Home » 2012 » July
Majaajileeste Marshaale oo Waaberi lagu dilay!

Majaajileeste Marshaale oo Waaberi lagu dilay!

Kooxo Hubeysan ayaa galabta waxay ku dileen degmada Waabari Majaaliistaha caanka ahaa Cabdi Jeylaani oo loo yaqaanay Marshaale, waxaana kooxaha dilkiisa ka dmabeeyay ka baxsadeen goobta. Allaha u naxariistee Marxuum Marshaale ayaa dhaawac ugu geeriyooday Isbitaalka Madiina, markii dhowr xabadood ay hubiyeen kooxihii hubeysnaa. Goob joogayaal ayaa sheegay in Marshaale lagu dilay meel ku dhow [...]

Share on Facebook
Shariif iyo Haweynka Muqdisho Maxaa kala heysta? (Daawo Video)

Haween badan oo Muqdisho ku shiray ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sh.Axmed. Haweynka ayaa ka cabanaaya in xaqooda la duudsiiyay, iyagoo soo qaatay dhacdooyin dhowr ah oo lagu xaqiray. Halkaan ka daawo Hawyenka Muqdisho oo Codsi iyo Cabashaba u diaaya Madaxweynaha Wadanka Shariid Shekh Axmed.   Share on Facebook

Share on Facebook
Continue reading …
Somali civil society launches IFISO Coalition

July 31st, 2012 – Press Release Somali civil society launches IFISO Coalition to end impunity through vetting process. As Somalia puts in place its end-of-transition political institutions a coalition of civil society actors have united to fight impunity in the context of the nominations of candidates for Parliament and the Presidency. IFISO, a Somali word [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Sir Culus heshiis ay awada galeen laba Shariif!

Sir Culus oo ku saabsan heshiis qarsoodi ah oo aywada galeen Sheikh Shariif iyo Shariif Xassan Edin Sir Culus oo ku saabsan heshiis qarsoodi ah oo ay wada galeen Sheikh Shariif iyo Shariif Xassan Edin. Waxaa Dhaqanka soo jireenka ah ee  Digil iyo Mirifle soo gaartey Cabasho ay u soo gudbiyeen Xildhibaanada Cusub oo loo [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Wasiirka wasaarada Dastuurka Xukuumada Somalia ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan ay ansixin doonto Dastuurka Cusub ee uu yeelan doono dalka Somalia, Wasiirka wasaarada DKMG C/raxmaan Xoosh Jabriil oo la hadlaayay warbaahinta Magaalada Muqdisho ay sheegay in shirka uu iminka galay maalinta Todobaad islamarkaana uu ku dhow yahay gabagabo C/raxmaan Xoosh ayaa dhanka kale sheegay [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Wararka aan ka helayno Xarunta shirka ansixinta Dastuurka ayaa sheegaya in halkaasi ay gabi ahaanba ay isaga baxeen haweenkii ka qeyb galayay shirka ansixinta dastuurka cusub ee Soomaaliya. Sida ay sheegayaan wariyaasha ku sugan xarunta shirka uu ka dhacayo haweenkii ka qeyb galayay shirkaasi maalmahan ka socday magaalada ayaa waxay u baxeen sabab la xiriirta [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Kulan ay isugu Yimadeen 5 Musharax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxay kaga hadleen arimo badan oo quseeyo xaalada Dalka Soomaaliya ,iyagoo dhaliilay qaabka ay usocoto diyaar garoowga doorashada madaxtinimo ee Dalka. Waxaana ay sheegeen inay gaabis tahay hanaankii loogu diyaar garoobi lahaa in doorasho xor ah ay dhacdo ,iyagoo taa ku eedeeyay [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Afhayeenka  cusub ee booliska Uganda Samson Kuteesa oo saxaafadda kula hadlay xarunta taliska booliska ee magaalada Uganda ayaa sheegay in tiro ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabab ay gudaha u galeen wadanka Uganda kuwaasoo uuhogaaminayo nin uu magaciisa ku sheegay Max’ed Liibaani Xaaji oo Soomaali ah sida uu yiri. Afhayeenku waxaa uu sheegay in Max’ed Liibaani oo [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Raa’isal Wasaaraha Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay si kulul u weeraray Dowladaha Reer Galbeedka, oo iyagu sheegay inay la-dagaalamayaan kooxaha burcad badeeda ee Soomaalida. Raa’isal Wasaaraha Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane C/Wali Maxamed Cali Gaas, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Dowladaha Reer Galbeedka ay dal-dalasho iyo xaalufin xooganba ay ku hayaan badaha Soomaaliya. [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Aryaa tanoo kale arkay (Faallo)

Waa ooraah la saari karo Caalamatu cajaa’ib muujineysana wax lala yaabay oo dhinac loo dhigay la waayay haatan  Soomaaliya waxa ay mashquul ku tahay kala guur iyo dastuur  mana labo xaajo oo la dhayalsan karo marka la barbar dhigo xaaladda ay iminka ku sugan tahay Soomaaliya. Soomaalida hore ayey u kala guurtay  oo qabiilba xero [...]

Share on Facebook
Continue reading …