskii Mingiest Hayle Mariam oo 21 sanno ka soo wareegtey, waxaa taasi ka sii fool xum in saraakiisha  Ethiopia aay ka qudbeeyaan degaanadaa,waa dhab in laba qunsul aay ku leeyihiin Ethiopia Garowe iyo Hargeeysa bixiyaan VISO dal ku galka Ethiopia,Adno oo aheeyd Wasiiradii hore ee Arimaha Dibada Somaliland  iyo marwadii Ibarahin Xaaji Cigaal ayaa ii xigatay iyada oo dhaheeysa koonfur waa warshadii al-shabab iyada oo la ogtahay in ina adeerkeed weliba jilib hoose aay isla yihiin Godane uu madaxa ka yahay ururka  al-shabab sida oo kale Ibrahim Xaji Jamac Meecaad (Afakhani) oo u dhashay beesha Isaaq gaar ahaan Sacad Muuse, Abdullahi Gaab waxaa uu u dhashay Isaaq gaar ahaan Arab, Sakariye Ismail Ahmed Hersi waxaa uu u dhashay beesha Isaaq gaar ahaan Habar jeclo sow lama dhihi karo Adna waa Hooyadii Al-shabab ama ayeeyadii al shabab.

Akhristow daawo sawirada taariikhda galay ee dhulkii xorta ahaa laga dhigay mid maxmiyad ku hoos jira.


Adna Xoola doon

Gen. Cabdisamad Cali shire

Col.Abraha

Gen. Siciid Maxamed Xirsi

Shacab baahan oo xaflada soo camiray

Weli Puntland waa  aay diidan tahay Roadmapka iyo somalinimada halka aad arkeeyso marwalba in Faroole uu u cararo Zanawi Alow Sahar umuuraha.

__________________________________________________________

Dr. Ali A. Hirabe             Hirabe-a@hotmail.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on June 11, 2012. Filed under Opinion / Fikrad. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

30 Responses to SSDF & SNM oo weli ku jira maxmiyada Ethiopia

  1. MARKA HORE SALAAN DHAMMAAN UMMADDA SOMALIYED EE CAADIFADDA QABIILKA KA CAAFIMAADKA QABTA .
    MARKA XIGA WAXAAN JECLAJAY INAAN WAX YAR KA IRAAHDO DOQONKA ABGAAL
    EE LABAXAY DR. HIRAABE , DR HIRAABE MAAHA EE WAA CAALLE AMA CAAQ HADBA SIDA AAD UTAQAANID MIDA KALE WAA QOF AY QABYAALADI SANDAQADO KAKOR DHISATAY OO AAN RABBINA AQOON WAXA UU KUHADLAYANA
    AAN KALA AQOON INAY KHALAD YIHIIN IYO SAX YIHIIN.
    AANNA GARAWSANAYAN WAXA UU WAXKA SHEEGAYAA INAY YIHIIN DAD ISLAAM AH OOWAXAY KAQABAAN AANAY JIRIN, ILAAHAYAN MA BANNAYAN IN QOGF IS LAAM AH OO AAN WAXABA LACAAYO AMA LA AF LAGAADEEYO.
    ISKU SOO WADA DUUBOO DR XAARE WUXUU PUNTLABND UQUURI LA,YAHAY
    SHARAFTA ILAAHAY SIIYEY IYO HORUMARKEDA.

    DR XAARAOW MCIRKA SOO LEEF AYAAN KULEEYAHAY PUNTLANNA AFKAAGA XAARKU KA DA,AYO OOKLALE WAXBA KAMA QAADI.KARO
    WAXAAD TAHAY QURMUUN XUN OO GHAWIE AH KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.

