Tarzan:dhulka sow aniga ma lahi

“Muqdisho waa caasimadii dalka, waa muraayadii Qaranka waa hooyadii magaalooyinka, dad yar oo kooban ma bedeli karaan awoodna uma laha mana aqbaleyno dastuur xaqiraya oo aan ku qoreneeyn halka aay tahay caasimada, dastuurka la soo bandhigayna ma qorayo arintaas waa inaan diidnaa kana hor tagnaa” ayuu yiri Tarsan oo ka hadlayey munaasabad shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Waa wax laga sugayay mudane Tarzan  in uu mar´uun cadeeyo  aragtidiisa ku wajahan dastuurka qabyo qoraalka iyo caasimada dalka Somalia, waxaan aad ugu xumahay in dhawaaqaan ka soo yeeray mudane Tarzan in aay mudneeyd in uu ka soo burqamo xiligii Garowe 1 Garowe 2 iyo Galkacayo, sabbabta oo ah waxa hada socdaa waxaa lagu soo la-faguray hoyga Faroole  iyada oo uu hafadka ahaa xaqiraada shacabka degen Muqdisho in masiirkooda noqdo mid lagu dafiro jiritaankooda xiliga dhaw iyo midka fog, iyada oo la ogyahay DFK  in aay gogol u tahay caasimada Muqdisho, dhaqaalaha Muqdisho oo ah dhaqaalaha kaliya ee ugu weeyn oo eey dowlada hesho ayaa waxaa uu ka yimaadaa  Dekeda iyo Madaarka Muqdisho,  iyada oo  15 % laga siiyo maamulka gobolka Banaadir inta kale ee  85% aay qataan dowlada uu Gaas uu ka yahay R/wasaare.

Muqdisho waxaa aay leedahay indheergarad aqoon yahan, siyaasi, culumo, dhalinyaro, haween iyo shacab aad ugu damqanaya kana dhiidhinaya gardarada iyo dhagarta inta maanka gaabka ahi aay wadaan,waxaa la soo gaaray xiligii xisaabtanka,xiligii loo damqan lahaa Muqdisho laguna mideeyn lahaa dhamaan shacabweeynaha reer Muqdisho in aay u istaagaan gardara qaawan ee wax magaradka, dhagarqabaha  la damacsan yahay xiligaan,haddii aadan ka damqan waxa hada socdaa sidii Garowe 1 iyo 2 laguu marsaday ayaa iyana laguu marsan marka dastrruka la ansixiyo.

Dastruuka qabyo qoraalka waxaa uu qorayaa in Puntland aay tahay 8 gobol halka caasimadii dalka,hooyadii qaranka aay dafireen kuwa soo qoray dastuurka laguna sheegayo aqoon yahano iwm xagee aqooni taal marba haddii caasimada dalka aay dastuurka u qorayeen ayan aqooon u laheeyn,sow tuugo maah dabcan haaa, Puntland waxaa aay qorsheeysay in tuulo walba laga dhigo degmo halka degmooyin qaar laga  dhigay Gobolo waa arin guracan oo la og yahay  in Somalida aay  ku tahay sadbuursi iyo cadaalo daro ujdeedada ugu danbeeysana aay tahay  Raqda  Maandeeq in aay ka helaan Gobolo magac u yaal ah gacan ku rimis ah oo aay ayaga abuureen,dastuurkana sidaas ayuu qorayaa ?

Tarzan: better late than never!

Waxaan talo kuu siin lahaa .

