Musharaxiin gaareysa ilaa 7-musharax oo u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho ka soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan xaalada dalka, iyo doorashada bisha Agosto ka dhici doonta Muqdisho.
Musharaxiintan oo isugu jiray Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo horay xilal Wasiiro uga soo noqday Xukuumadihii hore, qaar ka mid ah Madaxda Xisbiyada siyaasada iyo aqoonyahano ayaa si wada jir ah uga digay in guuldaro ku yimaado arrimaha geedi socodka Soomaaliya ee looga baxayo KMG.
War saxafaadaeed ay ku saxiixnaayeen todobada musharax oo nuqul ka mid ah na soo gaaray ayaa waxaa ku saxiixnaa musharaxiinta kala ah:
Hadaba War saxaafadeedka oo ka koobnaa qodobo badan ayaa u qornaa sidan:-
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
somali oo dhan waa madaxweyni xukun jecelaa somali war isku xishooda oo meel farista