  2. waxaan la yabaa qabyaalada heerkeey gaarsiisan tahay. anigoon weli aqrin qoraalkaan cinwaanka kaliya an ka jawaabaa.isaaq land iyo majeedheen land.waxay kun mar dhaamaan mooryaan land. sababtaan u leeyahay waxay tahay sedexduba iyagoo cumalaa kufaar madoow iyo cadbo ah ay xoogaa kala caqli badan yihiin oo uma saxiixaan in marastooda 24/7 madaafiic laguma garaaco.sida hada ka socoto xamar “qafaal ku meel gaar ah” in laga beesh mushtaro shacabka la dulmiyay ee koofurta.gabdhaha muslimaadka lagu kufsado.and so on.marka hiraaboow xaqa allaha ku tusiyo malinta qiyaamo isku qabiil an eheen kaama dhiciheysee. ilaahay waxaan ka baryaa in umada soomaliyeed ka dul qaado cadawga iyo cadaw kalkaalaha. wabilaahil towfeeq.

  3. To. Ninow macalin, been haddaad sheegeyso wax u eg baa la sheegaa, 1. reer qardho ninow lama baxaan. 2. Qardho nin mj ah oo misana mj waxka sheegaya ma arag sababta oo isagii baaba ahe ma isagii baa wax iska sheega.
    Ethiopia ma laba mise waa mid, saw tan sh. shariif maalinwalba uu kusii ordayo. SSDF iyo SNM hadday dambiile tahay USCdii uu Dr Doqonow uu wakiilka europe u ahaa ee dalka oo idil dumisay hadduu dad lahaa iyo hadduu duunyo lahaa iyo hadduu qaran lahaa baad maanta taageersan tahay oo difaacaysaa.
    Ninkaan Dr Doqonow waaba dambiile asagaana isku qiray waa in lasoo qabtaa waa war criminal marqaati uma baahna asagaa isku cadeeyey inuu USC wakiil uga ahaa Swedan waana ururkii ugu xumaa oo Somalia taariikhdeeda gumaad ka geystay kii ugu xumaa. ilaa kaasoo kale lasoo qabto oo maxkamad lasoo saaro Somalia degimayso.

  4. abdulaziz ahmed mohamed mao

    acw
    Dr. Hiraabe waxaad tahay nin aqoonyahan,markaad hadleeysid sida runta ah aan cidna ka gabanin warkaadi ka bixi, waxaad soo qaaday ururada hubeeysan ee Soomaaliya maxamiayada ku jiraan weli SSDF iyo SNM waxaad ka tegtay ururkii uga weeynaa ee xukuumadii Siyaad Bare waddanka ka saartay uuna ka mid ah weli safka hore ah maxamiyada Ethiopia. Ururadaasi aad soo sheegtay SSDF, SNM iyo USC dhammaantoodi hoggaaminaayo madaxweynaha Soomaaliya mudane SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED
    shalay haddaad xusuusatid xilligii maxkamadaha uu ahaa hoggaamiyihii uga sareeyay uu diidanaa faragelinta iyo joogitaanka ciidanka Ethiopia si cad ayuu uga soo horjeeday, markii loo doortay madaxwenimada isla markii wuxu ku biiray dhinaca Ethiopia wuxuuna oggolaaday in Somalia maxamiyad la geliyo qalinka ayuu saxiixa ku duugay,, markan Dr. Hiraabe maxay is dhaamaan dowlada KMG Soomaalia.
    shacabka Soomaaliya illaahe ha u naxriisto.

    • abdulaziz ahmed mohamed mao

      acw,
      Dr.Hiraabe, hadalada aad ku hadashay waa sax weeyaan, waa wax loo baahan in wax walba runta laga sheega, Somaalidu runta ama xaqiiqda marabto waana cawaam. Somalia ma’aha dad damiir leh, wadaniyad ma’ah,islaanimo magaranaayaan waxay garanaayaan qabiilka iyo naftoodi waana dhuuni-qaatayaal, nin waliba wuxuu u ordaaya kursi inuu taliyo, inu talliyo maxume sidii wax loo taliyo ama nidaam ahaan ma yaqaano.
      Dr.Hiraab waxa aad sheegeesid waa runta, anigu dad makala saaraayo waa iskayi mid caqligooda waa hal (waxaan illaahee ka baryeya inuu ummadda Soomaaliyeed haddeeyo ama hanuuniyo amin amin amin) wixii kheeyr ah allaha no waafjiyo.

