TACSI tiiraanye leh oo kusocota DHAMAAN Reer CALI XAAJI MAXAMED GUULEED!

Toronto – June 26, 2012 – (QOL) – IINAA LILAAHI WA INAA ILEYHO RAAJICUUN - Tacsi Tiiraanyo leh ee ku socoto DHAMAAN REER CALI XAAJI MAXAMED GUULEED.

Waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh uga direynaa DHAMAAN REER CALI XAAJI MAXAMED GUULEED gaar ahaan SHIRE, CABAAS iyo LIIBAAN CALI XAAJI oo kukala nool Canada, USA, YURUB, ASSIA, AFRICA IYO AUSTRALIA – geeridii naxdinta laheyd ee ku timid AABOHOOD MARXUUM CALI XAAJI MAXAMED GUULEED oo ku geeriyooday shalay oo tariikhdu tahay June 25, 2012 kuna geeriyootay Magaalada MUQDISHO ee dalka Soomaaliya. Waxaana Marxuumka eebe uga baryeynaa in ILAAHAY Janadii Fardowsa aheyd ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii iyo asxaabtii uu ka tagayna samir iyo iimaan eebe ka siiyo Amiin Aamiin.

Waxaa Halkaan tacsi si wada jir ah u diraayo:

  1. Caaqil Axmed Jilacoow Tenis.
  2. Ugaas Cabdi Looyaan Ugaas Faracadde
  3. General Maxamed Faarax Caliyoow
  4. Cali Cumar
  5. Maxamed Farax Dhegacadde
  6. Gudoomiye Cali Yalaxow Calasow
  7. Colonel Eng. Aadan Caddow
  8. Yaaquub Jalwo Gacal
  9. Dr. Maxamed Axmed Tenis
  10. Maxamed Cumar Caragubato
  11. Bashiir Daahir Farax
  12. Cabdi Cali Wardhigley
  13. Eng. Cabdi Sheekh Nuur
  14. Maxamed Sheikh Xassan Yusuf
  15. Daahir Cabdulle
  16. Axmed Yaxye Ciro
  17. Cabdi Cumar Mahadale
  18. Sheikh Cabdixamiid Cossoble
  19. Macalin Samow
  20. Hashim Macalin
  21. Adan Salaad Cawaale
  22. Xasan Yusuf Rooble
  23. Xasan Axmed Sheekh (Xiito)
  24. Cabdalla Cismaan Wardheere
  25. Cabdulqaadir Cali Tarambi
  26. Cabdulaahi M. Cabdi Buule
  27. Xuseen Muude Taray
  28. Maxamud Muday
  29. Dr. Abukar Macalin
  30. Xaashi Biid
  31. Muqtar Cumar Abtidoon
  32. Axmed Cabdikariin Walaayo Cantar Jenyo
  33. Maxamed Cabdulaahi Farax (Fanax)
  34. Cabaas Good
  35. Maxamed Cali Jiisow
  36. Aweys Maxamud Cali (Blue)
  37. Mustafa Salad Cawale
  38. Duuliye Axmad Xasan Qanyare (Axmad Taako)
  39. Cumar Maxamed Faarax
  40. Xasan Maxamud (Xasan Xarbi)
  41. Saleebaan Yaxye
  42. Xasan Xuseen Faarax
  43. Ismaciil Gaafow Maxamuud
  44. Cabdullahi Azende
  45. Cali Koofi
  46. Jamaal Koofi
  47. Cawil Koofi
  48. Bashiir Kulmiye
  49. Yusuf Muday
  50. Ing Axamadey Maxamuud Afrax
  51. Cumar Ismaaciil Gaacuur (Faaruuq)
  52. Cabdikariin Daqare
  53. Cabduqadir Bilaajo
  54. Cabdirashiid Cabdulle Ciid
  55. Cabdulaahi Maalin Shaaciye
  56. Muxudin Xayle
  57. Abuukar Xassan Afrax
  58. Cabduqadir Culusow
  59. Libaan Axmad Tenis
  60. Mahad Axmad Tenis
  61. Abshir Hambo
  62. Maxamed Carab
  63. Cabdinuur Macalin
  64. Cabdirashid Laanjo
  65. Cisman Axmed Jilacoow Tenis
  66. Xasan Xuseen Farax
  67. Muqtaar Cabdulle Ciid
  68. Ilyaas Xasan Farax
  69. Muxudiin Xasan Farax
  70. Bashiir Jeenyo
  71. Bashiir Canshuur
  72. Libaan Maxamed Yalaxow
  73. Xasan Cismaan Wardhere
  74. Nuur Cismaan Wardhere
  75. Xaaji Cali
  76. Axmed Xirsi Qanyare
  77. Abdi Azienda
  78. Xasan Axmed Ciise (Bistoole)
