
Iyadoo Horey ay Dawlada Ethopio ugu fashilinatay Duulankii Sanadkii 2007-dii markii Ciidamadeedu ay Harada Magale ay uga duulan tageen qabsashada Xeebaha Koonfurta Galbeed Wadanka Soomaaliya Kasaaran ee Liido ayaa Waxaa Markaleeto Soo shaacbaxay Go’aan Wada jir ah oo ay Soo wadda gaareen Dawladaha Urur Gobaledka IGAD uu dhib ugu diaray Ciidamo tiro badan oo kawada Socda Labada Dawladood Kuwa Amisom Iyo Maleeshiayad Soomaali ah oo lagu tabaray Kenya.
Qorshahan ayaa loogu yeeraa Hindisaha Xal uraadinta Nabada Somalia Isagoo Qaraar ahana kasoo fulay IGAD,
Balse Ababaleynta Masiirka Siyaaseded Ee Somalida ayaa waxaa qeyb ka ah Duulan Anfac doon ah oo ay wadaan Shirkado Calooshod u shaqeystal ah,Waana Black Water oo Amirecan ah Iyo Saracen oo Dalka Southafrica Dagan Waxana labaduba ay Imanka Xarumo Waaweyn ku leeyihiin Dakadii Hore ilaa iyo duleedka Koonfur Bari Muqdisho halkaasi waxaa ay ka dhigteen Goobo lama galaan ah.
Qandaraas hoose ayaa baalsocdo Hawalgalada Dagaalada Ee Dawladaha Kenya Iyo Ethopio oo aan isku raacsaneyn Wada Qabsi Gobalada Somalia Sida Jubbooyinka ama hareeraha Caasimada Oo ay isku hor fadhiyan Ciidamada Amisom Iyo kuwa Ashabaab Alqacidada Somaliya.
Puntland iyo Somaliland oo ka yara afkaar duwan TFG-da Madexweyn Shariif Waxaa xaga xeebaha ka ilaaliyo Ciidamo Ingiriis ah oo labo ilaa sadex markab dagaal ah oo Gaashanburta Nato ah’Gobalada Dhex ilaa Degmada BaladweynWaxaa iyana ka wada hawgalaayo Ciidamada Ethopio Iyo Kuw loogu yeero Suufiyada oo siyaasad raacsan.
Shirkadaha Total Iyo Sheel ayaa baaris shidaal oo boob ahna kawado Gobalada koonfurta Somalaia waxana shirkada sheel oo france laga leeyahay ay bishii labaad ka wadaa shidaal qodis oo halwo ku baadi goobayso meelo ka tirsan jubooyinka oo Malatariga kenya ay galeen ogober kal hore.
Halka ay total oo talyaaniga laga leeyahayna ay ka hawgalayso Dhanka Gobalka Gedo ee Koonfurta Galbeed Somalia oo laga helay 60-dameeyadii Gaaska dabiiciga ah’Gedo oo ah Gobalka ugu warqaaqo sooran dalka Somalia Xaga Waxyaabaha Dabiicaga ee qeyradka Bodrol-ka Macdanta iyo dahabka biyaha laga Saaro Waxaa Maleeshiyada DKG Ah iyo Kuwa kenya iyo kuwa Ethopio ay ka heystaan Sadex dagmo oo kaliyah halka inta kalana ay ku badan yihiin Kooxaha Shabaab Alqacido Soomaaliya.
Laakiinse Si madaxbanaan Sheell Iyo Total-ba uma sheegan hawshan baaxada Weyn Ee ku qotonto qeyraadka Daahsoon ee Dulka Somalia ee aan walina la libdhabin,
Muqaalkani waa bad iyo beer iyo Dekada Kismayo, Bu’uda ugu weyn ayey Ee Qilaafka Soomaaliya ayey Noqdeen Qeyraadka la isku heysto Ee Dakada Caalamiga ah Ee Gobalada Jubbooyinka Ee Magaalada Kismaayo Halkaasi oo u muuqato haatan Mid ay Labada Dowladooda Ee Kenya Iyo Ethopio-ba ay u hubeeyan Maleeshiyada Soomaalida oo laga dhigay Ciidamada dawlada KMG Ah,
Tani waa mid la taaban karo cadeyn ahaan maxaa yeelay waa ay muuqataa in dagaalka keyna ciidamadeeda ay Somalia ugu duulen ay isku dayayaan inay u ruqaansadan Kismaayo,kuwa Ethopio iyna sidoo kale oo waa kuwo garguurad ugu soo jiro kismaayo maxaa yeelay Waa hamiga muuqdo ee dawladeed ee ittopianka,Ugudabeyntiise Umuurtan ayaa ah Mid Qaran taasoo Dadbadan oo Somali ahna ay Ka careysan yihiin.
Share on Facebook
![]() |
bismillaah maqaalkaaan aad iyo aad ayaan ula dhacay.halka halahaasi dawladood ay ukala ordayaan sidii ay udhici lahaayeen hantida umada soomaaliyeed xaga dowladana ay dhacday qayb kamid ah xoolaha soomaaliya dib loogu dhisi lahaa dadka masaakiintana loogu caawinlahaa sidoo kale alshabaabna ajandaheeda gaarka wadato marka yaa u maqan umada somaaliyeed oo musuqmaasuqa ladiriro wadankana intaas oo wadan oo tuugo ah hantida umada iyo wadanka ubadbaadiyo