  5. To: Guest

    Waxaan ku weydiyay Moryan yahow dhulka uu Majerteen kaa qaday xaguu ku yallay ma Bulo Xubey iyo Waxara Caddaa? Xamar waa la isku haystaa dadkii cisiga iyo jarafta lahaa ee aan cidna dhib u gaysan ee Banadiriga ahaa ayaa Xamar u tagan, Majeerten wuxuu Xamar kugu yimid, adoo dameer biyaha ku dhamiya laba qaydna kuu xiran yahay,Balkana Balcad ka keena, Kawanadana hilibka ku gada, sida dharka loo gashto iyo sido loo hadlaba iyagaa ka barateen ma mantaa ku jisartay, calanka iyagaa kuu disign gareeyay, xornimadii aad dubateena iyagaa kuu soo dhiciyay, Thanks 13 SYl oo dad badan oo wanaagsan ku jireen, ma illowdeen Yasin Cismaan, Dahir Dhagaweyne, iyo raggii kale oo Mure ka mid yahay, ma Illowday Weligii abdirashid Cali Sharmake tariikhda soo baro jisaaryahow. Maxamed Siyaad allaha u naxaristo oo Maliyadii Dalka, iyo xukunkii gacanta idiin galiyay ayaad saad aragteen ugu abaal gudeen Majeerten xaguu jogaa. Tanks Cawale calanka aad hadda huwaataan oo muwadiniinta isaga dhigtaan waxaa keenay nin Majeerten ah u sheeg Sharif ha badalo Calanka? Inkasta oo aan shaqsi ahaa wax dhibi aan ka sheegen Madaxweyne Sh Sharif waa nin xishooda cidna aan u gafin, cidna aan duulan ku ahayn.Marka Isaaq oo dalkoodii hagagsaday iyo Mj oo basiin qoday ha ku waalan ee maatadaa iyo dhulka aad ku faaneyso u damqo. Haddii aad Soomali tahay ama cad walaaltinima ugu kaa haray Taladii sayid Maxamed Abdulla Hassan Dubai uma aadan iib keenteen, doqon yahow kuma iidin fakarteen idinkoo waxaas oo dakano ah galay inaad Darood Ismaciil kala qaybisaan.

  6. To: Ciise Jama

    ASCW

    Salaan kaddib, waxaan rabaa inaan kaga jawaabo qoraalkaaga, ninka aa Boqorka ku sheegtay wuxuu rabaa xukun nin amaantiisu badan tahayna laguma sheegaynin waxaa lagu xantaa Bakhayl, Bakhaylkana Illahay ma jecla iska daa Aadanaha, Halyeyga aad Gagaab ku sheegtay waa nin u soo tafaxaytay burburka Puntland oo xataa isku dayay inuu Dhulbante xulufo ka dhigto Thanks Tigey haddii usan ka damqan maanta Puntland ma jirteen. Dhunbante waa harti waa runtaa waa walaheen, ciilka ay ku jiraan maantay iyagaa is baday, waa sii socdaan soo socdaan, meel ha isugu lugu duwaan, barna waxay jiraan S/Land barna P/land waxaa ka suurowda adiga oo u hiilinaya iney gadaal ka toogtan wey kula dhasheen mooyee maha dad ku jecel. Cali Khalif Galeyrna hantidii Qaranka oo uu dowladii M/Siyad la soo baxsaday kaliya hala weydiiyo? Isaga uma bahni inaan babkiisa furo, Faroole waxaa lagu xantaa nin aanan waxba deqin isaga iyo wiilashiisaba diyaar u ah iney wax urursadaan lakiin xoolo xaran ah xagee lagu garaa? Waqtiguuse waa gababsi inta aan burbur isku horseedi lahayn odayadeenu waxay door bideen inuu waqtigiisa dhameysto, waqtigii dowladii Cadde Muse oo Faroole ahaa wasiirka Maliyadda, maalintii laga qaday maliyadda goob joog ayaan u ahayn wuxuu sameyay dagalkii uu soo qaaday iyo wiilashii yar yaraa oo dagaalka ku dhammaday, isagana waxaa lagu xantaa Af Walinjo oo macneheedu yahay wax ma deeqan lakiin maanta shaqo ayuu hayaa cid badali karta aan jirin xilligan kala guurka waa in aan sugnaa, Cadde Muse laftiigusa xoogagiisa waa soo qaatay, waxyaabo wanaagsanna waa suubiyay afkiisana amaan ayaa laga helaa, marka isma dhaanto iyo dhasheed weeye Soomali Illahay Cadil xaqaani ah oo xaraanta ka fogaada Allaha u keeno, cooladanna Rabbigay haka dulqaado.

