Number 9-ka Qaranka Isbeyn Torres oo ku Guuleystay kabaha dahabka ah ee Euro 2012, ka dib Markii…

Number 9-ka Qaranka Isbeyn Fernando Torres oo Ku Guuleystay Kabaha Dahabka ah ee Euro 2012, ka dib Markii…

Number 9-ka Xulka Qaranka Isbeyn Fernando Torres ayaa Ku Guuleystay Gooldhalinta Euro 2012 ee ay Wadajir u Martigaliyeen Wadamada Poland vs Ukarine.

Torres oo dhaliyay 3 Gool isla Markaan 6 ciyaartooy ay la wada dhaliyeen Goolshaasi uuna ka mid Yahay Gomiz oo u ciyaara Jarmalka oo ahaa Laacibka uu ka qaaday Kaalinta 1 e Gooldhalinta Euro 2012 ayaa waxaa lagu siiyay Kabaha Dahabka ah ee Euro 2012 isagoo Xalay salaxay Goolkii 4 ee uu dhaliyay Saaxiibkiis 13 Matta oo ay Chelsea u wada Ciyaaraan iyo isagoo ka daqiiqad yaraa Gomiz oo Jarmalak ah kuna Sameeyay Caawinta Goolkii 4 e Isbeynay Xalay ka dhalisay talyaaniga 189 Halak Gomiz uu isna ka sameeyay Caawinta Gool ay dhaliyeen Saaxiibadiisa Germany 282

Hadab sidaan ayaa loogu kala Guuleystay Gooldhalinta Euro Xidiguhuna u kala Galen Kaalimaha..

9 Fernanado Torres Isbeyn 3 Gool

23Mario Gomiz Germany 3 Gool

7 Cristiano Ronaldo……… Portuqal 3 Gool

9 balotelli Italy 3 Gool

17 Dzagoyev…………………Russia 3 Gool

17 Mandzukic………………Croatia 3 Gool

Waxaa min 2 Gool heysta Xidigaha kala ah

Cassano……………………….Italy

Xabi Alonso……………………Isbeyn

Fabrigas…………………….. Isbeyn

Pilar…………………………..Czach Republic

Shevshanko………………….Ukrain

Ibrahimovic…………………..Sweden

Bendtner………………………Denmark

Salpigidis……………………..Greeca

Waxaa Diyaariyay

Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’ | Uurdoox2011@hotmail.com

______________________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on July 2, 2012. Filed under Ciyaaraha, Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.