  1. Muqdisho waxaa ku dhaqan  shacab ka badan 3 malyan ogow shacab la mid ah  tiro ahaan  gobolada dalka kama jiraan,sidaasi darteed waxaa ku saaran xil aad u weeyn, haddii aad xurmodoon tahay fadlan ka damqo dhagarta,xaqiraada iyo cadaala darda lagu hayo Caanismada Muqdisho,waxaa aay mudneeyd in aad ka qeeybgasho shirwalba oo Un ka ama caalamka leeyahay qabanqaabadiisa,sida kii Kenya, Garowe 1 & 2 kii Galkacayo,waxaan aaminsanahay in aadan maanta mucaaradeen dastuurka qabyo qoraalka sabbabta oo ah ama waad saxi laheeyn ama waxaad noqon laheeyd kuwa sameeyay dastuurka,adiga oo ah gogosha dowlada,hooygii dowlada ku shaqeeyneeysay in aadan ka qeeybgelin talada masiirka dalka waa kugu ceeb.
  2. Waa xili kala guur ah fadlan haddii aad dhimaneeyso dhareerka waa leeyska duwaa,haddii aad ka baqeeyso in lagu bedelo fadlan adiga oo xaqa ku taagan halagu bedelo sidaa  umada ku wargeli meesha xaaraanta aay ka imaaneeyso iyo cida wadaa.
  3. Ilaa intee socon kartaa in daqliga Muqdisho Dekeda iyo Madaarka aad ka hesho 15 %  halka 85 % lagu marsuufo kuwa hagardaamada iyo dhagarta la daba taagan caasimada Muqdisho ee aad xilka u qabatay ?? dhawaan canshuur ayaa la bilaabaya hadaba ma sidaas ayeey Muqdisho 15 % daqligeeda loogu qoondeeynayaa mise ???
  4. Ciidamada AMISOM ee maalin walbaa lagu soo daadgureeynaayo Muqdisho goormaa dalkooda dib looga celaa ?? mase jiraa qorshe dib laagu celinaayo dalkooda,sow ma mudna in dhaliyarada reer Muqdisho ee shaqa la´aanta haysaa aay qeeyb ka noqdaan soo celinta nabada Muqdisho iyo xasilinta dalka sabbabta oo ah dhalinyaradaa xaqa ayeey u leeyihiin in aay shaqo helaan, xaqna waxaa loogu leeyahy in aay qeeyb ka qaataan xasilinta caasimada maadaama aay u dhasheen.sow ma qumana in 1000-ilaa 800 dhalinyaro aay kuu taba baraan AMISOM si aay ula wareegaan ilaaliyaan nabada Muqdisho,waxaa quman la qeexo awooda duqa magaalada iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir.

Dr. Ali A. Hirabe           Hirabe_a@hotmail.com

_________________________________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on July 5, 2012. Filed under Faalooyinka, Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

31 Responses to Tarzan:dhulka sow aniga ma lahi

  1. KKKKKK TARSAN WAA AAMUSAY, NATIIJADA BUU SUGAYAA, MISKIN TOL UU KEENANO MALEH, WIILASHII AWOOWGEY ADAN CABDULLE(CADDE) UMA YEERI KARO OO WAA OGYAHAY INAY LA YAABAYAAN.

  2. KU:Dhagdheer
    Puntland aad ku waalaty somali xamar waaye kuwii ka guuray dulmiyeey ku sameeyeen ma ogidoo dabaal yahaw.Digi aa i duugaa iyo Daalandoole Daarood Ismaaciil Dabadaa in sheeg 1652 ayaan la dhahay,daanax daanax dalkiisa geey daarood Ismaaciilö doonta saar,abow waa laguu digay adigana nin xamar leh oo kale aaba dhisatay,dabaal weli damacaa ku haya,Dr.Hirabe waa kuwii shirbkaaseey tiriyay maxaad ka sugee dbaalkiiyow xamar lacag danbe ha gelin Bossaso Garowe Burtinle gasho.an waan kuu digaa.

  3. ASCW

    To: SADAQ IBROW

    CAASIMAD IYO QABIIL BAA LEH WAA LABA WAXYAALOOD OO AAN MEESHA WADA GALI KARIN XAMAR DADKII LOOGU YIMID EE LAHAA, ADNA WAAD OGTAHAY, RABBINA WAA OGYAHAY, EE WAXAAN KA HADLAY IN SOOMALI XOOLAHEEDII OO DHAN AY WADA GASHTEEN, MAJEERTEN KAMA DUWANA DADKA XAMAR DAGANAA, MAJEERTEN ILLAHAY AYAA IGA DHALIYAY AND IAM VERY PROUD INAAN MAJEERTEN AHAY WALIBA QABIILKA AAD UGU NECEB TIHIIN EE MAXAMUUD
    SALEEBAN LAKIIN CIDNA DUULAN KUMA NIHIN, DADKII NA YAQAANAY WAXAY AHAYEEN HALYEYGII CABDULLAHI CIISE, GENERAL DAA’UD,GEN ABUKAR SUULALEY, FARAX GOLOLEY IYO IN KALE OO AAN KA DHICIN ILLAHAY HA U WADA NAXARISTO, LAKIIN MORYAN BUULO XUUBEY KA DAGANAA XAMAR WAXBA KAMA GARAN KARO DADKAN WAXAY ISLA SOO MAREEN IYO SIDAY WAX U SOO QAYBSADEEN IYO WAXAY SOO QABTEEN, XAMAR HADDII AAD U NAXEYSO WAX U QABTA WAAD OGEYD SIDA AY U EKEED MAALINTII AAN CARARNAY, HADDII ANAN CARARIN MA U MALEYNEYSAA INAAD WAX NAGA REEBI LAHAYDEEN? XAMAR UMA BAAHNA AFARTA NAL OO UU TARSAN LAAMIYADDA SURAY,XAMAR WAXAY U BAAHAN TAHAY HAGRASHO LA’AN IN WAX LOOGU QABTO ADIGA IYO INTA KULA MIDKA AH EE XANUUNSANAYA RABBIGAY HA SOO HANUUNSHO, KUWA ADIGA OO KALE AH OO XANUUNSANAYA PUNTLAND IYO BAY BA WEY JOOGAN.