  7. To: Ninow Macallin

    ASCW
    Horta waxaan aad iyo aad uga xumahay marka aad rabtaan inaad Faroole
    wax la sheegtan inaad la soo bodan Majeerten, Mansha Alla waa dad Illahay badiyay nin doora oo badanna uu ka dhashay, Haweenka Soomali ugu quruxda iguna kartida badan oo Ebbe aftahanimo ku maneystay Rabbigay ka dhaliyay marka duulkaas Illahay sharafka iyo ciska siiyay Faroole ma xambaran karo ee waa ka shaqsi, waa Madaxweyne xumaan iyo samaan labada yeelan kara dhaxalka uu nooga tagana, taariikhdaa xusi doonta. Marka Bowe haddii aad Karkaar u dhalatay, iyo hadii aad Mudug ka timidma Moryanta walalaheena wax macna uma sameneysid waxay kuu arkaan dameer iyo labadiisa dhegood, adiga oo shekh Heblow lagugu yeeri doono Bisha August hadii Ebbe idmo calashan Patrol ka dhulka ha isku jiidin, cadowgana ha u jabin, saxiibkaa cadawgiisa waa cadowgaa.

  8. KU:Dhardheer

    waa cadahay hadafka iyo ujeedada aad ka leedahay mucaarnimada maqaalada Dr.Hirabe ,haddii aad qabiil tahay Dr.Hirabe qabiil ma aha waxuu qoraa runta iyo siyaasada somalia meesha laga haysto,Puntland iyo somaliland waa laba gobol oo shacabkooda hortaagan midnimada somalia,Isaaq iyo Majeerteen maxmiyad ayeey dalkii geliyeen sow dhab maah,xafladaha Xabashida ee lagu qabanyo dalk xor ah ma aha wax wanaagsan,Faroole iyo Siilaanyo maaha dad ka qarsoomi kara umada somali,majee´rteen waa cadeeysteen Zanawi in uu yahay Aabahood,doqonow waxba umada kama qarsoona waana ku mahadsan yahay Dr.Hirabe runta uu ka sheegay waxa jira,aniga reer Puntland ayaan ahay weliba reer Qardho Faroole gumeysi iyo burbur ayuu u horseeday Puntland,dhawaan ayaa laga qaban doonaa.
    wabilaahi towfiiq

  9. KU: Dhagdher

    Bintland macnaheeda ogow waxaa uu la mid yahay carabiya oo dadka carabta ahi ugu yeeraan gaariga,waa magac haween sida carabi haweenka caqligooda u leeyihiin ,sidaa ayeey Bintland iyadana u muuqataa,waxa qarsoon maaha.ciise maxamuud oo kaliya ayaa Bintland awooda haysta ayaga ayeey u gooni tahay,Harti waa kala tagay dhulos waad arkeeysaan ,warsangeli waxaa ka adag cida ceelka geeysa miyaadan ogeeyn,ciise maxmud dalka laguma aamino karo dagaalka waa uu bilowad,Boqorkii C/aahi saciid Samatar waakaa dhaaranaya ,Gaagaab waa mujaahid diidan Faroole la arki doone Bowe.