  79. Jamaal Yabarow
  80. Farax Muuse
  81. Axmed Maxamed Yalaxow (Testo)
  82. Bashir Maxamed Cossoble
  83. Mahad Wehliye Maalin
  84. Cumar Farax Farmayeeri
  85. Abukar Cismaan
  86. Cabdiraxmaan Yusuf
  87. Cabdi Cali Weheliye
  88. Maxamed Cali Raage
  89. Cabdirahim Cali Raage
  90. Yaxye Cali Dheere
  91. Ismaciil Gacal
  92. Maxamed Diini
  93. Muqtaar Xasan Axmad Kooraweyne
  94. Ali Nuur Bulaale (Ajay)
  95. Saciid Casir
  96. Saciid Goleey
  97. Yaxye Casir
  98. Muqtaar Yaxye
  99. Saleebaan Yaxye
  100. Cabdinaas Axmed Sheekh
  101. Mahad Cabdi Xaashi
  102. Botan Cabdi Sheekh
  103. Cabdi Muuse
  104. Cabdifatax Axmad Sette
  105. Maxamed Ibraahin Sidkay
  106. Nuur Sheekh Cismaan
  107. Maxamed Abukar Borow
  108. Aweys Xasan Cabdi
  109. Cabdalle Cumar Ganay
  110. Xuseen Xeroow
  111. Bashiir Jeenyo
  112. Cabdulqaadir Abuukar Foodare (ra’iis)
  113. Cali Saadaq
  1. Cambaro Wardhere
  2. Raxmo Sheekh
  3. Salado Shire
  4. Muumino Muxumad
  5. Raxmo Macalin
  6. Farxiya Cali Gacal
  7. Xaawo Ceelbuur
  8. Nimca Cabduqadir Jilacow
  9. Nefiso Xuubey (Joomo)
  10. Ayaan Maxamed Sheekh
  11. Dahaba Cabdi Cali
  12. Safia Xiireey Qaasim
  13. Raxma Xaaji Dhaydane
  14. Barliin Xasan Cabdi
  15. Leyla Cumar Cumar
  16. Sahra Cabdulle Jiis
  17. Haliimo Cabdulqaadir Jilacoow
  18. Saynab M. Baare
  19. Yaasmiin Maxamed
  20. Luul M. Yalaxow
  21. Fadumo Cabdi
  22. Raxmo Bare Ugaas
  23. Hidaayo Baare Ugaas
  24. Fowsiyo Xasan Dhagacade
  25. Amina Cali
  26. Aamina Yalaxow Calasow
  27. Shariifo Cabdi Sheekh
  28. Ammino Tuuryare
  29. Nafisa Xubay
  30. Safiya Xasan Deesarigo
  31. Isniino Rooble
  32. Saynab Xaaji Cumar
  33. Safiya Maxamed Faarax
  34. Faadumo Nuur
  35. Malyuun Axmad
  36. Ikraam Max’ed Geedi
  37. Farhiya Warsame Gacal
  38. Maryan Maxamed Adow
  39. Maryan Xayle
  40. Mahado Nuur Garaash
  41. Mulki Cali
  42. Sacdiya M. Yalaxow
  43. Mulki Xuseen
  44. Casha Cali Siyaad
  45. Sahra Cabdulle Ciid
  46. Khadiijo M. Jiisow
  47. Bisharo Xuseen Haji
  48. Abshiro Cabdi Cismaan
  49. Bosteyo Mumin Cabdulle
  50. Xawo Axmed Jilacow Tenis
  51. Sacdiya Axmed JilacowTenis
  52. Deeqa Axmed Jilacow Tenis
  53. Hodan Abukar Axmed
  54. Idil Abukar Axmed
  55. Deqo Abukar Axmed
  56. Sahra Abukar Axmed
  57. Kifayo Yusuf
  58. Muna Cabdulaahi Macalin
  59. Sucaad Maxamed Cali

Iyo Dhamaan Beesha Karanle ee ku nool Qarada Africa, Europe, America, Asia iyo Australia, waxay leehiyiin Marxuumka ILAAHAY Janadii Fardowso aheyd ha kawaraabiyo EHELADII iyo QARAABADII iyo ASXAABTII uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ALAHA kasiiyo.

Anagana Hadaan nahay Bahda Qaranimo Online waxaan leenahay Samir iyo Iimaan ALAHA naga wada siiyo.

Aaamin iyo Aaamin.

————————————————————————————————

Adan S. Awale | Qaranimo Online | info@qaranimo.com | Toronto, Canada |

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on June 27, 2012. Filed under Tacsiyada, Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login