  4. KU:dhagdheer
    Garowe cid baa leh,Bay cid baa leh,Hargeeysa cidbaa leh maxaad Muqdihso ugu diideeysaa in reer leeyahay,teeyda anaa leh taadana kula lihi waa kaaf iyo kala dheeri,dadki xamar degenaa ee ka qaxay waxeey ogaadeen in aayan laheeyn xamar,hantidii la geliyay si qalad ah baa loo geliyay,haddii aad Majeerteen tahay fadalan hantidaada gasho Garowe iyo Qardho not Muqdisho,haddii Garowe laga dhigo caasimad Ciisamaxud ama majeerteen waxaa aay leeyihiin waa gobolkeena ,dhulka waa dhul somali waase lakala degen yahay,xamar cida aanan ka cararin ayaa xamar leh,kuwii ka cararay waxeey u carareen goboladii aay ka yimaadeen asal ahaan.wabilaahi xamdihi

  5. ASCW

    XAMAR INEY CAASIMADII SOOMALIYA AY TAHAY CID LAGA BARYAYO MA JIRTO,
    LAAKIIN SU’ASHU WAXAY TAHAY, DADNA XAMAR WEY KU DHASHEEN DADNA WEY
    DEGANAYEEN, WAANA LA WADA DHISTAY HANTIDII SOOMALI LAHAYD OO DHAN AYAA TAALAY MARKA MIYAY NOQON KARTAA CAASIMAD QABIIL? JAWABTA WAA MAYA, MAHADAY, WARSHIKH, ADAN YABAAL, GALMUDUG, PUNTLAND, J/DHEXE, J/HOOSE IYO INTA KALE OO LA MIDKA AH QABIIL AYAA DAGA AMA ANAKAA KU BADAN WAA LA ORAN KARAA, LAKIIN CAASIMAD WAA MEEL LA WADA DAGAN YAHAY OO LAGU MIDOOBI KARO, DADKII DAGANAA OO LOOGO YIMID CIDNA MA DAFIRSANA EE YAAN LA DAFIRIN SOOMALI IN AY XUDUNTEEDII AHAYD, ANIGAAN SIIGALAN KU DHASHAY TUUBADA XIIRAY QASIN AGAHEEDA, AWOOWGEY SHAMIINTERE AYUU KU AASAN YAHAY WELIGAY PUNTLAND MA ARAG SOW DAMBI WEYN OO LAYSKA GALAYO MAHA MARKA LAYGU YIRAAHDO PUNTLAD KU NOQO, HADDII AAN MADAXNIMO RABO WAA RUN IN AAN DOORASHO KA SOO GALO OO WAA MESHII AWOOWAHAY SADDEXAAD KU DHASHAY, LAAKIIN XAQDARRO SOW MAHA MESHII XUDUNTEYDA KU AASNEYD XATAA INAAN SHEEGAN KARIN, DAGAAN AAN DAGO ISKABA DAA. SOOMALI SIDAAS AYAY U KALA BAADAY, IDINKAANA LAYDINKA RABAA INAAD ISKU SOO CELISAAN OO WANAGII AAD KA SHAQAYSEEN ISKA ILOOBA FAROOLE ISAGA IYO ODAY XAAD ISKU TUURA, NABADII CEELKA KU DHACDAY IDINKA HAWIYE AMA HIRAAB AH AYAA LA RABAA INAAD KA SOO SARTAAN, XAQDARADII AAN JAREER WEYNE, IYO DADKII BANAADIRIGA AAN KA GALNAY WAA IN AAN RALLI GALIN IYO WANAAG ISUGU DARNAA XOOLAHOODA IYAGA IYO SOOMALI INTOODA KALEBA LOO CESHAA,QABAYAALADDA SI AY U DHAMMAATANA WAA IN GABDHAHA LAYSKA GUURSADAA, XAALNA LAYSKU SIIYA GABDHAHA SIDAY CAADADA AHAAN JIRTAY.