  10. Dr. Doqonow war aamus war ummaddu wax waalan baa ka buuxa wax jiran baa jiraa wax maragataa jirta meeqaa lagu lahaa waa kaase wax ka faa’iid, hadda waxaa meeshii soo galay kuwii Paltalkyada sida dhagdheer iyo groupkiisii welcome guys ama faaniya Dr Doqonow ama qaata oo fooriya idinkaa isku fiican. KKKKKK kuwii dhan walba u tuurii jiray weeye Dhagdheer aakharkana dadka asaga isula fiican.

  11. To: Ciise Jama

    Erayga Bintlad waxaa horey u yiri Garadkiinii alcholistaha ahaa ee ina Cali Garaad, weli Isin soomaliyeed oo khamri caba lama sheegin waa arrin ugub ah oo Soomalida ku cusub jaajusnimo waa idiin dheertahay ilaa Sayid A hassan Rabbi ha u naxaristo min dowladii Siyaad Barre, intaas idinkagama badinayo waxbaan xeerinayaa, oo ah (Tolnimo).

  12. To: Kulmiye

    Waxaan jeclaan lahaa lahaa in aad marka hore sida loo hadlo aad
    soo barato xow ahaa, orey ayaa lagaa garanayaa inaad tahay Moryan ciil badan qaba, ma gurigii aad iga dhacdaa kugu filaan wayay, mise beertii aad iga dhacdaa abuurkedii si fican kugu soo bixin, Xamud Tooxow inuu magacaga yahay ayaan shaki iga jiran, rajo haddaad ka leedahay inaad Puntland shaqo ka hesho kolaad kuuli xataa lagu qoro afkaaga edeb u yeel.

  13. AQYAAREEY NINKAAN HIRRAB LA DHAHAAYO WAA NIN JIRIN QORAALADIISA DHAN PUNTLANDLEE WAX KA SHEEGAA WAX KALE MA YAQAANO QABIILAA GOOGOOYEY MAALIN KASTA HAL WAXLEE INAAD QORTID WAA LAGA FIICAN YAHAY MARKA NACASKAAN WAXAAN U SHEEGI LAHAA FILIMKAAN WAA LAGU DAALEY EE SHEEKO KALE LA IMOOW FIKRAD QALAD AH QOF KAA DHAGEYSANEYSO MA JIRTEE NACEEBKAAGANA INAY KUGU RAACAAN QASAB DADKA MA KU GALIN KARTIDEE BISMILLAAHIYOOOW AR KAN MA QUUSTO MIYAAAA?.

  14. Xafladaha safaaradaha aduunka dadka u dhashay dalkaa ayaa xaflada dhigta,Puntland waxaa xaflada joogay shacab Bintland ah madaxdoodana waa alalaasayeen oo qudbooyin ayeey ka jeediyeen,meesha xabashi waxaa ka joogay coln.Abraha macnaheeda waxaa weeye gumeeysi cad,Ethiopia iyo Zanawi in Garowe iyo Hargeysa laga xusaa waa sharafdhac iyo dad laáan,Mingisto waxuu ahaa cadowgii somalia midka hada hayana waa ka sii xun yahay,dhulkooda xaflada ha ku qabsadeen maaha dhul xor ah oo calan leh cadow ku ahaa dadkiisa iyo diintiisa in xaflad loogu dhigo.
    KU: Cali bilaahi aamus oo ogow waxa aad taageereeyso,donimada adiga ayeey kugu soo noqoneeysaa,ninka qormada qoray waxaan leeyahay aragti dheer ayeed leedahay welise lama garan oo Cali oo aragti yar ayaa weli wax qoraya.

