Comments on: Wada Hadallada Soomaaliya iyo Somaliland

By: Garyaqaan
Shuruudaha kala goynta dalku waxay ugu horrayn ka imaan kartaa oggolaansho dheellitiran oo uu dadweyunuhu isugu raacsan yahay diiwaan gelintooda. Waxaa ka mid ah;

b) afti uu baarlamaan Soomaaliyeed oo fadhiya u qaaday kala goynta dalka

t) dadweynaha oo si buuxda ugu codeeya kala goynta dalka

j) xeerinta kala goynta; goorta la kala go’ayo, qaabka, xeerarka, iwm

x) meel dhigga sababaha kala goynta dalka; midab, af, diin, isir, iwm

Waxaa ku xiga in dalalka deriska ah laga dhaadhiciyo, ururrada gobolka, caalamiga.

Intaas oo dhammaanteed ku xiran in uu soo baxo baarlamaan Soomaaliyeed oo kalsooni buuxda ka haysta dadweynaha uu u taabushaystay burburinta dalka ay hoggaamiyaan. Waa hubaal haddii hal qabiil loo aqoonsado dal inay lama huraan tahay in qabiillad kalena la aqoonsado. Hase yeeshee qofka qabiil dal u aqoonsanaya iyo qofka ku taamaya in qabiilkiisa dal loo aqoonsado waxay hubaal wadaagaan waalli dheellitiran. Waana hubaal dalalka dunidu waxay badanaa leeyihiin dhaqdhaqaan u heellan dalalka kala goyntoodu, sidaas daraaddeed badanaa way diidi doonaan aragtidaas, si dalalkooda khalkhal hor leh uga curan.