Hambalyo Nikaax Farxad leh.

Waxaan halkan Hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa   lammaanaha  Xaaji Guuleed Cali Sabriye (Qoslaaye) iyo Hodan Xuseen Xalane oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Muqdisho Tariikhdu markay aheyd 10-07-2012 Annagoo ah  ehelkooda iyo  asxaabtoodaba waxaa lenahay noqda kuwii isku waara ubad Kheeyr qaba kala hela Amiin Amiin Amiin Insha Allah waxaana hanbalyada diraya  dhamaan eheladooda oo kala joogta dunida  dacaladeeda 

  1. Hooyo Maryan Ali Siyaad
  2. Hooyo Zeynab Ali Siyaad
  3. Hooyo Xawo Maxamed Siyaad
  4. Adeer Cisman Xeyle
  5. Adeer Abdi Xeyle
  6. Abdulkadir Ali Sabrie ( Dhayeey )
  7. Saciida Ali Sabrie iyo Caruurteyda
  8. Drs Safiyo Ali Sabrie iyo Caruurteyda
  9. Shiikh Abuukar Shiikh Xusein Cade

10. Abuukar Ali Sabrie

11. Asli Ali Sabrie iyo Caruurteyda

12. Abdirisaq Maxamed Xusein Jeyte

13. Salaad Ali Sabrie iyo Xaskisa

14. Abdifitah Ali Sabrie iyo Xaskisa Ubah Bahjey iyo Caruurdowda

15. Nafiso Ali Sabrie iyo Caruurteyda

16. Abdulahi Yusub Ahmed ( Kobey )

17. Abdirahman Ali Sabrie ( Shaataa )

18. Maxamed Abdirahman Ali Sabrie ( Maxamed shaataa)

19. Abdirisaq Ali Sabrie iyo Caruurtisa

20. Yusuf Ali Sabrie iyo Xaskisa iyo Caruurtisa

21. Zamzam Ali Sabrie

22. Naciimo Ali Sabrie iyo Seygeda iyo Caruurteyda

23. Saciid Ali Sabrie

24. Yaasiin Ali Google

25. Abdi Ali Google

26. Sahra Ali Google

27. Maxamud Abdulle Sabrie ( Dhiiga )

28. Ali Abdulle Sabrie

29. Shariifo Abdulle Sabrie

30. Fartun Abdulle Sabrie

31. Sabax Abdulle Sabri

32. Faiso Abdulle Sabrie

33. Deeqo Abdulle Sabrie

34. leemon Abdulle Sabrie

35. Rahma Abdulle Sabrie

36. Asli Abdule Sabrie

37. Canab Abdulle Sabrie

38. Muno Abdule Sabrie

39. Maxamed Abdulkadir Ali ( Geesey )

40. Nafiso Abdulkadir Ali

41. Guled Abdulkadir Ali

42. Ahmed Xasan Maxamed ( Ahmed Hasan Basre )

43. Abuukar Haji Haraay ¨

44. Adeer Abdulahi Ali Maxamed ( Abdulahi Waqoyi )

45. Xaliimo Hilowle Galeyr

46. Xirsi Hilowle Galeyr

47. Cabdiraxiin Hilowle Galeyr & Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

48. Siciid Hilowle Galeyr

49. Safiya Hilowle Galeyr

50. Sahra Hilowle Galeyr

51. Guled Yaasin Ali Google

52. Abdullahi Xasan Madowe

53. Daadir Maxamed jimcale

54. Shaafici Ali Waqoyi

55. Bakar Maxamed Jimcale

56. Xusein Maxamed Jimcaale

57. Ismaciil Maxamed jimcale

58. Xasan ali Kaar

59. Prf Xasan Jimcale

60. Ing Yusuf Geesey Ahmed

61. Abdullahi Maxmed Ali Xeyle , Xaskisa iyo Caruurtowda

62. Ahmed Maxamed Ali Xeyle , Xaskisa iyo Caruurtowda

63. Xawo Maxamed Ali Xeyle

64. Xaliimo Maxamed Ali Xeyle

65. Maryan Maxamed Ali Xeyle

66. Fahmo Maxamed Ali Xeyle

67. Abdifatah Maxamed Ali Xeyle

68. Maxamuud Maxamed Ali Xeyle

69. Khaalid Maxamed Ali Xeyle

70. Saciid Maxamed Ali Xeyle

71. Maxamed Sabrie Cagaweyne

72. Cali Maxamud Cilmi ( Cali Jareere)

73. Aweys Maxamud Gaab

74. Abdi Maxamud Cilmi ( Abdi Dharte )

75. Daahir Abdi Gabeyre

76. Miire Ali Xaashi

77. Maxamed Cumar Ali Siyaad

78. Maxamed Salaad Ali Siyaad

79. Shiikh Nuur Abdulahi Ali Siyaad

80. Yaasin Abdi Maxamed Siyaad

81. Abdulahi Ali Shire

82. Sharmarke Salaad Ali Siyaad

83. Cumar Ali Xasan Siyaad

84. Cali Saciid Abtidon

85. Jamaal Abuukar Ali Siyaad

86. Xamsa Ali Qase

87. Hodan Abuukar Ali Siyaad

88. Jooqo Adan Cilmi

89. Naciimo Adan Cilmi

Waxaan ku soo qatimaynaa  Ducadan:

 Labadii isku raaga

Lammaanihii isku waara

Liibaanteeda aduunyana

Ku ladaabta ladnaaniyo

Iyadoon lur lahaynoo

Lilaahidii isku fiicane

Laqdabo aanan lahayniyo

Laba aan kala maaginoo

Laba  laabta jacaylku

Ku lifaaqa naftooda

Ubad laasima diinta

Wiilashoo lixdan gaadhiyo

Gabdho luulka u eegoo

Ladiifku  haydinku deeqo

Liibaanteeda aduunyo

Ladnaanteeda ku waara

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on July 17, 2012. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.