Degmada Deyniile oo haween madaxa laga toogtay ayaa lasoo dhigay. DAAWO SAWIRO

Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir gaar ahaan xaafada Tiida ayaa maanta lagu arkay meydadka labo haween ah oo si xun loo dilay.

Haweenkan ayaa dilkooda waxaa loo adeegsaday rasaas xoogan iyadoona markaas kadibna lagu dhex tuuray oodo ama jiqda geed yahudiga.

Maamulka dowlada KMG ee degmada Dayniile ayaa sheegay in ay aasi doonaan meydadka labadan Gabdhood oo aysan jirin cid wali aqoonsatay.

Daawo Sawiradda Meydadka Haweenkan

 

 

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on July 2, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

You must be logged in to post a comment Login