Ciyaaryahan Soomaaliyeed oo degan magaalada Nijmegen una orda dalka Holland ayaa ku guuleystey oradka 5000m ee dalka Holland oo lagu qabtey magaalada Amsterdam garoonka Olympicsh Stadion taariikhdu marka aheyd 18 June 2012.
Guusha uu ka keenay oradka NK Athletiek 2012 . finalka 5000m ciyaaryahan Cabdi Nageeye ayaa ah mid muujineysa inay Yurub buuxaan ciyaaryahano Soomaaliyeed oo awood u leh inay guulo la taaban karo ka keenaan oradada caalamka hadii Eebe idmo.


______________________________________________________________________________
W/D: Yusuf Yusuf | SSPAMEDIA | Holland | mrsomalia@hotmail.com
Share on Facebook
![]() |
You must be logged in to post a comment Login