  6. Muxsin, walaal hadalkaaga wuxuu u eg yahay hadaladda lagu yaqaan odeyga Hiraabe, marka anigoon doodda kula sii wadeyn aan waxaan ku xusuusin lahaa in C/laahi Yuusuf uu Xamar yimid dhamaadkii 2006 da, ka horna ay magaalada xaafad ka xaafad u kala xirneed mooryaan hubeysan.

    Aniga oon korneel C/laahi difaaceyn aan waxaan kuugu tusaaleynaa ma adigoo Warsangeli ah aad awoodi kartay inaad amaan ku marto waddada SII SII, mise hanti Agoonyar ayaa si nabad ah ku mari kartay Jiiro Wacbuudhan, mise nimaan Macalin Dhiblaawe iyo xooggaa Kabaale ah (Reer Jilacoow) aheyn ayaa Jardiinka/Suuq Bacaad iyo Siinay/Wardhiigley si ragganimo leh ugu xaragoon karay .

    Runtu way qaraar tahay laakiin waa ilaah mahadiis mar haddii dhibkaas laga gudbay oo dowladnimaddii dib u soo noolatay ee haddaa odeyga Hiraabe tahay iska daa naceybka badan, haddii kale waa yeelkadaa lana arki doonee meeshay kula gaarto.

    Fiiro Gaar: Caasimad ayaa la raraa iyo qashinka noocaas oo kale ah waa dhalanteed ay Hiraabe iyo inta kale ee dhalada hoos u fiiriya is tuseen

  7. To: Nuux Jamac

    MA WAXAAD AHAYD, CARUURTII YARYARAYD OO NASIIB DARADA KU DHACDAY
    OO DAGAALADA SOOKEYE KU HABSADEEN OO AAN NASIIBKA U YEELAN IN AY SCHOOL TAGAAN, WAX QORISTAADA KA GARTAY, RABBI HA KU SOO HADEYO.

  8. Ku:dhagdheer

    Ogaadeen timirtii hore dabloowaa,waxa tahay umada u sheeg,caasidama waa Muqdisho,C/aahi Yusuf ayaa 50.000 ciidan Amxaaro ku burburiyay miyaadan ogeeyn?? Doqonow wadaniga Hirabe ilaah ha daayo waxuu ka damqaday Amxaaro welina waxuu ka soo horjeedaa kuwa diiday caasida in aay tahay Muqdisho,xoolo xoolo dhalay dib ugu noqo qoraalka raqiiska ah.

  9. Muxsin Cali Nuur

    KU:WEi Baasto
    Sweden waxa uu ka qabto cidna kama qarsoona DrHirabe,Adiga maxaad qabatay ???
    Xagee umada kugu taqaan ???
    Waxa uu qabtay somali waa ogtahay Dr.Hirabe cidna kama qarsana,maaha nin umada hada aad areeyso.fadlan wax qor oo umada u qidmee ,qor fikir Hirabe ka soo horjeedo oo naga iibi.Muqdisho caasimada ninka ka damqaday waa nin warkiisa cadeeystay,adiga maxaad ka qabtaa Muqdihso in caasimada laga bedelo.
    wabilaahi towfiiq

