Wareysi Musharax Eng: Abdirahman Maxamed Macalin (Sharaf)

Markaan  arkay :

  • Dhibaatada dalkeena iyo dadkeena heysato, guud ahaan amni darada,
  • Gaar ahaan macluusha  iyo gaajada.
  • Dhibka iyo dhaca lagu hayo qeyraadka dalkeena bad iyo bari.
  • Dhibaatada heysata dhalinta Soomaaliyeed lab iyo dhedig.
  • Qabyaaladii oo la qarameeynayo dadkane lagu qeybinayo, iyadoo wax lagu qeybshay 4.5.
  • Diintii oo si fiican aan loo fasireyn.
  • Dal barwaaqa ah, duni damiir beeshay,  danashisheeye, dadkii Soomaliyeed oo is diidan.

Markaan darsoo ogaaday:

  • Dalka waxaa uu u baahan yahay hogoomiye da’yar,
  • Karti iyo hufnaan leh,
  • Diin garshadeed leh,
  • Aqoon iyo waaye argnimo leh, 
  • Hogaamiye xalaal ah oo aan dalka,
  • Dadka  iyo  diinta aan danbi ka gelin.

Markaan arkay intaas oo dhan; 

Anigoo ah Eng: Abdirahmna Maxamed Moallim, waxaan u istaagsanahay musharaxa Madaxeyne Soomaliyeed.

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on June 25, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

2 Responses to Wareysi Musharax Eng: Abdirahman Maxamed Macalin (Sharaf)

  1. Faan badanaa ma gabaraa wuxu.

  2. Wax walba ma adigaa u horreeyey?
    Isku dheereynta aqoonta Westiga/reer galbeedka ma saxbaa?
    Dhallinyaro ma kaligaabaa?
    Faanku ma wax fiicanaa, mise waa ku qiima tirta?
    Beentu ma bannaantahay?
    Al-Shabaab waan maqlay? Waan la fariisanayaa? Ma iska hubtaa?
    Realistic? I don’t think so!

You must be logged in to post a comment Login