ENG Cabdiakriin Jiiroow sharmaarke’ Mareykanku si weyn ayey ii aaminsan yihiin inaan Noqon Karo Safiirka Soomaaliya,Mudadii aan USA Joogeyna waxaan Xooga Saaray………..

ENG Cabdiakriin Jiiroow sharmaarke’ Mareykanku si weyn ayey ii aaminsan yihiin inaan Noqon Karo Safiirka Soomaaliya,Mudadii aan USA Joogeyna waxaan Xooga Saaray………..
Musharaxa u Taagan Madaxtinimada Soomaaliya ENG Cabdikariin Jiiroow Sharmaarke ayaa sheegay inuu u qalmo inuu noqdo Safiirka Soomalaiya ee USA isla Markaana Howshaasi sidii Loogu Talagalay uga soo Bixi Karo.

Wxaad La socotaan in Bilihii dhawaa ay Soomaaliya yimaadeen Saraakiil Mareykan ah oo u Kuurgalayay Xaalada Soomalaiya,Hadii aan Noqdo Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka waxan Hubaa oo aan aaminsanahay in xiririrka labada dhinac aan sii xoojin Karo Sababtooo ah Aqoon iyo waayo aragnimo igu Fulan ayaan U leeyahay Wadanka Mareylakanka oo aan Mudo dheer Ku Nolaa

Mudane C\Kariim Jiirow Sharmarke oo a’haa musharx u taagan xilka madaxtinimada ayaa lagu wadaa in uu noqdo Safiirka maraykanku u diri doonto soomaliya war aan ka helnay ilo ku dhaw-dhaw mudanaha oo ka gaabsaday arrintaas ayaa waxa soo kordhaya sida goonida ey marykanku u daneynayaa soomaliya oo usbuucii hore tageen sarakiil maraykan ah soomliya mudanaha oo ka hadlyey xiliga kala guurka ayaa sheegay in ey ku f iicnaan lahayd in 2da shariif laga siiyo kursi joogto ah baarlamaanka r\w c\walina waa nin fiican oo bashaash ah oo maantoo dhan hadaad la kaftanto aan xanaaqeeynin ninkaas oo kale ayaa xil qaban kara.

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on July 1, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

One Response to ENG Cabdiakriin Jiiroow sharmaarke’ Mareykanku si weyn ayey ii aaminsan yihiin inaan Noqon Karo Safiirka Soomaaliya,Mudadii aan USA Joogeyna waxaan Xooga Saaray………..

  1. s/c…

    waxaan kala fahmi waayay oo qormadiina i fahamsiin waaysay..
    Eng cabdi kariim jiiroow ma waxa uu noqonayaa safiirka maraykanka u fadhiya soomaliya?
    mise safiirka soomalaiay u fadhiya maraykanka?

    i fahamsiiyaa …

    Ws/Wr/Wb…

You must be logged in to post a comment Login