Xeebta Liido iyo Damaashaadka Jimcaha!

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada dadka u damaashaad taga xeebta Liido oo si aad ah usii kordhaya ayadoo dadka xeebta ku damaashaadayey Jimcahanna ay meello kala duwan ka yimaadeen islamarkaana isugu jireen qeybaha kala duwan ee bulshada.

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on June 15, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login