  10. To: Hiraabe

    HIRAABE WAXAA KAA BUUXA NACAYB AAD IYO AAD U FARA BADAN, WAXAAN KUGU WAANIN LAHAA MARKA AAD DHIMATO QABRIGII CIDLA AHAA AYAA KU SUGAYAY, XABAAL IYO NINKEEDII LOO KALA TAG MA MAQLI JIRTAY WALUUSAN HAWIYE QABRIGA KUU RAACEEN AYAHAAGA IYO UBADKAAGA U NAX,WANAAGA SOOMALI IYO ISU SOO DHAWEYNTOODA KA SHAQEE, WAX YAR OO WANAAG AH INAAD SAMEYSO ISKU DAY INTA AADAN DHIMAN. MIDDA LABAAD OO AAN KUGU DARDARMAYO WAXAY TAHAY NINKA TARZAN LA YIRAHDO OO AAD HAYBTA WADAAGTAAN INAAD U NASTEEXAYSO OO AAD KU TIRAHDO HANTIDII DADKA LAGA DHACAY OO GURYO IYO BEERO U BADAN DADKII HANTIDOODA HA LOO CELIYO, WAX BADAN AYAA KA HORREYA IN LAGA HADLO CAASIMADDA HALKAY NOQONEYSO, WAXAA KA HORREYA IN SOOMALI ISU SOO NOQOTO, CAFISNA LAYS WEYDIISTO, MARKII TAASI LA DHAMMEYO, HANTIDII DOWLADDA AYAA KU XIGTA IN LA SOO CESHO, KADDIB SOOMALI WEY ISU SOO DHAWANEYSAA RWANDA WIXII KA DHACAY WAAD LA SOCOTAAN SEEFO AYAY ISKU GOOGOYEN WEYNA KA HESHIYEEN MAXAAN ANNAGA ISKU CAFIYI LA NAHAY? JAWAABTU WAXAY TAHAY BOOGIHII BOGSADAY ADIGA OO KALE AYAA MAQAARKA KA FIIQAYA, XAAD OO KALE AYAAD ODAY KA DHIGANEYSAAN WAA IN ARRIMAHAAS OO DHAN LA SAXAA, MAJEERTENKAAN AAD KU WAALATAY WAA IN AAD U QURAAN ISKA SAARTAA, PUTLAND GAARI WAA AYAANU ORAN JIRNAY MARKAAN XAMAR DEGENEEN, MARKII AAD NA LAYSEEN, OO AAD HANTIDEENI DHACDEEN, OO 15 DEGMO EE XAMAR EE AAN WAX KA DHISNAY, NAGA SAARTEN, OO DAD AAN XAMARBA AQOON AAD CAALIYALO, IYO WARSHEKH UGA HABAR WACATEEN AAD TIRAHDEEN HANTIDAAN IDINKAA LEH OO DAD DAROOD LA YIRAAHDO AYAA IDINKAGA CARARAY,MARKA WAXAA KHASAB NOQOTAY INAAN SAMAYSANO MAMUL SAMEYSANO TAASNA IN NALUKU AMAANO AYAAN MUDNEEN WELINA SOOMALIMO AYAAN RAADINEYNAA, DHULKA SOOMALIYA WAA NAGA BADAN YAHAY MARKA AAD GAARI RAACDO OO AAD U SOCOTO MAGAALO KALE WAAD ARAGTEEN DHULKU WAA ISKA BANAAN, BAD IYO BERRI ILLAHAY WAA NAGA HAQAB TIRAY RABBI AAN U NOQONO.

    WAXAAN U MAHAD CELINAYAA INTA WAX WANAAGSAN KU HADASHA IYO INTA SOOMALINIMADA JECEL OO UU UGU HORREYO WIILKA BAASTO. SOOMALIYA SOOMALI BAA LEH MANA JIRI DOONTO KALA QAYBSANAAN HADII SOOMALI MIDOWDO WEYNA MIDOOBI DOONTAA ILLAAH IDANKII AMIIN. HIRAABE MAQAALKAAGA DAMBE KU BILOW WARSHEKH HALA SOO BOODIN PUNTLAND.

  11. Muxsin, walaal hadalka ma jooggo imoow magaalo weyn iyo magaalo hebla, ee arrinku waa odeyga Hiraabe oo ah nin mar kasta ka dhacsan siyaasada xilligaas socoto, haddaad doonto google waad ka raadin kartaa maqaalada tirada badan ee aan macnaha weyn oo uu ku faafiyey internetka. Hiraabe waa shaqsi aan ka fiirsan qoraalada uu soo daabacaayo, koley dad badan ayaa jira oo igu raacsan.

    Ma aha inaan ka hadlaayo doqonada heyb qabiil ahaan Hiraabe ku weeraraayo, laakiin waxaa buuxa rag badan oo ehelkiisa ah oo anigaba aan ka mid ahay ee diidan siyaasadiisa is bedbedelka badan ee aan laheyn jiho loogu soo hagaago.

    Teeda kale 2 – 3 sanno ka hor waa tii shir weyne lagu qabtay Gothenberg lana yiri tolka reer Sweden ha la mideeyo oo guddiga la magacaabay uu Hiraabe u madax weynaa ee odeyga muxuu qabtay hadduuna hadalkiisa dhaafsisneyn qoraalo maa laa yacni ah.

  12. @Shamso dhagaxayga iyo saxarahayga ayaa igu filan adigu xamar qaado laakiin forget wax la yiraahdo caasimad. Muqdisho waa caasimadda reer aakhiraadka. KKKKKKKKK.

  13. TO: SHAMSO

    JOEGRAPHY AYAADAN GARANEYNAYNIN AYAAN U MALEYNAYAA WAXAAN DEGNAA RASCAMBOONI ILAA RASCASEYR, MARKA WAXAAN KU XASUUNAYAA GAL SOOMALIWEYN SHIRKA AY ODAYADA DAROOD KU QABTEEN XAMAR, OO AY KU CADDAEYNAYAAN INEY DAGAAN DHULKA SOOMALIYA UGU BAXADDA WEYN IYAGA OO XAMAR JOOGA CIDNA AYSAN KA BAQAYN MARKA WAXAAN U MALEYNAYAA INAAD GABAR YAR TAHAY OO DEGAANKA IYO DADKABA AAN KALA AQOON, HADDII UU MARXUUNKII CABDULLAHI KEENAY XABASHIDA, MUXUU SHARIF UGU SOO DARAY UGANDHA,BRUNDI,KENYA,JABUTI, IYO MARAYKAN, TARIIKDU WAXBAY XUSTAA, HADDII AAN DHIMANO WAX AYUUNBAA NAGA HARI DOONA? XAMAR CIDII GUMADKA KA GAYSATAY ADDUNKA OO DHAN WAA OGYIHIIN.