  15. Dr Hiraabe illaahay ha ku ciseeyo majeerteen waxay ku shaqaystaan qabiil iyo qiyaano ,waxay leeyihiin labo waji.
    wadankana waxow saas u naqday waa mj.
    wadanka oo dhisan ay qabiil ku kala furfureen oo kii meel madax ka ah waxow u adeegsaday inow dawladii lugaha u fakiyo oo jalaafeeyo.
    taas waxaa ka sii daran inay u adeegi jireen wadamada ka soo horjeeday horusocodka dawlada iyo dadka soomaalida.
    waxaa jiro labo qanjo oo soomaaliya saas ka dhigay waa Majeeerten iyo Isaaq .
    walibo Isaaq waxay ku talaxtageen xasuuqa shacabka reer muqdusho ayakoo is hdahaayo aqoonsi ku hela.
    waxay soo faageen qabriyadii ixtiraamka loo haayey,kuwaasna waa Isaaq wali waxa dhibka wado waa isaaq iyo Majeerteen kuwasna waa in soomaaliya laga qabto

  16. To. Sanka ninkan waa waalan yahay doqonimo iyo nacaeyb dad uu u qabona wuu ku darsaday marka meesha wuxuu la joogaa cay iyo aflagaado iyo shuqul caruur taasaana lala qastaa.
    To. doqon hiraabow ka waran maanta Ethiopia hadday leedahay kana baxday Beledxaawo, Ceelbuur, Wabxo Beledweynena ka xirxiranayso oo waan baxaynaa leeyihiin Sh. Sharifna leeyahay waan ka xunahay inaad naga baxdaan KKKKKKKKK ma 2 ethoipia jirta, Ethiopia koonfurta Somalia oo dhan awoodda ugu xooga badan ee joogta waa ciidanka Ethiopia taa haysasho maaha ee Puntland iyo Sland oo eeyan hal askari ka joogin bay haystaan, war meeshan waa meel qosolmiiran ah KKKKKKKKK.
    Somaliyey qof walba qabiilbuu ka dhashay dhib maleh laakiin waxaa halkaa idin dhigay qabyaalad waxa la yiraahdo sida uu u fikirayo Dr Doqon ee ah aniga iyo qabiilkayga khaladkoodu waa sax saxooduna waa sax. Taa ilaa laga baxo oo uu caqligu shaqeeyo Ethiopia ha eedeynina way idin haysan.

  17. macnaha qunsiliyad hadeey tahay heysasho safaradna maxeey noqonee waa yaab walahay .

    itoobiyaa qunsuliyad ku leh hargeysa iyo garoowe hadeey maacnaheeda tahay weey heysataa dhulkaas , safarada uga furan xamarna macnaheeda waa maxay ?

    waxaad ii sheegtaan waxa diidaya in wadanan qunsuliyadihiisa iyo safaradihiisa uu ku qabsado dabaaldag wadankaas laga xuso , maxaa yeelay hada ninkan aqoon yahaynka shegtay waxa uu ku ceebeyay puntland iyo somaliland itobiyeey u ogoladeen in qusuliyadahooda ay ku qabsadaan dabaaldaga wadankooda laga xuso , mise hadeey itobiyo ku qbasatay garoowe iyo hargeysa qunsuliyadaha uga furan xaflad macnaheeda waa qabsadeen meesha , marka hadaan soomalinahay sanad guurooyinka aan ku qabsano safaradaheena dibadaha ma waxaa inaan wadamadaas qabsanay ?

  18. noolow hiraabe garoowe iyo hargeysa waxaa xukuma x\le amxaar ah soomalida ku nool goboladaas waa laga qaxiyaa oo looma ogola in ey dagaan sida d\mirifle loo galay amaaxaradana waa lago soo dhaweeyee waxaa intaas ka sii daran markey 2ba dooda murmaan melas ayey u dacwoodaan maantana aids 2daas gobol waxa uu marayaa 40% ka macaasha amxaarka.nabadeey

