Musharax sheegay inuu Rajo ka qabo inuu Noqdo Safiirka Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya…..
ENG Cabdikariin Jiiroow Sharmaarke oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed oo degan Dalka Mareykanka kana mid ah Musharixinta u Taagan Xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa Rajo Ka muuiyay inuu Noqdo Safiirka Mareykanka u qaabilsanaan doona Wadanka Soomaaliya waxa uuna xusay Xilkaasi Muhiimka ah Hadii u helo inuu kor u qaadi doono Xiriirka Labada Dowladood Soomalaiya iyo Mareykanka
Mudane C\Kariim Jiirow Sharmarke oo a’haa musharx u taagan xilka madaxtinimada ayaa lagu wadaa in uu noqdo safiirka maraykanku u diri doonto soomaliya war aan ka helnay ilo ku dhaw-dhaw mudanaha oo ka gaabsaday arrintaas ayaa waxa soo kordhaya sida goonida ey marykanku u daneynayaa soomaliya oo usbuucii hore tageen sarakiil maraykan ah soomliya mudanaha oo ka hadlyey xiliga kala guurka ayaa sheegay in ey kufiicnaan lahayd in 2da shariif laga siiyo kursi joogto ah baarlamaanka r\w c\walina waa nin fiican oo bashaash ah oo maantoo dhan hadaad la kaftanto aan xanaaqeeynin ninkaas oo kale ayaa xil qaban kara.mudane sharmarke waxa ka tirsan yahay uruka u wayn oo hogaanka unionka maraykanka dhowr sano ka hor waxa uu ka mid a’haa dadkii furay union company oo ah b\buurta rakaabka qaada oo 2 ku leeyahay isga la kashanaya hogaanka sare ee unionka.muadne sharmarke oo ku firfircoon siyaasada waxa uu ka mid a’haa urukii snm ee Washington qaybna ka qaadan kara isku keenista waqooyi iyo koofur waxaa kale uu ka mid a’haa saraakiishii xogga dalka oo dhowr meelood ka soo shaqeeyey mudane sharmarke waxa uu haystaa 2darajo oo master ah xaga maamulka iyo IT Microsoft system engineer hadana waa khabiir komputerka aan la arkeynin”vmware specialist
Share on Facebook
![]() |
Socialize