  14. Muxsin Cali Nuur

    Ku: Weli Baasto

    Weli Baasto xaasid ayaad tahay,Dr.Hirabe maaha nin nagu cusub,Mudulood waxaa uu ka yahay waa la ogyahay,aqoontiisana waa la yaqaan ,haddii aad u baahan tahay Dr.Hirabe waxa uu yahay imow Stockholm,Goteborg iyo magaalooyinka waaweeyn.xaasid lakal xaasid naftaada waxa aay jeceshay la jeclaaw wallaalkaa.Dr.HIrabe runta ayuu ifiyaa

  15. Cali Axmed Hiraabe ma aha nin jira, aqoonyahan oo isku sheeggaa laakiin aqoontiisa ma dhaafsiisanna inuu qoraallo aan macno weyn wadan oo aflagaado u badan u soo diro website-yada…jaalliyada beesha ABGAAL ee ku nool Sweden walaahi uma tirsana odeygaan Hiraabe

  16. Reer Garowe ku noqda dhulka lama degaanka ah,dhagaxa iyo ciida ah.somali idinka ayaa kala gooyay diiday midnimo iyo wadajir,buuraha dhagaxa ku noolaada,Xamar horaad ugu xaarteen maanta waxaa laga dhaqayaa xaarkii Amxaarada iyo C/aahi Yusuf dononeey dhagaxii ayaa ku hursan.

  17. Waxa cajiib ah in Tarsan oo shalay meel walba qeylo la taagna oo Axmaro didana in uu manta xaranta kula qadeeyo , waxa kalo uu iloobay in usan xamar cidan ka xigin asgo langab ah oo qoladisa meeley degtaba aan la aqoonin , muxu ka hadlaaya , xamartad liqdeen horta soo xaara oo tii la yaqany ka dhiga kadib dadka la hadla, oo dooda wuxushyahay, aan xishoonin xamar xamar futada gashata.

  18. Kan weli ma hadlayaa war muqdisho qaado oo futada iska geli Dr Doqonow.

  19. MAANTA MARKAAD MAQASHEEN INUUSAN SHARIIF ISA SOO SHARIXI KARIN AYAAD SOOMALI WEYN SOO GALISEEN, NUUR CADDOW ISA SHARAX. MOORYANTIIYEY WAX MA XUKUMI KARTAAN, WAAYO ILLAHAY CARADIISA AYAA IDINKU DHACDAY, GABDHIHII BIKRADA XALAASHA AHAA OO MASAJIDYADA AAD KU FUUSHEEN AYAA LAYDINKA GAARAY. ISAQAAN AAD U HABAR WACANEYSAAN WAA KUWII IDINKU YIRI WARYARAHEE AFWEYNE ANNAGU AFKA AYUU NA HAYAY,EE IDINKU MA IBTA AYUU IDIN HAYAY. WAX LA FUULO WAATAD KU WAALATEEN.

  20. Faroole waxa uu soo maleegay ayaa umada dhib ku haya,dastuurka Faroole iyo koox uu leeyahay ayaa soo qortay,waxaan ku talain lahaa,raga Majeerteen ee xamar ku sii qulqulaya fadlan Puntland ku noqda,somali danbe iskuma soo hiloobeeyso,horaa loo qaldamay hada ha qaldamina,sida aad reer koonfurta ugu xasuuqdaan ayaad mudan tihiin in Muqdisho leeyduku laayo,waa waxa aad sameeysateen welina aad sameeyneeysaan,Faroole waxaa aay ila tahay in uu horseed ka yahay in umda lakala fogeeyo waxii dhib ah ee umada Majeerteen ku dhacaa adiga ayaa u qowlan doqonkiiyow,ama cadeeysta in aad go´deen ama ka dhaafa dhagarta umada somali.