  19. Waalidu ma aha in maryaha la tuurtuurto keliyah ee waalidu waa nin aan aaminsanayn soomaalinimada iyo Islaanimada oo hadana ka hadlaaya Soomaali soomali. Soomaalinimada hadaad aaminsanatahay waxaad ka xanuunsanlahayd dadkaaga oo isgumaadayo oo aan diin ay aaminsnayn isku dilaaya Hadii aad tahay nin cudur aan qabin iska imow adigaba shiribkaaga iyo dawlad damiinkaaga waan kugula faysteeneynaa Hadaad xanuunsanayso ka xanuunso kuwa maalinwalba xafladda iyo gumaadka kugu haya kuwa dhulkii iyo guryahaagi aad uga cararaysid oo aad badda iyo saxaraha ku dhamaatay adeerkaana aan ogolayn inay dalka ka baxaan
    Xanuunka ku haaya ha igula soo rafan
    Waan garanayaa waa waali waxa kaa hadalsiinaya ee Ilaah ha ku caafiyo Iska imow Puntland ama Somaliland nabadna ku seexo kamana baqaysid gawrac

  20. DR Hiraabe waxaa tahay Geesi wadani dhab ah , waxaa tahay Soomaali u dooda xuquuqda soomaalinimada.
    DR hiraabe guulayso.
    MAJEERTEEN IYO Isaaq waa labada Soomaaliya halkaas dhigay .
    Labadaas qabiil waa caadaqaatayaal wadaninimadu ku yartahay waxay wax ka gartaan dhuunta ,ixtiraam ma laha ,wanaag ma laha ,wadaniyad ma laha.
    Majeerteen iyo Isaaq gumaysiga ayaguu soo adeegsadaa ,al shabaab waa ayaga burcadbadeed waa ayaga ,wagacxumada ayagaa u soo jiiday soomaaliya.
    Ayakaa soo maali gediyey ,majeerteen waxay rabeen inay madaxnoqdaan Isaaqna waxay rabeen inay goostaan dhib kasta oo soomaaliya ku dhacay labadaas ayaa ka danbeeyey.
    Majeerteen dhulkayagii ayay qaateen oo hadda waxay yiraahdeen argagixiso ayaa joogta.

  21. VIVO Hirabe

  22. Sharmaarke xussen

    Ku: Cali warninka adiga kuma cayn,caydana waxaa eey tilmaameeysaa aqoon yar,fadlan webka in leeysku caayo waa mamnuuc,waxii fikir ah umada u soo gudbi,haddii aad dhibsatay waxa uu qoray Dr.Hirabe adba soo qor mid ka duwan mida Hirabe,intaas ayaan kugu nasteexeeynayaa.

  23. To. Dr Doqon. anagaa filin noo dhigaysaa, anagaa marna Dr Hiraabe noola baxee marna Maxud cali waana isfaanee.
    Xamar safaarada Ethiopia ayaa joogta maxmiyad maaha? haddey xaflad ku qabsato xorsaw uma aha, beentana jooji Garoowe safaaradooda ayey ku qabsadeen xarunta haweenka ma ahayn. Teeda kale ciidamada Etopia ee sh. shariif malin walba u yeeranayo kuuma muuqato waagii C.laahi Y. waa la ogaa wixii kaa dhici jiray. Teeda kale M.Siyad hadduu fiicnaa maxaad u daba ordayseen ilaa aad xuduudka geyseen taangiyadii iyo dayuuradahii dagaalka ee somali ay lahayn yaa Scrab u gurtay oo dibadda u iibgeeyey maantaad afka xunka ah taagaysaa war qurun yahaw doqonka ah oo qabiilka dhegta ka maqlay iska aamus wax yahaw nacaska ah. Xayawaan xayawaan dhalay baad tahaye.

  24. Vivo Hirabe wadani dhab ah,Adna waa ayeeyada al shabab Faroolene waa awoowaha burcad-badeedka. VIVO Dr.HIrabe

  25. KU: Sanka waxaan ku leeyahy aqoonta ayaa kugu yar sabbabta oo ah dhulka somali somali baa leh not Zanawi iwm,haddii kacaanka joogilahaa xiligaan Zanawi dhib naguma hayeen miyaadan ogeeyn,xafladaha lagu qabto qurbaha iyo mida Puntland iyo Somaliland waa kaaf iyo kala dheeri,rag madax isku sheegaya ayaa u allalaasaya Zanawi iyda oo la ogyahay in shacabka xilka eey u hayaan yahay somali,cidna kama qarsana Puntland iyo somaliland in maxmiyad eey ku jiraan sida Dr.Hirabe sheegay ,kheeyr oo dhan waxaa leh Dr.Hirabe oo u taagan xornimada iyo jiritaanka qaranka somali diidan gumeeysiga cusub ee Ethiopia.Dr.Hirabe ilaah ajar iyo wax aanan la soo koobi karin ha ku siiyo.

