Nuur cadde oo u hanbileeyay shacabka Soomaaliyeed

Isagoo la hadlayay warbaahinta  Nuur Xasan xuseen Nuur Cade  Ra’iisul wasaarihii hore ee soomaliya ahna safiirka soomaaliya ee qaarada Yurub ayaa waxa uu hambalyo ku aadan 1-luuliyo u diray shacabka soomaaliya meel kasta oo ay joogaan.

Isagoona tilmaamay in sanadkan  uu ahmiyad u leedahay shacabka Soomaaliyeed madaama bu yiri ay ka xoroonbeen gumeystashii kusoo duulay ciida soomaaliya 1960 xusida 52 gurada kasoo waregatay xoriyadaasna uu xusay in ay tahay mid lama huraan ah oo tariikhi ah.

Sidoo kale Nuur Cade ayaa sheegay in  munaasabado waweyn ay ka dhaceen dhamaan qaarad Yurub kuwaas oo lagu xusay 52 guradi kasoo waregatay markii aan ka xorownay gumeystayaasha kuwaas oo ay dhigayeen dadka Soomaliyeed ee ku nool qarada Yurub.

Hadaba munasabada 1 luuliyo oo markii ay gumeysataha talyaaniga lag xoreyey koonfurta iyo isracii gobolda koonfureed iyo wuqooyi ayaa waxaa guud ahaan laga xusay gudaha dalka iyo dibadiisa iyadoona wali ay ka soconayaan dalka iyodibadiisa.

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on July 1, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login