    • KU: DAHIR MIRE

      HORTA MUQDISHO CIDNA KAMA XIGTAAN, CIDSE RABTA BAABAN JIRIN, WAAD KU XAARTEEN, OOD UMMAD ILAAHEY KU XASUUQDEEN, OO ILAA IYO YOOMANAA HAADAA BAA DHIIG KA URAYAA, WAXA KUU SOO HARAY REER PUNTLAND WALIGOOD TUUGO IYO DIL AY SOOMALI U GEYSTEEN LAMA ARAG LAMANA MAQAL, WAXAAD ISKA JECLAATEEN BAALKA WASAKHDA AH EED TAARIKHDA KAGA JIRTAAN IN LA IDINLA GALO, ILAAHEY BAA IDINKA JAASEEYEY TAAD DAAROOD U GEYSATEEN WAA KAN DHULKA IDINLA SIMAY, ILAA IYO HADDA BAANAD WALI DADKA XASUUQDAAN OOD HANTIDOODANA DHACDAAN, CALAAMAD XUN ALLA DUSHA IDINKA SAAR, ISMAQABATAYAHAY, WAXAA KUU SOO HARAY NINKAAAN ILKAHA FEERFEERAN OO AFKA BALLAARAN EE TARZAN LA LEEYAHAY, WAA TUUG JAAHIL AH SHALAYNA AL QAEDA IYO SHABAAB KA TIRSANAA HADDANA WELI KA TIRSAN, JAGADA UUSAN ISTAAHILIN OO LAGU MAGACAABAYNA WUXUU KU HELAY ALLAHA U NAXARIISTEE CABDULLAHI YUSUF CAAYDIISI, WAXAA KUU SOO HARAY MIDKAAN AAD MOODO EEY SOO HARRAADAY EE DR HIRABE LA LEEYAHAY, ANIGU MA AQAAN MEESHAAD TITLE LEDAAN KA SOO GURATAANE WAA AKBAR AKHASU NAAS EE IFKA SAARAN, WUXUU KU WAASHAY DAD UUSAN GAARI KARIN OO ILAAHEY SHARAF IYO AADAAB IYO XADAARAD INTABA SINJI U LEH, MARKA NACNACDA ISKA DAAYA EE DAAROOD NABSIGIISI BAA HALKAA IDIN DHIGAY EE CAFI WEYDIISTA REER XAARAANKUNAAXOOW.

  21. Moyan is biirsatay ma sheegadaas ayaad keenteen xamartee ma tii aad hore u cunteen baa yaa laydunku qoslin? Magaceedana laydinka maqlin, Hiraabe dadkii Xamar lahaa ee banadiriga yey idin maqlin? Wiilka tarzan ee Caydii marxumkii Cabdullahi Yusuf jagada ku helay satwaxaan oranayaa Miskiinkin Habrihii aad 90 kufteen ayaa Luxudkii akhirana idiin fadhiya addunyadana ceeb iyo foolxumo ayaa labadiinaba la afballaran tihiin. Xamar ma hadday soo cusboonatay Sharif Sh Ahmed aniga kuma kacsani ee waxaan xan ku maqlay doorashada maalinta uu usoo istago ayaa Bangiga Aduunkana soo Bandhigayaa lacagihii la lunsaday, marka mala yaabaa caasimadda iney Hargeysa noqoto?

  22. hiraab maanta xamar waxaa ka socda dhismaha dowlad cusub oo dalka loo dhisaayo ka soo qayb gal wixii caqli iyo aqoon aad hayso. xamar adiga ayaa u diidan in ay noqoto caasumad somaliyeed waxaa la diidan yahay khaldkaas in uu dhaco mar labaad meesha waxay noqonaysaa caasumadii somaliya ama casumad qabiil adiga kala dooro labada midkood.
    tarsan howl dad kale ayuu shanta la galay waxaa fiican in uu ku ekaado shaqadiisa .

  23. Fikrkaan waa sax, runtii weligeen waxaan lahayn dad wadaniyiin ah iyo kuwa cadowga u adeega. waa sax fikirka wallalkay maantay aan ka hadalno sidaan wadankeena u ilaashan lahayn awal ayuu gumeysi bixiyey dalkeena sabataasna waxaa lahaa odayaal dabdhilif oo laluush qaatay, maantana tii ookale ayaa taagan WAR WAA RUNE FADHIGA KA KACA oo Dhulkiina ilaashda. Dastuurku kuma qaldana oo keliya inuu ka tegey MUQDISHO ee wax badan ayaa ka qaldan sida ay sheegeen qaar culimada ka mid ah aqoon dheer oo maadi ah iyo xeerarka caalamiga ahna yaqaan