  26. waa caadi hadii dowlad qunsuliyadeeda ama samafaradeeda ay ku qabsato dabaal dagaa wadankaas , soomaliduba soo kuwaa ku qabsada safaradahooda aduunka maalinti xornimada, hadeey dowadi kacaankana joogi leheyd ila hada waa lagu qaban lahaa safaaradaha somalida maalinti kacaanka marka waxaa aad ceeb ka dhigtaan baad weyseen iska amusa cuqdad ha idin dishee

  27. Hiraab somalinimada ayaa calaamatul suaal saarantahay????
    saxiib maxaa ikaa daba dhigay somalinimaddii waad igu badbaadin wayday Islaamnimaddii waan kaaga badbaadi waayey adeer nakala daa mar dambe jilaafo somalinimo ah iguma khaldi doontid.
    wakhtiga xaadirka ah ciidanka itoobiya somaliya ayuu joogaa waxaana keenay adeerkaa shariif arimahaas aad isugu mashquuli.

  28. Somali dhab ah

    Dr.Hirabe aad iyo aad ayan kugu mahadcelinaya sida aad xaqa u abaartay iyo xaqiiqda ka jirta labadaa gobol,qunsul ayaa jooga Garowe VISO lagu galayo Ethiopia ayaan ka soo qaatay waana lacag dhan 35 dollar,15 dollar Faroole ayaa qaata 15 dollar Zanawi ayaa qaata.
    Sow ceeb iyo fadeexo kuma aha reer Puntland in ciida somali loogu dabaaldego Ethiopiamar meeday somalidii sharafta laheeyd,Puntland waxaa dhex jooga 120.000 Ethiopian oo shacab iyo militeri ah,xaflada sanadguurada guusha Zanawi waxaa aay mudneeyd in dalka Ethiopia lagu qabto maaha ciida somali in lagu qabto,waxaan u arkaa aniga in Puntland iyo somaliland aayan xor aheeyn,waa xaqiiq in aay maxmiyad ku jiraan,somali waa in aay aragtaa Faroole in uu yahay gumeeysi doon.
    Adna waa sida aad dhahday Dr.HIrabe waa hooyadii Al shabab ama Ayeeyadii Al shabaab,dhalinyaradooda lama mooga caalamka waa uu ka warqabaa al shabaab cida aay yihiin iyo qabiilada aay u dhasheen,Adna iyo Wareebe Siinlaanyo iyo in faro badan waa dabadhilifyaal gadanaya Somaliland .Dr.Hirabe aad ayaan kugu mahadcellinyaa qormada xaqa ah.

  29. ASCW

    Weligaa maanta ayaa wax sax aad ku hadashay Puntand iyo Soomaliland wey ku khaldan yihiin hadii ay sameeyen, arrintaana waa arrin u bahaan fiirsasho, haddii ay kursigooda ku ilaashanayaan, sida aad sheegtay shacabka Soomaliyeed ayay kalsoonidooda dhuminayaan, Ethopia inta ay Ogadenia gumeysaneyso wanaag uma hayaan Soomali, Zenawi na ma umul baa, umul ayaa illowda xanuunkii soo maray Maxamed Siyaad Illahay ha u naxaristo, waa ninkii Soomaliya isaga ku hayay support gareynayay ilaa madaxweyne uu ka noqday.Illahay ayaa noo maqan inta qof waliba ku maqan yahay Soomali walaalkiis ah siduu horumar u gaaray iyo inaaderkii ayuu iga hormariyay ma idinla tahay inaan dowladd noqoneyno.