Maareeye cusub oo loo magacaabay Dakada Muqdisho

Wareegto ka soo baxday xafiiska raysal wasaaraha xukuumada kmg ah C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa  waxaa lagu magacaabay mareeyaha iyo mareeye ku xigeenka dakada wayn ee maghaalada muqdisho oo uu u kala magacaabay l;abada masuul eek ala ah cabdulaahi cali nuur oo uu umagacaabay maareeyaha dakada muqdisho sidoo kale  waxaa uu raysal wasaaruhu ku xigeenka maareyaha u magacaabay c.qani osmaan kabreeeto.

Wareetada ayaa lagu sheegay in raysal wasaaruhu uu magacaabay xilalkaan ka dib markii uu wasiirka gaadiidku usoo gudbiyay magac yada labadaan masuul iasagoo tix galinaya soo jeedinta wasiirkamna uu magacaabay mareeyaha iyo mareeye ku xigeenka dakada muqdisho .

Waxaan hadaba marnaba lagu soo hadal qaadin wareegtadaan ka soo baxday xafiiska raysal wasaaraha in xilka laga qaaday  mareeyaha iyo maareeye ku xigeenka dakada waxaana ku saxiixan wareegadaan dr c,wali maxamed cali gaas raysal wasaaraha xukuumada kmg ah.

Horay ayaa wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaarada gaadiidka cirka iyo kulka waxaa lagu sheegay in shaqada looga joojiyay maareeyaha dakada way nee magaalada muqdisho sayid cali macalin cabdule ka dib markii ay bateen cabashooyinka ka imaanaya shaqaalaha dakada qaarkood .

In kastoo uu marreyuhu arintaa ku gacan sayray sheegana in uusan wasiirku xilka ka qaadi karin dekareeto madax waynana uu xilka ku hayo .

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on July 1, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login