  24. WAxaa nasiib daro ah in halkaani ay noqotay goob laysku caayo.Ma lasocotaan in Kenya ay dooneyso in ay qaadto gobolada Jubooyinka ama ugu yaraan ay ka samaysato qabqablayaal u adeega. Ma lasocotaa xiligii madaxwenayaashi C\QAASIM IYO C\LLAHI yuusuf oo ka tabar yaraa dowlada hada inoo dhisan wax badan in aysan marna gorgortan gelin in dhulkeena ama 1 kilo mitir uu cadow qaato sow taasi ku tusi mayso wadaninimadooda iyo raganimadooda.Sharif wuxuu ogolaaday in KENYA ay badda qayb qaadato, faroole isna wuxuu yiri waa sax in kenya ay soo gasho wadanka si Alshabbab ay meesha uga saarto siday doonto dalka haka yeesho weeye.Inta hIRAABE UGU horeeyana halkaanay isku caayaaan.War hal dhiig baad tihiin arka cadowgiina gudaha iyo kan dibeda gaaar ahaan qurba joogta waa in arrintaas laga hadlo laga dagaalamo.Ha ogolaan in dhulka SOOMAALIYEED 1 kilometer cadow qaato

  25. dhagarta Majerteen waa la soo bandhigay waxii Garowe lagu soo qoray dalka laguma dhaqikaro,Faroole iyo Xoosh waa in aay dib ugula noqdaan dhagatra dastuurka,Caasimada Muqdisho waa hooyadii umada,waa hoygii Qaranka DR.Hirabe nooloow ,majeerteen waa gumeeysi jecel Amxaaro wax wallaalsada,somali waa aragtay majeerteen siiba Maxud Saleebaan damaca iyo dhagatra umada la horjoogaan.

  26. Maxed Cali Mursal

    Hirabe waan u mahadcelinayaa sida geesinimada leh ee uu ugu dhiirtay in uu runta ka sheego waxa socdaa,weligiis sidaasi ayuu ahaa,waxaa lahaa web lagu magaacbo Mudulood.com xiligii Amxaarada C/aahi ku soo hogaamiyay caasimada Muqdisho whalgankii aad ayuu ugu qeeybqaatay ee Amxaarodiidaka ahaa welina waa sidi,kuwa caytamaya soo qora qormo la mid ah mida Dr.Hirabe ama ka wanaagsan,aad ayaan u soo dhaweeynayaa qormada xaqa ah.Faroole oo aan xishoon ayaad ka daba carareeysaan Taxiile weeye.

  27. Musse xussen Jimcaale

    Dr.HIrbe haddii uu runta sheego ama xaqa iftiimiyo waakaa Kajeerteen waa caytamaayaan,Muqdisho dastuurka laguma xusin sow cadaalo daro maaha,maxaad sheegeeysaan Puntland iwm ilaahow haku qaadain Hirabe nooloow,cadaalada ayaad ifisay dhag jalaq ha u siin Majeerteen iyo kuwa dhagarqabayaasha ah,fadalan sii wad qormada xaqa ah ,umada somali aad ayeey kugu baahan yihiin xaqa u ifi.wabilaahi towfiiq

  28. waxaa wax aad loogu qoslo ah in odaygan Hirabe isku magacaabay markasta warkiisu is khilafsanyahay. Tusaale ahaan dhowr bilood kahor wuxu halkan ku soo qoray markii shirkii Garoowe loo fadhiyey inuu ka soo horjeedo shirkaas isagoo saba uga dhigay sida uu hadalka u dhigay in degmooyinka MADINA(WADAJIR) iyo DHarkaynley aan laga qaybgelin, wuxuu keliya oo xamar ka xusay labadaas xaafadood oo geeska xamar kaga yaal. Muxuu hadaba hada xamar ugu doodayaa haduuba horey u kala guri jirey? sow hal qoraal oo ka mid ah qoraaladiisa. isma waafaqaan? maxaa kuugu wacan(contridiction)
    Hiraabow nin hoogaa tahoo ceebi ay hadaftay
    heeryadi ibliis kugu raraad la harjadeysaa
    nin hamuumi dilataa tohoon halna garanayne
    asaagii kahare waxaad ahayd abid hinaasaayey
    hanyariyo waxaad tahay nin hoos abid kusii hooban
    cayrtaada hoorsoo hagelin bad iyo haadaamo.

  29. Mooryaanka isku magacaabay Hirabe goormay Xamar kula fiicnaatay sow taad dabka saarteen oo wax walba bililiqaysateen,xataa tuubooyinki biyaha, xargihi korantada, taalooyinki iyo wixii soomaali kaydka u ahaa mudo ka badan 1000 sano. Tan kale waxaad sheegtaa marwalba in 2 ama 3 milyan ay Muqdisho ku noolyihiin malaha boqolka iyo milyanka ma kala taqaanid